Sign in to follow this  
Maaddeey

Sh. Abdulkadir Mumin (not Shongole) sends an audio message from Galgala

Recommended Posts

Maaddeey   

images?q=tbn:ANd9GcTZhZWJ0U_CCoqeD41zDuc

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo Fariin Xasaasi ah kasoo diray Buuralayda Golis, Baaq ku socda Shacabka Puntland iyo Maleeshiyaadka Faroole, waa maxay Xukunka maamulka Faroole (DHAGEYSO)

 

Thursday, 12 April 2012 18:24

Maamulka AmiirNuur

Hits: 125

 

E-mail

Print

PDF

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ka mid ah Culimada Rabbaaniyiinta ah ee Soomaaliya ayaa gaaray Saldhiga Mujaahdiinta Xarakada Al Shabaab ey ku leeyihiin Buuralayda Golis.

 

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ah Sheikh caanka ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ayaa sanadkii 2010 waxa uu kasoo Haajiray mid ka mid ah dalalka Yurub waxana uu Shikhu xiligaas saldhig ka dhigtay gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya oo ah halka ay ka arimiyaan Wilaayaadka Islaamiga ah.

 

Sheikha oo hadda ku sugan buuralayda Golis ayaa fariin uu soo diray waxa uu kaga hadlay dhowr arimood oo kala ah:

 

Xukunka Maamulka iyo Nidaamka Ashahaado la dirirka ah ee ka arimiya gobolada Puntland.

 

 

 

Sheikh C/Qaadir ayaa sheegay in maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Faroole uu yahay Maamul Murtaddiin ah, waxana uu Shiikhu sheegay in uu maamulkaas ku ridoobay arimaha oo socda.

 

Waxa uu Gaalada la samaystay Gacaltooyo, muslimiintiina waxa uu ka dhigtay cadow.

 

Gaalada ayuu ka dhigay dadka ugu fiican Bini aadamka halka uu dadka Muslimiinta ahna ka dhigay dad ay dulaysteen, Gaaladii ayuu xurmeeyey Muslimiintiina wuu liiday, Muslimiintuu ayuu Xabsiyada ka buuxiyey gaaladiina waxa ay si maamuus iyo sharaf leh ugu dhex nool yihiin deegaanka uu ka arimiyo maamulku.

 

Gaaladii ayuu uga hiiliyey Muslimiinta, Muslimiintii ayuu u gacan galiyey gaalada, waxana uu ku farxaa guushada gaalada iyo dhibaatada muslimiinta. waxaana si kore uga taliya gobolada Puntland Maraykanka, waxaana si hoose uga taliya Itoobiyaan.

 

Gaaladii ayuu adeecay oo warkooda yeelay, waxana uu ku adeecay wax walba oo ay gaaladu doonayso.

 

Qawaaniintii ay gaaladu dajiyeen ayuu ku biiray maamulkaasi, waxana uu aqoonsaday waxa loogu yeero Qaramada Midoobay, waxa uu fulinayaa qodob kasta oo ka mid ah qodobada ay saxiixeen Q/Midoobay oo ah kuwa khilaafsan diinta Islaamka.

 

Waxa uu la diriray Diinta ALLAAH, waxana uu weerar ku hayaa Shareecada Islaamka, waxa uu laayey wiilal badan oo doonayey in ay Diinta Alllaah ku dhaqmaan, waxana uu maamulkaasi diidan yayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

 

Waxa uu u dagaalamayaa Jidka DAAQUUTKA, waxa uu booriyaa oo amaanaa Ahlul Shirkiga, waxayna uu la diriraa Muwaxidiinta.

 

Waxa uu Dajiyey Qaanuun gacan ku samays ah oo uu hadda doonayo in uu ansixiyo.

