Sign in to follow this  
Aaliyyah

Aniga Iyo Ra'iisal Wasaraha Waa isla Ogeyn Warqadaas Wasiirkii Xilka Laga Qaaday-(Maqal)

Recommended Posts

Aaliyyah   

Muqdisho,(lasanod Online)- Max’ed Max'ud Xaaji Ibraahim oo ah R/wasaare kuxigeenka ahaana Wasiirka beeraha ee xilka laga qaaday..

 

ayaa wareysi gaar ah oo uu idaacaddan VOA siiyay wuxuu ku diiday go'aankii xilka looga qaaday.

 

Max'ed wuxuu sheegay inay sharci darro tahay in xilka laga qaado isla markaana aysan talaabadan waafaqsaneyn axdiga KMG.

 

Max'ed wuxuu sheegay inuu u malaynayo in sababta xilka looga qaaday ay la xiriirto wareegtadii dhawaan ka soo baxday xafiiskiisa ee aqoonsiga looga noqday maamulka Khaatumo, wuxuuse intaasi ku daray in wareegtadaasi uu la ogaa Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Max’ed Cali.

 

Hadalkan wasiirka ayaa waxaa ka horreeyey go'aan kasoo baxay in kabadan 50 xildhibaan oo ku shiray guriga guddoomiyaha baarlamaanka, kuwaasoo iyaguna qaadacay xilka qaadista lagu sameeyay wasiirkan.

 

Wasiirka ayaa xilka looga qaaday kaddib markii lagu eedeeyay inuu shaqadiisa gudan waayay.

 

Halkan Ka Dhegayso

 

http://lasanod.com/details.php?num=7199

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

This loser should retire to his farmland, if he aint got one he should think of owning one. :cool:

 

P.s While his at it he could consider raising some chickens too. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

I mean wasiirkii xilka laga qaaday, and yeah, Abdiweli is the manchurian candidate with Faroole as the evil mother . :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

aaliyah weli reer puntland bay dabajoogte. nacayb ku jira gabadha weyna. cabdiweli qabil bay u nacday. been abuur hada maraysa iyo nin cabdiweli saxiixay ceryintisi oo xanagsan in abdiweli lagu edeyo hadal micno lahayn u shegay. lol. ilahay haku cafiyo.

 

laascanod should the focus. reerkan isku wareerisay iska daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

War qabadha xagaad kala qaaday.. She only said war jiraa cakaaruu iman.. I am not sure if that means she hates p/l..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

aliyah posted this to attack the pm in the eyes of ssc people. waa isku *** oo dadka lasku diro oo xamasad la aburo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

These SSC people are obsessed with the PM, he hasn't done anything to them, in fact he has ignored the whole thing which is the wisest thing to do, if they want to accuse him of ignoring the region then he's in league with the rest.

 

Sheikh Shariif was given a loaded question when he was asked if he supports Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this