Sign in to follow this  
Mukulaalow

Wiish Mugambe are among the Dead.

Recommended Posts

Curse of Allah be upon qawaarijta Alshabaab & those who sympathise with them..

We must kill them in the most cruel way including the sympathisers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun....Waxay maalin murugo oo kale u tahay ummadda Soomaaliyeed. Ilaahow u naxariiso intii dhimatay inta dhaawacantayna caafi. Ilaahoow mahad adigaa iska leh inta ka badbaaddeyna.

Wiish iyo Mugambe waxay ahaayeen asset ka dhintay ummadda Soomaaliyeed. Anigu shakhsiyan ma aqaan labadoodaba laakiin wiish in ka badan 40 sano ayuu Isboortiga ku dhex jirey, wuxuuna ka mid ahaa dadka xitaa xilliga dagaallada ku deddaalay in Isboortiga Soomaaliya uusan lumin.

 

Runtii haddiiba ay gaarayso waxaan kula talin lahaa dowladda in la iska daayo dadka qabiilka iyo waan aqaan darteed loogu dhiibayo jagooyinka qaasataan ammaanka, waayo dadkan cadowga ku ah nabadda Soomaaliya dad ciyaaraya ma ahan...Waa ayaandarro in dad aan garanayn ay maamullaan ciidammada, ammaanka amaba ay sirta Soomaaliya gacanta ku hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta indha dhimatay alla unaxaristo. Inta dhaawacna, ilaahey haa bogsiiyo. amiin.

 

ta Labaad, This is a warning to all and sundry that, the evil forces out there, do not want a stable and viable somali state. If you had doubts, this is your wake up call. ta Sadaxaad, in light of this, The govt, AU and all concerned parties, should take this as a lesson and never let its guard down. these guys are hell bent on ensuring casaulties to keep away hopefull somalis from returning and re building the nation..but the resilient Somali shall rise and fight on...and never ever give up hope for a better country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

AUN intii dhimatay, cawaankaan ilaahay hanaga qabto, I would really like to hear Maadeey justifying this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this