Sign in to follow this  
Dr_Osman

Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office

Recommended Posts

That's why clan federalism will never work some clans can unite and work together and some can't so we need to keep the former regions in a form of decentralized structure of Government.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;824182 wrote:
That's why clan federalism will never work some clans can unite and work together and some can't so we need to keep the former regions in a form of decentralized structure of Government.

It's not the fault of progressive ones that others can't unite when they are the same clan. Therefore federalism will be pushed ahead so they will learn to enter the 21st century.

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;824164 wrote:
ar abwaanoow ceeldheer iyo xarardheere xisaabta haba ku darina

Oba waxaan ku weydiiyay, dadka daga gobolada dhexe ilaa xamar ee ku abtirsada H block maxaa u diiday inay halmaamul oo is ogol sameystaan, waligood is nacayb iyo is ximin kama weynaadaan miyaa, war fiiriya Puntland & Somaliland sida ay u tix galiyaan aduunka iyo TFG-da, sababtoo ah waa dad midaysan waa gobollo badan oo isu tagay oo hal dallad sameystay, mar waliba waxaa arkeysaa dadka goboladan dhexe ayagoo ka calaacalaya Puntland inay u yeeriso dowladda federalka wexey damacdo, taas wax kale ma keenin ee waxaa keenay maamulkaas oo awood ka heysta dadkiisa oo ay ku mideysanyihiin, maxaa gobollada dhexe u diiday saasoo kale intay isku heystaan galmudug, ximanxeeb,hiiraanlaand,waaxwaadi,futuut iyo balaaya aan la aqoon. war heedhaha dadkiina wax u sheega ha sameysteen hal maamul.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;824184 wrote:
^^ Suaashu waxa weye yaad federaal la noqon wayahay eh dad aan federal u jeedin.

I see that but what it boils down to is what is in ones interest, is it federalism or is it a centralised state which is essentially what you said, a decentralised state is still centralised, it just gives more powers to sub national levels.

I don't see that in the interest of anyone cause we've been in a centralised system before, and in the 20 years of civil war, federalism has shown to be the model for change, especially when you look at Puntland state. It is a stable formula.

Share this post

Link to post
Share on other sites

How about this in Somalia the rule is 2 regions or more can be a federal state if we look at the Political culture of Somalia during the siad bare regime it was a strong centralized government everything was governed from Mogadishu. But this doesn't have to be the future way of how Somalia should be governed. A decentralized state will allow the regions and citizens of Somalia to operate and elected their regional representatives with more power in public decision-making.When People say hiiraan Galguduud shabeelada dhexe and southern mudug should be one state they don't know what they are talking about when did these people share one administration just because they belong to the same Clan that should not be a reason for them to have one clan state.This is totally different when compared to Puntland , the Puntland region of Somalia was established and Politically designed as the former Sultanate of Sultan Ali Yusuf keenadiid and Boqor Osman so its much and much easier for them to organize themselves as a clan. Ask you're self Mukulaalow why is it so hard to establish a Jubaland or azania in the juba regions. Federalism was introduced in 2003 almost 10 years later only puntland is the only Federal state that controls 2 region and more followed by Galmudug.

Share this post

Link to post
Share on other sites

mukulaalow adigana waxaan ku weydiinaa dad gaalkaacyo ilaa kismaayo dego sidee loo mideeya, puntland waa meel yar, somaliland fiiri meeqo gobol waaye, waxaa rabtaa mudug ilaa jubadda hoose inaa maamul uu sameysid lool caqli maha,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;824193 wrote:

Lets not mix issues here, the reason why the mid regions failed miserably to establish one admin can be listed under three main reasons.

1) Lack of trust. although the main inhabitants of these regions hail from the same clan confederation but there is deep mistrust and suspicion.

2) Lack of maturity. these regions lack political maturity and political leadership, one reason being the elite and intellectuals from these regions never think beyond Muqdisho and the H confederation invested heavily in terms of blood and wealth in Muqdisho neglecting their motherland proper.

3) Hate for the federal system. If you talk to anybody from the H confederation about federalism, most of them bluntly refuse the system blaming on conspiracy theories and "external forces" who want to destroy the country, and if you analyze the real reasons they refuse is, that this region under federal system would be swallowed by bigger or more resourceful regions.