 

 

Intaas ka dib Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa Baaq u diray Askarta iyo ciidanka u dagaalama maamulka faroole

 

Xukunka Shaqaalaha iyo Ciidamada Puntland:

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa yiri "Askarta u shaqaysa, difaacaysa, hubka u sida maamulkaas Ridada ku dhacay ee gaaloobay ayaguna waxa ay la xukun yihiin maamulkaas Murtadiinta ah , waana isku xukum"

 

Waxana uu Sheikhu ugu baaqay in ay ka Toobadkeenaan arinka ay faraha kula Jiraan "waxaan ugu baaqayaa in ay ka toobad keenaan oo Allaah u noqdaan hubkana iska dhigaan" ayuu yiri Sheikhu.

 

Sheikh C/Qaadir ayaa asaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu u sheegay askarta Puntland in Faroole uusan waxba u tarayn maalinta Qiyaamaha waxana uu Sheikhu yiri "Faroole iyo ragiisu aakhiro waxba idiinma tarayo, dhaxan ayaad hurudaan cidlaan jiiftaan, Qaad ayaad cunaysaan, Faroole nolol aduun ayuu ku jiraa, oo aduunka wax ayuu ka qabsaday, maalinba meel ayuu u duulaa oo gaalo kula jiraa, nolol wanaagsanna wuu ku nool yahay, Waxaan idiinku Baaqayaa in aad ka tagtaan dagaalka aad Diinta Allaah kula jirtaan"

 

Sheikh C/Qaadir ayaa Diginiin u diray Askarta iyo Maleeshiyaadka Faroole waxana uu yiri "Waan idiin digayaa, Mujaahidiintu way qabsan doonaan dhulkaan maalin uun, diinta allaah cid ka guulaysan karta ma jirto, Allaah askartiisa ayaa guulaysanaysa xili walbaa, hadhow la idinkama yeeli doono bariis ayaan raadinaynay iyo wax la mid ah, maamulkaan waa la ridayaa maalin uun shareecda islaamkana waa lagu xukumi dhankaan dhulkaan, la idinkama yeelayo hadhow waxaan raadinaynay Bariis, hadaad Allaah u toobad keentaan irsaaqada allaah waa idiin badinayaa"

 

 

Shacabka:

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa dhanka kale Baaq u diray Shacabka ku nool Mandiqadda Puntland waxana uu Sheikhu yiri "Waxaa laga yaabaa in aad tiraahdaan waa nala liiday waan baqaynaa, waan dhibaataysannahay, waa nala xir-xiray , arinkaas Allaah agtiisa kama soconayso kamana noqonayso cudurdaar, nin weyn oo wax walbaa hasyta in uu dhaho waa la idaciifsaday lagaama yeelayo, dhulka allaah waa weyn yahay ee qof walbaa ha tago meesha uu ku cibaadaysan karo"

 

Shiekh C/Qaadir Mu'min ayaa ka jawaabay hadalada ay maalmahii dambe wadeen qaar ka mid ah kuwa cadowga u shaqeeya kaas oo ahaa in Jihaadkii oo istaagay ka dib markii laga adkaaday Mujaahidiinta.

 

Sheikh C/Qaadir ayaa yiri " Gaaladii soo gashay qayb ka mid ah dhulka Muslimiinta maanta ayaga ayaa Go'doon ku jira, Mujaahidiinta ayagaa wata khidada dagaalka, waxaana ay ku faafeen Soomaliya oo dhan, Ilaa Kenya ilaa Itoobiya illaa Gobolada Waqooyi Barri, Wilaayaadkii islaamigu waa dhisan yihiin, Dagaalku hadda ayuu faafay oo sii balaartay, meel walbaa way joogaan mujaahidiintu, gaaladiina waxaa haysata dhib iyo rafaad"

 

"Jihaadkii Hadda ayuu Bilowday, waxa uu ku faafay dhammaan dalka Soomaaliya, waa in la qaataa Qorayaha oo loo dagaalamaa diinta Allaah, oo qof walbaa uu u istaagaa Difaaca Diinta Allaah"

 

"Shacabka reer Puntland waa in ay la mid noqodaan Shacabka reer Koonfureed oo aygu u istaagay difaaca diinta Allaah,, Rag , Dumar, Ganacsato iyo Culimoba waxay qoriga u qaateen dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro gaalada iyo Murtaddiinta".

