Sign in to follow this  
Liibaan

Video: Madaxda Khaatumo Oo Booqday Garoonka Diyaaradaha Sayid Mahamed Airport Ee Caasimda Taleex

Recommended Posts

Liibaan   

lasanodweb.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Abdullah Xasan ee Caasimada Taleex oo Maraya Meel Dhamaada iyo madax ka hadashay(Video+Sawiro)

 

 

Garoonak magalada taleex ayaa waxa uu marayaa meel dhamaada garoonka

yaa lafilayaa in dhawaan laqabto xafladiisa hadiirabi raali kadhigo garoonaka yaa waxa booqday golayaasha maamulaka khaatumo si ay uqiimeeyaan meesha uumarayo garoonku iyo xaaladiisa waxa halkaas kahadalay madax kaladuwan.

ugu hoarayan waxa halakaas kawar bixiyay howl wadeenada garoonka iyo shirkadaha dhisaya oo sheegay inay dhawaan soo afmeeri doonaan shaqadan ay ahayaan iyo in laga dareemi doono deegaandan isbadal dhankasata ah oo horumar keena,

 

goobata waxa iayana kahadalaya qaarkamiada golaha dhaqanka ee khaatumo oo umahad celiayay shaqaalaha shaqada qada iyo masuuliyiinta wohshan gacanata ku hayasa waxa xafaladaas soo afmeeray G.Jaamaca G.Ismaaciil.

 

 

vlcsnap-2012-04-17-01h58m10s32.png

vlcsnap-2012-04-17-01h58m20s115.png

vlcsnap-2012-04-17-01h58m34s10.png

vlcsnap-2012-04-17-02h00m42s7.png

vlcsnap-2012-04-17-01h59m17s203.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Horumarka Khaatumo State oo Xowli Weyn Ku Socdo [ Building Khaatumo State]

 

Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Taleex oo Gebogebo Ah , Waxaa Dhowaan La Sugayaa Wufuud Heer Caalami Ah Inay Ku Dagaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Taariikhiga Taleex

 

Nala Daawo Warbixin Dheer oo ah Sawirro iyo Video Ah Halka uu Marayo dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Taleex.

 

Waxaa Bishii Hore La dhagax Dhigay garoonka Diyaaraddaha ee Degmada Taleex,waxaana si rasmi ah u dhagax Dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash,waxaa maanta aan Booqasho Gaaban ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee taleex.

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

 

 

 

DSC08012.jpg

DSC08013.jpg

DSC08015.jpg

DSC08017.jpg

DSC080191.jpg

 

DSC08028.jpg

DSC08052.jpg

DSC08058.jpg

DSC08060.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Insha Allah, Dhowaan ayaa lawada dhameestirayaa dhismaha Garoonada Diyaaradaha Maamulka Khaatumo State ee Soomaaliya sida Sayid Mohamed Abdulla Hasan Airport in the Capital Taleeh,Buhoodle Airport, Laas Caanood Airort, Boocame Airport, Holhol Airport, Xudun Airport, Tukaraq Airport, etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Sayid Mohamed Hassan Airport - Taleeh, Capital City of Khatumo State Of SOmalia

 

Mashaa Allah............waa arin aad iyo aad u muhiim ah in la dhamaystiro garoonkan iyo kuwa kaleba.....waxyaabo farabadan ayaa inoo fududaanaya inshaa allah....

 

Guulaysta....Guul iyo Gobanimo Khaatumo State Of SOmalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Iyo Wafti Ballaadhan Oo Ka Mid Ah Maamul Goboleedka Khaatumo Oo Booqday Garoonka Diyaaradaha Sayid Mohamed Abdulla Hasan AIRPORT Ee Caasimada Taleex

Golaha Madaxtooyada ee Maamulka Khaatumo waxay kormeer booqasho iyo u kuurgelidba u aadeen Garoonka Sayid Maxamed Cabdalla Xasan ee magaalada Taleex, Waxaana warbixino halkaasi ka soo jeediyey qaar ka mid ah madaxda Khaatumo iyo qaar ka mida masuuliyiinta iyo hawl wadeenada gacanta ku haya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Xaaji Xunjuf;820214 wrote:
Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay.

looooooooooo@XX,i think 6 ministers enough for now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;820214 wrote:
Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay.

Ha ka waalin Khaatumo - lixdaas baa ka badan waa halkii uu ninkii reer bari ka lahaa ... Boowe aa ka dhergey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this