The Jubooyinka is quite different story since they did not see any stability since 1991 and has always been a battle ground.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Mukulaal wuxusan ogayn Puntland waxa loo sameyey in awood siyasadeed laga rito dalka intisa kale beelaaha kale eeh Somalia waxa uma jeedaan iyagu waxay raban inay liido iskaga dabashan shaqadooda maha qabil ku midoobaa oo wax raadsada, ta labaad wuxusan ogayn dadkanu marka galkacyo ila iyo afgooyee dee dadkaas isir iyo hayb uun ba ka dhexeysa laakin dee maxaad rabta inay ku midoobaan ileen midowga waxba keena eh dadkaasi waxay aminsanyihin inay dalkooda joogaan oo cidina dhulka Somaliya ka xigin, Laakin qofku marku objective leeyahay ta labaad pudhlayn waxa la asaasay 1998 wa xili dagaaladi sokeeye laga so noqday waxa marka jirtay aynu reer hebel iska ilaalino dadka wa isku so dhaweysa, xiligi Puntland la sameyey Colonel Cabdilahi yusuf AUN iyo Abdiqasim salaad xassan wa kuwi kurasida isku haystey ti ka horeysey shirki masar wanu ogayn wixi ka dhacay marka meesha awood siyasadeed ba la isku haystey tii baan jirin hada dadka degen koonfuurta Mudug ila iyo banadir. Mida kale Jubooyinka oo kale umado faro badan ba degen qaar isku hayb qaar kale hayb ah laakin federal state walaga abuuri kari wayey why is that is weydi wax miideyaan jirin eeg Qabilku waxkasta ma miideyo umadu wa inay dan guud ka dhexeysa taarikh guudi ka dhexeyso dawladi Mohammad Siyad bare aun dadku gobolo bay ahayeen laga mamuulo Xamar dad isku hayb ah laakin dee wax iska galay baan jirin dadkooda bay dhinac ka raacayeen dagaaladi sokeeye wax badan bay kala qubeen oo dadki isku direen xita hada tolki baan is aminayn marka walaalayaal mamuul beeleysiga iska dayaa waxba ma so wado.

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;824196 wrote:
mukulaalow adigana waxaan ku weydiinaa dad gaalkaacyo ilaa kismaayo dego sidee loo mideeya, puntland waa meel yar, somaliland fiiri meeqo gobol waaye, waxaa rabtaa mudug ilaa jubadda hoose inaa maamul uu sameysid lool caqli maha,

oba, horta kimaayo iyo meelahaas iska iloow waa laysku heystaa, laakiin ani waxaan ka hadlaa from muqdisho to baraxleey dadka dago, maxaa diidan inay sameystaan hal maamul. dhul ahaan hadii la fiiriyo kama weyna SL ama PL.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^

baraxleey ilaa kismaayo ay dadkaas degaan diid ama ha diidin adey ku taal, aniguse waxaa qabaa dad is fahmi karo isku dhaqan isku siyaasad baa maamul noqon karo, maamulkana inuu qabiil ku dhisnaado ani ma qabi rather deegaan dadka isla dego iney maamul sameystaan waayo iyaga is yaqaan is garanayo pl iyo sl ayaa ii xayasiine pl waa hal laf, SL waa hal laf

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;824202 wrote:

war hadaa diiday inaa qabiil wax ku qeybsatid, oo diiday inaa gobol wax ku qeybsatid maxaa rabtaa? ma iska daba wareegaanaad ku jiree waligaa? midda kale timirtii horeba dab loo waa, horta muqdisho ilaa barxleey soo xali markaas kismaayo ilaa xuduudka uganda usoo jeeso.;)

PL&SL hadaa tiri waa hal laf, ximanxeeb iyo Galmudug waa hal laf maxay usameysan la'ayihiin hal mamul? bal ka jawaab su'aashaas.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mukulaalow, what Xaaji is saying is, it's not fair, it's not fair that Puntland has its act together while the rest do not understand what's happening.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^

sxb ximan iyo xeeb iyo galmudug aniga kama so jeedo, dhulkeygana al shabaab ayaa heysto marka aan xoreeysto igu ogow inaan maamul ka sameeyo min waaxweyn ilaa waadi, qorshaheedana waa hore bey diyaar noqotay,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this