 

"Waxaan idiinku Baaqayaa in aad Jihaadka kasoo qayb gashaan, qabaa'ilku waa in ay u kala tartamaan u gargaaridda Diinta Allaah, si la mid ah sida ay sameeyeen Qabaa'ishii Koonfureed".

 

Gabagabadii: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa haatan waxa uu la joogaa walaalihiisa Mujaahidiinta ah ee horay ugu sugnaa Buuralayda Galgala, ayada oo Bilihii ugu dambeeyey ay si xowli ah u gaareen deegaankaas dhalinyaro aad u fara badan oo iskaga kala yimid magaalooyinka uu ka kooban yahay Degaanka Puntland.

 

Saddex maalmood ka hor ayey ahayd markii ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ay Iclaamiyeen fariinta codka ah ee ka timid Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaga oo xiligaas ay Warbaahintu Qarisay magaca Sheikha, mudadaas ka dib ayey qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay isku dayeen in ay Qiyaasaan Sheikha uu noqon karo Sheikha gaaray Galgala.

 

Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in Sheikh Fu'ad Maxamed Khalaf uu yahay Caalimka gaaray Galgala, waxana ay Shabelle arinkaas kala kulantay wagi gabax balaaran.

 

Qaar ka mid ah mowaaqicda ay adeegsadaan culimadii leexatay ee ka inxiraaftay jidkii Salafka ee toosnaa ayaa fursad dahibi ah u arkay in ay ka faa'idaystaan Iclaamkii Warbaahinta Islaamiga ah, ka dibna waxa ay si qiyaas ah ku sheegaan in Sheikha Gaaray Galgala uu yahay Sheikh C/Qaadir Mu'min, waxaan shaki ku jirin in qaar ka mid ah Warbaahinta u adeegta ururka Al ictisaam ay la shaqeeyeen Sirdoonka Faroole, waxana ay warbaahintaasi u shaqaysaa qaab Qabyaaladeed oo iska cad.

 

Warbaahintaas ayaa eed naf la caari ah dusha uga tuurtay maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Siilaanyo ee Soomaaliland, waxana ay sheegeen in Somaliland ay u sahashay Mujaahidiinta in ay soo gaaraan Buuralayda Golis.

 

Warbaahinta Ictisaamka ayaan lahayn meel loogu hagaago si la mid ah sida aysan u lahayn xubnaha ururkaasi meel loogu hagaago, maadaama uu ururka Ictisaam uu noqday urur ay ku biiraan mid kasta oo ka soo hor jeeda Jihaadka, ayaa waxaa ku jira ururkaas, Suufi Caabuda Ashkaas, Salafiyah Jadiidah, Camiil Jaajuus ah, mid miskiin ah oo niyad wanaagsan, mid Mujaahid ah oo wax iskaga khaldameen.

 

Halkaan ka dhagayso Kalimada Fadiita Alsheykh Cabduqaadir Mu'min Xafidahullaah

 

AmiirNuur Media Nagala soo xariir Emailkayaga:amiirnuurmedia@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

images?q=tbn:ANd9GcTZhZWJ0U_CCoqeD41zDuc

 

Horta raggaan faraha maxay la taag taagaan? Waxaa ii soo sawrimooyo asoo dhahaayo "Wallee iyo Billee, yaa..Waallee iyo billee in aan.."

Maaddeey, kan intee ka soo heshay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waala cabsaday haddii buurihii Tooraboora, err Golis, in lagu gambado la bilaabay. Marka it seems dadkii hoggaaminaaye inay safka hore galaan oo ay Xabashada isku qarxiyaan waxee ka doorbideen inay buuraha Golis iyagoo cabsanaayo ku gambadaan. Janada in la aado maxaa loo diidanyahay taloow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

widaay inee jano meesha oolin ee ogyihiin hadii kale waxaa la maqli lahaa cali dheere oo goor dhow fal istish haadiya ka fuliyay shaamoow, Axmed godane oo fal istish haadiya ka fuliyay Tiyaatarkii, Abu mansuur oo ku shahiiday macrakadii qadiisiya oo ka dhacday muqdisho lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

