Sign in to follow this  
Dr_Osman

Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office

Recommended Posts

Dr_Osman   

Cabdiqeybdiid oo u sharaxan xilka Madaxnimada Maamulka Galmudug

 

Updated:- 46 mins ago| 0 Commnets

 

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo hore Wasiir macdanta iyo biyaha ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya u soo noqday ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynenimada Galmudug.

 

Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa hadalkaasi kaga dhaawaaqay koofurta Magaalada Galkacyo xili uu kulan la lahaa wax garad ka soo jeeda Beelaha ku abtirsado Maamulka Galmudug.

 

Cabdiqeybdid ayaa balan qaaday hadii uu ku guuleesto xilka Madaxtinimada Galmugud in uu xooga saari doona siduu u balaarin lahaa Maamulka Galmudug iyo in uu ka shaqeeyo Amaanka deeganada Galmudug

 

Maamulka Puntland ayuu sheegay Mr. Cabdiqeybdiid in uu la yeelan doono xiriir Wanaagsan oo derisnimo ah.

 

Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa hore waxa uu igu mid ahaa qab qablayaashii Magaalada Muqdisho ugu caansanaa.

 

Xaawo Cisman Nadiir

Horseed Media-Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dr_Osman;824088 wrote:
his not bad guy abdiqeybdiid my dad is close friends with him

lol...Just because your dad is friends with him you think he is a nice guy? Maryooleey mentality:D adigoo wax kale dhahana waan kaa sugayaa in few months. Abdi Qaybdiid waa nin dagaal, marka faanka iyo bakhbakhda Faroole iyo isaga la isku arkana dab iyo baasiin bay isku noqonayaan. Anigu ma qabo in Qaybdiid xilkaan qabto waayo, Faroolena caqli xumo ma daayo, Qaybdiidna dagaal ma deyn doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;824114 wrote:
Abwaan, Dr.osman ma wuxu raba 'warlord' uu jeebka wax ugu rido as neighbour. Amuu ka shaleeya.

Cusmaan warlord inuu dhalay isgaba maxaad ka ogtahay? Haddiiba uu aabihii Qaybdiid saaxiib la yahay:D Tolow waa kuma? Faroole himself? Darwiish?

Share this post


Link to post
Share on other sites

my prediction is being realized, I think Qaybdiid will win Galmudug presidential, but from his tone he seems to be sending a stick & carrot maseege to Ximan&xeeb and Puntland. but it will be a catastrophy if he tries to conquer xx by force.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;824123 wrote:
Mukalalooow, arimihii mudug faraha ma lasoo gashay? Aboow xamar, ximan ama xingalaloow naga joog.
:D

Carafaadoow, aniga siyaasada soomaaliya meelna igama reebna, gobol walba waxbaa ii gala believe it or not.

 

Caalin is a good guy, but clueless to be honest. This is Mudug it needs a real politician who can move it forward. but I don't think Qaybdiid is the answer, maybe Max'ed Caddow should have a go.

 

Abwaanoow: What do you know about Indhacadde and ina cabdisalaan's proposal for greater TOLKA maamul goboleed, Do you think its feasable?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Waawaree, mudug aad usii dhex gashay. Mar hadaa arimihii hoose iyo probosaladii hose kala taqanid. Aboow is jir nooh, they tend to be hot temperered and sometimes even explode. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mukulaalow;824127 wrote:

 

Abwaanoow:
What do you know about Indhacadde and ina cabdisalaan's proposal for greater TOLKA maamul goboleed, Do you think its feasable?

it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan.

 

And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;824139 wrote:
it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan.

 

And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa?
:D

haa Waa C/Lahi Cadow baan u jeedaa, waan ogahay inuu rabo somaliweyn laakiin laba goor buu ku guul darreystay marka ha isku dayo inuu jaranjarada hoos kasoo bilaabo, waakaa faroolaba loo wado federalka.;).

 

Its good hadii from Galkacyo to Matabaan hal maamul yeelaneyso, wax xunna ma aha in reer waliba danihiisa iyo amnigiisa maamusho, laakiin reerku waxay u baahanyihiin inay horboodaan rag waxgarad ah oo ka fakaraya maslaxadooda, I don't know about in C/salaan, but indhacadde & Qaybdiid ma aha mustaqbal fiican, thats why aan u leeyahay C/Lahi cadow iyo rag badanoo aan ku arkay ingriiska oo mutacallimiin ah waxna ka qabtay gudaha sida ninka la yiraahdo Kheyre Guutaale oo ah ragii aasaasay jaamacadda GU, ragaasoo kale in talada ay faraha lasoo galaan oo nimankan warlordyada aan markale talada lagu siideyn. Midda kale reerku wali xoogiisii iyo xiniinyihiisii xamar buu yaalaa, marka waa in ay dhistaan gobolkan ay hilmaameen asagaa mustaqbal u ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mukulaalow;824122 wrote:
my prediction is being realized,
I think Qaybdiid will win Galmudug presidential, but from his tone he seems to be sending a stick & carrot maseege to Ximan&xeeb and Puntland. but it will be a catastrophy if he tries to conquer xx by force.

I was just about to write that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this