Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland oo Maraykan u Duulay wakhti Sh Shariif ku sugan yahay iyo dareenada ku xeeran

 

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa la sheegayaa inuu u duulay dalka Maraykanka, halkaas oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif Sh Axmed.

Tagitaanka Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, xukuumaddu wax awr ah kamay soo saarin hase yeeshee warar Waaheen helay ayaa sheegaya in Wasiirku ka qayb galayo kulan ay Maraykanku la wada yeelanayaan Sh Shariif Sh Axmed Madaxweynaha Somaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda oo ka Wakiil ah Madaxweynaha Somaliland.

Kulanka uu Maraykanku labada dhinac ugu yeedhay ayaa la sheegay inuu la xidhiidho sidii loo turxaan saari lahaa Khilaafkii soo kala dhex galay wadahadaladii ay beesha Caalamku ugu baaqday labada dhinac, kaasoo la doonayo shir Ingiriiska dhawaan ka dhici doona in loogu sii gogol xaadho.

Kulan kan ka horeeyay oo ka dhici lahaa dhawaan dalka Imaaraadka Carabta oo ay ku kulmi lahaayeen Madaxweyne Sh Shariif iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa sababo farsamo oo aan la shaacin u baaqday, inkasta oo uu markii danbe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe, oo intan danbe u janjeedha dhinaca Xukuumadda Axmed Siilaanyo kulankaasi buuxiyay.

Ma cada wadahadalka Maraykanku ugu yeedhay labada dhinac inuu noqon doono mid toos la isku soo hor fadhiisan dooni iyo mid gooni gooni ah, hase yeeshee waxa la filayaa labada Nidaamka ka ay doonto ha noqotee in nuxurka labada wefti halkaas u joogaan yahay sii ambaqaadka iyo Gogol xaadhka Wadahadalada Ingiriiska iyo Turkiga.

Socdaalkan Wasiirka Arrimaha Dibeda ayaa ku soo beegmaya maalmo yar uun kadib markii uu Saxaafadda ka sheegay Somaliland inay ka baxday wadahadaladii Somaliya isagoo ku sababeeyay in ay ka xagal daacday dhinaca Somaliya iyo dhinaca Dawladda Turkiga. Taasoo uu dhinaca Somaliya ku Eedeeyay labada Wasiir ee ay ka daba keentay shanti Wasiir ee wadahadalada uu Sh shariif u magacaabay, halka uu Turkigana kaga Eedeeyay inuu qorshaha Shirka Dalkiisa lagu qabanayo uu Somaliland ka dhigay Gobol ka mid ah Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilanyo iyo Sh Shariif oo Ingiriiska ku kulmaya Toddobaadkan iyo C/raxmaan Saylici oo laga baajiyay safarkiisii Sweden ee 18-ka May

Guddidii shanta Wasiir ahayd oo laga baxay iyo kulanka oo lagu soo koobay labada Madaxweyne iyo Afar Wasiir

*Madaxweyne Siilaanyo waxa u raaci doona Safarkaasi Wasiirka Qorshaynta iyo Arrimaha Dibeda

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa baajiyay safar uu Madaxweyne ku-xigeenkiisa C/raxmaan Saylici ku tagi lahaa Dalka Sweden, halkaas oo uu kaga qayb gali lahaa Xuska 18-ka May ee sanadkan oo lagu soo casuumay isaga iyo xubno kale.Xukuumadda Somaliland wax war ah kamay soo saarin baajinta Safarkan, hase yeeshee sida ay Ilo xogogaaal ahi Waaheen u sheegeen Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkaasi baajiyay, waxaanu warku intaa ku darayaa sababta loo hakiyay inay la xidhiidho safar Deg deg ah oo la filayo Madaxweyne Siilaanyo laftiisu holaday inuu dalka kaga baxo.Safarka Madaxweyne ku-xigeenka ayaa qorshaysnaa maalmihii ugu danbeeyay, hase yeeshee sida ay Ilaha xogogaalka ahi sheegayaan waxa loo baajiyay isku soo aadka Jadwalka labada safar oo isku soo hagaagay kuwaasoo aanu markii hore midkood qorshaysnayn, balse uu ka soo dul-dhaacay ka Madaxweynuhu.Ilaa hada lama oga safarka Madaxweynuhu halka uu ku jihaysan yahay iyo goorta uu noqon doono, hase yeeshee waxa la filayaa inuu noqon doono dalka Ingiriiska halkaas oo uu kaga qayb gali doono shirkii wadahadalada Somaliya ee loogu talo galay Wasiiro ka socda Somaliya iyo Somaliland, balse qorshihiisii loo bedelay Madaxweyanayaasha labada Dal iyo Afar Wasiir oo ay lababa dhinac ka soo jeedaan.Kulanka Labada Madaxweyne yeelanayaan dhanka Somaliland waxa ku wehelin doona Madaxweyne Siilaanyo sida la saadaalinayo Wasiirkiisa Qorshaynta Sacad Cali Shire iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibeda oo hada ku sugan Dalka maraykanka. Waxaana la filayaa 20 ka bishan ama Xuska 18-ka May inuu noqdo.Baajinta Safarka Madaxweyne ku-xigeenka ayaa dhaawacaysa Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Somaliland ee Sweden diyaarisay, taasoo ay ka hadhsan tahay wax ka yar afar cisho. Iyadoo ahayd C/raxmaan Saylici inuu wakhti horeba.Sidoo kale waxa baaqday Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Madax dhaqameed lagu marti-qaaday Xaflad kale oo ka dhacaysa dalka Maraykanka, kadib markii sida ay wararku tibaaxayaan la waayay Fiisayaashii ay ku tagi lahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President siilanyo and president sharif decide to meet in london UK one on one talks. Sharif and somalia will come to the table with 4 ministers. President silanyo will also bring 4 of his cabinet members let the talks begin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