😄 janada een la aado maxa lo diidan yahay. Still I hope they don't let this filth fister in those mountains and promptly deal with them. It's also time for rer maakhir to either stand behind Puntland or deal with these fake jihadis themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;817940 wrote:
images?q=tbn:ANd9GcTZhZWJ0U_CCoqeD41zDuc

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo Fariin Xasaasi ah kasoo diray Buuralayda Golis, Baaq ku socda Shacabka Puntland iyo Maleeshiyaadka Faroole, waa maxay Xukunka maamulka Faroole (DHAGEYSO)

 

 

 

 

Thursday, 12 April 2012 18:24

Maamulka AmiirNuur

Hits: 125

 

E-mail

Print

PDF

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ka mid ah Culimada Rabbaaniyiinta ah ee Soomaaliya ayaa gaaray Saldhiga Mujaahdiinta Xarakada Al Shabaab ey ku leeyihiin Buuralayda Golis.

 

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min oo ah Sheikh caanka ah Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ayaa sanadkii 2010 waxa uu kasoo Haajiray mid ka mid ah dalalka Yurub waxana uu Shikhu xiligaas saldhig ka dhigtay gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya oo ah halka ay ka arimiyaan Wilaayaadka Islaamiga ah.

 

Sheikha oo hadda ku sugan buuralayda Golis ayaa fariin uu soo diray waxa uu kaga hadlay dhowr arimood oo kala ah:

 

Xukunka Maamulka iyo Nidaamka Ashahaado la dirirka ah ee ka arimiya gobolada Puntland.

 

 

 

Sheikh C/Qaadir ayaa sheegay in maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Faroole uu yahay Maamul Murtaddiin ah, waxana uu Shiikhu sheegay in uu maamulkaas ku ridoobay arimaha oo socda.

 

Waxa uu Gaalada la samaystay Gacaltooyo, muslimiintiina waxa uu ka dhigtay cadow.

 

Gaalada ayuu ka dhigay dadka ugu fiican Bini aadamka halka uu dadka Muslimiinta ahna ka dhigay dad ay dulaysteen, Gaaladii ayuu xurmeeyey Muslimiintiina wuu liiday, Muslimiintuu ayuu Xabsiyada ka buuxiyey gaaladiina waxa ay si maamuus iyo sharaf leh ugu dhex nool yihiin deegaanka uu ka arimiyo maamulku.

 

Gaaladii ayuu uga hiiliyey Muslimiinta, Muslimiintii ayuu u gacan galiyey gaalada, waxana uu ku farxaa guushada gaalada iyo dhibaatada muslimiinta. waxaana si kore uga taliya gobolada Puntland Maraykanka, waxaana si hoose uga taliya Itoobiyaan.

 

Gaaladii ayuu adeecay oo warkooda yeelay, waxana uu ku adeecay wax walba oo ay gaaladu doonayso.

 

Qawaaniintii ay gaaladu dajiyeen ayuu ku biiray maamulkaasi, waxana uu aqoonsaday waxa loogu yeero Qaramada Midoobay, waxa uu fulinayaa qodob kasta oo ka mid ah qodobada ay saxiixeen Q/Midoobay oo ah kuwa khilaafsan diinta Islaamka.

 

Waxa uu la diriray Diinta ALLAAH, waxana uu weerar ku hayaa Shareecada Islaamka, waxa uu laayey wiilal badan oo doonayey in ay Diinta Alllaah ku dhaqmaan, waxana uu maamulkaasi diidan yayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

 

Waxa uu u dagaalamayaa Jidka DAAQUUTKA, waxa uu booriyaa oo amaanaa Ahlul Shirkiga, waxayna uu la diriraa Muwaxidiinta.

 

Waxa uu Dajiyey Qaanuun gacan ku samays ah oo uu hadda doonayo in uu ansixiyo.

 

 

Intaas ka dib Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa Baaq u diray Askarta iyo ciidanka u dagaalama maamulka faroole

 

Xukunka Shaqaalaha iyo Ciidamada Puntland:

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa yiri "Askarta u shaqaysa, difaacaysa, hubka u sida maamulkaas Ridada ku dhacay ee gaaloobay ayaguna waxa ay la xukun yihiin maamulkaas Murtadiinta ah , waana isku xukum"

 

Waxana uu Sheikhu ugu baaqay in ay ka Toobadkeenaan arinka ay faraha kula Jiraan "waxaan ugu baaqayaa in ay ka toobad keenaan oo Allaah u noqdaan hubkana iska dhigaan" ayuu yiri Sheikhu.

 

Sheikh C/Qaadir ayaa asaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu u sheegay askarta Puntland in Faroole uusan waxba u tarayn maalinta Qiyaamaha waxana uu Sheikhu yiri "Faroole iyo ragiisu aakhiro waxba idiinma tarayo, dhaxan ayaad hurudaan cidlaan jiiftaan, Qaad ayaad cunaysaan, Faroole nolol aduun ayuu ku jiraa, oo aduunka wax ayuu ka qabsaday, maalinba meel ayuu u duulaa oo gaalo kula jiraa, nolol wanaagsanna wuu ku nool yahay, Waxaan idiinku Baaqayaa in aad ka tagtaan dagaalka aad Diinta Allaah kula jirtaan"

 

Sheikh C/Qaadir ayaa Diginiin u diray Askarta iyo Maleeshiyaadka Faroole waxana uu yiri "Waan idiin digayaa, Mujaahidiintu way qabsan doonaan dhulkaan maalin uun, diinta allaah cid ka guulaysan karta ma jirto, Allaah askartiisa ayaa guulaysanaysa xili walbaa, hadhow la idinkama yeeli doono bariis ayaan raadinaynay iyo wax la mid ah, maamulkaan waa la ridayaa maalin uun shareecda islaamkana waa lagu xukumi dhankaan dhulkaan, la idinkama yeelayo hadhow waxaan raadinaynay Bariis, hadaad Allaah u toobad keentaan irsaaqada allaah waa idiin badinayaa"

 

 

Shacabka:

 

Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa dhanka kale Baaq u diray Shacabka ku nool Mandiqadda Puntland waxana uu Sheikhu yiri "Waxaa laga yaabaa in aad tiraahdaan waa nala liiday waan baqaynaa, waan dhibaataysannahay, waa nala xir-xiray , arinkaas Allaah agtiisa kama soconayso kamana noqonayso cudurdaar, nin weyn oo wax walbaa hasyta in uu dhaho waa la idaciifsaday lagaama yeelayo, dhulka allaah waa weyn yahay ee qof walbaa ha tago meesha uu ku cibaadaysan karo"

 

Shiekh C/Qaadir Mu'min ayaa ka jawaabay hadalada ay maalmahii dambe wadeen qaar ka mid ah kuwa cadowga u shaqeeya kaas oo ahaa in Jihaadkii oo istaagay ka dib markii laga adkaaday Mujaahidiinta.

 

Sheikh C/Qaadir ayaa yiri " Gaaladii soo gashay qayb ka mid ah dhulka Muslimiinta maanta ayaga ayaa Go'doon ku jira, Mujaahidiinta ayagaa wata khidada dagaalka, waxaana ay ku faafeen Soomaliya oo dhan, Ilaa Kenya ilaa Itoobiya illaa Gobolada Waqooyi Barri, Wilaayaadkii islaamigu waa dhisan yihiin, Dagaalku hadda ayuu faafay oo sii balaartay, meel walbaa way joogaan mujaahidiintu, gaaladiina waxaa haysata dhib iyo rafaad"

 

"Jihaadkii Hadda ayuu Bilowday, waxa uu ku faafay dhammaan dalka Soomaaliya, waa in la qaataa Qorayaha oo loo dagaalamaa diinta Allaah, oo qof walbaa uu u istaagaa Difaaca Diinta Allaah"

 

"Shacabka reer Puntland waa in ay la mid noqodaan Shacabka reer Koonfureed oo aygu u istaagay difaaca diinta Allaah,, Rag , Dumar, Ganacsato iyo Culimoba waxay qoriga u qaateen dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro gaalada iyo Murtaddiinta".