lol ma maraykankaa mise waa ingiriiska, Xaaji Candhuuf? ma warkaaga hore baan qaadanaa mise kaaga dambe?

 

I see now a days you desperate for talk! Why with the urgency I wonder?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta cayda bal iska daa xaajigu haka nabad galo. Marka labaad maraykan cidna ma sheegin wasiirka arimaha dibada uun baa ku maqan.

Wada hadaladuna wa muhim wa in la buuxiya wixi shirki london ka soo baxay wana loo bahanyahay in la wada sheekeysto. Laakin muhimadu waxa weye wada. Hadaladu inay ku dhacaan dal shisheeye ama ingriis halugu qabto ama maraykan labaduba wa kheyr.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This the most exciting news in 20 years. Many haters and spoilers oppose these talk, so they can keep spoiling Somali's in Muqdisho and Hargeysa. Eat your hart out! :D

 

 

P.S. Abdiwali can join the talks and sit next to Shariif. Ali Khaliif can join and sit next to Siilanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Sheikh Sharif puts talks with SL back on Track

 

Monday, 14 May 2012 18:14

Sheikh Sharif, The President, The Imaam & The WarlordBy: Yumoha Pasha

NAIROBI (Somalilandsun) – President Sheikh Sharif of Somalia seems to have acceded to Somaliland demands pertaining to the composition of the TFG talks committee.

The beleaguered TFG president is said to have removed the two Somaliland citizens who were the bone of contention from his ten man talk's technical committee. According to Somalilandsun and Hornnewspaper sources in Nairobi, the TFG revealed this decision to a group of Somalilanders whom he met in the Kenyan capital where he was on transit to Mogadishu.

Although Sheikh Sharif is yet to make an official statement, our reliable sources informed that the TFG president has proposed a meeting between the chair's of the Somalia and Somaliland talks technical committees.

Sh Sharif is reported to have categorically promised to sign agreements reached by the two committee leaders thus put the talks back in track as well as accede to the dictates of article six of the final communique of the February London conference on Somalia that imposed talks on the two countries.

The Somaliland government which jump started the talks after president Silanyo appointed a five man technical committee later withdrew in protest against the inclusion of two Somalilanders in the 10 member TFG technical committee that was appointed by Sh Sharif.

The decision to withdraw from the talks received wide acclaim from Somalilanders who were originally opposed to the talks with the Sh Sharif led TFG due to the perceived lack of popular support for the government whose mandate ends by August this year.

The anti-talks campaign received support from a breakaway section of Somalia parliamentarians who cautioned against haste claiming that the corrupt TFG did not have the authority to sign any agreements reached or muscle to enforce the implementation of accords.

Now that the president cum sheikh has made a reversal of his calculated inclusion of Somalilanders in his committee to talk to Somalilanders it is imperative that his calculated moves be discerned before we jump into his trap.

The good sheikh and his TFG have of late been very pro-Somaliland, in their overt actions as can be surmised by the following reported acts;

• The president of Somalia has revoked the TFG's recognition of the Khatuumo state as a regional administration within Somalia

• The TFG has denied pro Khatuumo traditional elders participation in the Somalia constitutional process in Mogadishu.

• President Sheikh Sharif of the TFG reveals his desire to address Somaliland grievances during a meeting with UCID opposition party leader Hon Feisal Ali Warabe in the UAE and finally

• The TFG president has agreed to withdraw Somaliland citizens from his talks committee thus accede to Somaliland's demands.

the president cum sheikh is a shrewd political player having turned from anti-American fighter while boss of the Islamic courts to a darling of the west as well having survived years of living in a bunker in a Mogadishu while president of a country under Al-shabaab.

His further political genius is the purported bribery of some fake WAGOOYIZ to participate in the constitutional process as genuine traditional leaders from Somaliland thus authenticates his ulterior motive of pulling and pushing Somaliland to become part of the proposed Somalia road map.