 

"Waxaan idiinku Baaqayaa in aad Jihaadka kasoo qayb gashaan, qabaa'ilku waa in ay u kala tartamaan u gargaaridda Diinta Allaah, si la mid ah sida ay sameeyeen Qabaa'ishii Koonfureed".

 

Gabagabadii: Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaa haatan waxa uu la joogaa walaalihiisa Mujaahidiinta ah ee horay ugu sugnaa Buuralayda Galgala, ayada oo Bilihii ugu dambeeyey ay si xowli ah u gaareen deegaankaas dhalinyaro aad u fara badan oo iskaga kala yimid magaalooyinka uu ka kooban yahay Degaanka Puntland.

 

Saddex maalmood ka hor ayey ahayd markii ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ay Iclaamiyeen fariinta codka ah ee ka timid Sheikh C/Qaadir Mu'min ayaga oo xiligaas ay Warbaahintu Qarisay magaca Sheikha, mudadaas ka dib ayey qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay isku dayeen in ay Qiyaasaan Sheikha uu noqon karo Sheikha gaaray Galgala.

 

Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in Sheikh Fu'ad Maxamed Khalaf uu yahay Caalimka gaaray Galgala, waxana ay Shabelle arinkaas kala kulantay wagi gabax balaaran.

 

Qaar ka mid ah mowaaqicda ay adeegsadaan culimadii leexatay ee ka inxiraaftay jidkii Salafka ee toosnaa ayaa fursad dahibi ah u arkay in ay ka faa'idaystaan Iclaamkii Warbaahinta Islaamiga ah, ka dibna waxa ay si qiyaas ah ku sheegaan in Sheikha Gaaray Galgala uu yahay Sheikh C/Qaadir Mu'min, waxaan shaki ku jirin in qaar ka mid ah Warbaahinta u adeegta ururka Al ictisaam ay la shaqeeyeen Sirdoonka Faroole, waxana ay warbaahintaasi u shaqaysaa qaab Qabyaaladeed oo iska cad.

 

Warbaahintaas ayaa eed naf la caari ah dusha uga tuurtay maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Siilaanyo ee Soomaaliland, waxana ay sheegeen in Somaliland ay u sahashay Mujaahidiinta in ay soo gaaraan Buuralayda Golis.

 

Warbaahinta Ictisaamka ayaan lahayn meel loogu hagaago si la mid ah sida aysan u lahayn xubnaha ururkaasi meel loogu hagaago, maadaama uu ururka Ictisaam uu noqday urur ay ku biiraan mid kasta oo ka soo hor jeeda Jihaadka, ayaa waxaa ku jira ururkaas, Suufi Caabuda Ashkaas, Salafiyah Jadiidah, Camiil Jaajuus ah, mid miskiin ah oo niyad wanaagsan, mid Mujaahid ah oo wax iskaga khaldameen.

 

Halkaan ka dhagayso Kalimada Fadiita Alsheykh Cabduqaadir Mu'min Xafidahullaah

 

AmiirNuur Media Nagala soo xariir Emailkayaga:amiirnuurmedia@gmail.com

 

 

 

 

 

Kaligii muslim baan maqli jiray, laakiin hadda baan indhaha saaray

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;817959 wrote:
Are you disappointed?

Yes iam, fuad is higher in command.

Jaamac, mumin and fuad should continue their fake jihad in Puntland.

Also Abu zubayr and Afghani should fight in Sland.

 

South Somalia will never allow thugs from other regions to mess with our stability.

As for our own terrorist criminals shaydan dheere , xasan qaxaaye. We will deal with them ASAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I couldn't get past 'xukuumada puntland waa riddo oo diinta ilaahay ka baxay' 'gaaladii ayey walaayo la yeesheen' I guess Aweys never gone to Asmara to solicit and beg gaalo assistance before returning to Moqdisho.

 

Murtad this murtad that bey AS ka dhamaan la'yihiin. Shacabka PL have come a long way to realize AS is a power hungry demons that want to kill anything that moves. PL shouldn't hesitate to wipe these kaligii Muslims out of the region for good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this