Hon TFG president Somalilanders tell you with one clear voice "ONCE BITTEN TWICE SHY"

For 21 years we scrapped, begged, slept hungry, but we persevered while YOU traversed the world in a jet, dinning with presidents, your own TFG pocketing millions, WITHOUT a thought for us who you now call WALAALHAYAGA WAGOOYI (our northern brothers) just because you have realized that with or without your talks or agreement the international community will ultimately and sooner rather than later recognize Somaliland

Well we shall agree to disagree or disagree to agree so long as this agreeing and disagreeing has nothing to do with our sacrosanct sovereignty

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Sheegay In Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Dhawaan Lagu Qaban Doono Dalka Ingiriiska.

 

Hargeysa (Ramaas) May, 18, 2012- Wasiirka arrimaha Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa *****lka ka qaaday in ay dhawaan dalka Britain ka bilaabi doonaan wada hadaladii ay beesha caalamku baaqadya bishii Febuary sannadkan ku baaqday in ay dhexmareen Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Wasiirka waxa uu sheegay in wada hadalada oo hakadgalay la bilaabi doono dhawaan, ka dib markii ay xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ogolaatay in ay wax ka qabato qodobadii muranka dhaliyay ,isla markaana ay dawlada Britain dhankeeda ogolaatay in ay martigeliso wada xaajoodyada labada geesood.

 

Dr Maxamed Cabdilaahi oo galabta ka qaybgalayay dood ay laanta Af-Soomaaliga ah ee Idaacadda BBC-du kaga hadlaysay maalinta madaxbaanida Somaliland ee 18 May oo maanta ku beegnayd, ayaa sheegay in Somaliland wada hadalada uga faa’iidaysan doono qadiyadeeda aqoonsi raadinta ah .

 

“ Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya waxa ogolaatay in ay wax ka qabato khilaafka ka yimid dhankeeda , waxa aanu wada hadalada aanu ku soo bandhigi doonaa qadiyada aqoonsiga , dawlada Britain waxaanu ugu mahadcelinaynaa in ay dalkeeda ku martigeliso wada hadalada , waxaad og tihiin in Somaliland aanay haysan aqoonsi siyaasadeed, hase yeeshe waa dal Dimuqraadiyada o nabad ah” ayuu wasiirka arrimaha dibedu.

 

Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya wakhti dawlada KMG ah iyo maamulka Puntland isku khiaafsan yihiin sida wada hadalada looga qaybgalayo, maadaama oo xukuumada Sheekh Shariif ay doonayso in ay ergada dhankeeda ka cadhayso laba wasiir oo ka soo jeeda Puntland,kuwaasoo ka qaybkoodu xudun u ahaa muranka soo dhexgalay Somaliland iyo Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Somalia Talks to Be Held In London Soon

 

Saturday, 19 May 2012 01:13

 

HARGEISA (Somalilandsun) – Proposed talks with Somalia will be held in London as soon as the TFG shows readiness.

This was informed by the Somaliland foreign minister Dr Mohamed Abdilahi Omar during a debate broadcast live by the BBC Somali service. The foreign minster said that the fate of the talks rested with the Transitional Federal Government-TFG in Mogadishu which had complicated arrangements by appointing Somalilanders in its technical committee.

Dr Mohamed Abdilahi said that Somaliland is fully prepared to start discussions with the Somalia government once the TFG has rescinded the appointment of the two Somalilanders that caused president Silanyo to withdraw from the talks.

While revealing that the British government is ready to act as host , stressed that it was important for the country to participate in the talks once the TFG has cleaned its house since much sought recognition hinges on solving differences that emanate from the fateful union with Somalia.

Talks between the two countries were part of the final communique of the February London conference on Somalia which brought 44 governments in search of an all binding solution to the problems that have engulfed Somalia for two decades.

Though Somaliland is prepared for the talks and Britain has declared its intent to host them, conflicts between the TFG and the regional government of Puntland creates an uncertain scenario. This uncertainty is as a result of Puntland's adamant stand that the two Somalilanders in question who are incidentally cabinet ministers in the Garowe government remain in the committee while Sheikh Sharif and his TFG want them out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xiimaaya   

one tribe state Somaliland has too much ego for their own good.. If they dont stop this non sense its wise for all somalis to disarm all states wether puntland or somaliland..

 

 

The arms should be in Central Goverments hands..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Let's first disarm Al Shabaab and the rest of population.

 

We welcome the talk and hope they end in a mutual agreement that will contribute to governance, development and stability in Somalia.

 

Some individuals in Somaliland and Somalia oppose these talks for selfish and opportunistic reasons. They are the true Somali spoilers who inject hate, animosity

And clannism in Somali society benefitting from division. May they loose and end with emtpy hands and never reach that clan hegemony they dream of, inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muhammed haashi said no talks between Somaliland and Somalia since there is no real government in Somalia.

The Koonfurians and Somalilanders are not brothers we are merely neighbors.

We Somalilanders should never ever sit in the same room with the leaders of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.