Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland National army clashes with clan rebels prisoners of war captured + casualties

Recommended Posts

Taleexi wax badan ba laga baran kara Xikmad ba ku dheehaan oo loo bahanyahay in sii fiican meel la isla dhigo maxay dantu ku jirta iyo mustaqbalkeenu sidu u eekaan doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Haddaad garatay in wax laga baran karo waxaan soo xasuustay murtidii Soomaaliyeed ee oo odhanaysey Madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Xunjuf;813002 wrote:
Because cadaw shiisheeye lala ma dagaalamayo wa arimo gudaheed oo ka jira dalka gudihisa oo u bahaan in la xaliyo, hada cadaw shiisheeye lala dagaalami laha habeen lama fadhiyeen imika inamadan hada ciidanka qarankaa u soo qabtay waad arki baritoole ba hadana la sii deyn doona.

Dal beel, yaa kula dal ah :) war labaatan sano ayaad baryo iyo laaluush wax ku raadinaysaan ilaa hadana waxaad gacanta ku haysaa Xaabsade oo isaguna yaaban oo laalushkii kahoryimid, marka baryada badan iska daa iyo calaacalka oo dadka guryahooda uga baxa hadii kale dhimasho joogta ah u diyaar garoow labada qarni oo soo socota.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed Oo Deg-deg Ah U Diray Waxgaradka Sool Iyo Buuhoodle & Wasiirka Gaashaandhiga Oo Muujiyey Guulaha Ciidanku Ka Gadheen Dagaalka

 

Hargeysa (Ramaas) Apr 1,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa baaq nabadeed u diray Madax-dhaqameedka, waxgaradka iyo aqoonyahanka deegaanada Sool iyo Buuhoodle oo maanta dagaal lagu hoobtay ka dhacay.

 

Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu sheegay inuu ka xun yahay dagaalka maanta ka dhacay Koonfurta Laascaanood iyo Sool-joogto, isaga oo sheegay inaanu jeclayn in dhibaato ama colaadi ka dhex qaraxdo dadka reer Somaliland.

 

Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo galabta shir-jaraa’id ku qabtay qasriga Madaxtooyadda ayaa baaq nabadeed u diray dadka deegaanadaasi, waxaanu tilmaamay inay wali fidsan tahay gogoshii nabadgalyo ee uu hore ugu dhigay reer Sool iyo Buuhoodle “Waxaan leeyahay oo aan ku cel-celinayaa inay fidsan tahay gogoshii nabadgalyo waxaanan filayaa inaad iga aqbali doontaan” ayuu yidhi Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo intaa ku daray in aanay jirin meel looga leexdo in nabadgalyo la raadiyo.

 

Md Siilaanyo waxa uu tilmaamay inay nabadgalyo ugu baaqayaan Waxgaradka, Madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo haweenka Sool iyo Buuhoodle oo uu ka dalbaday inay ka feejignaadaan dadka fidmo wadayaasha ah ee ku dhex jira isla-markaana ka shaqeynaya in jiidahaasi ay colaadi ka qaraxdo.

 

Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo la waydiiyey waxa uu ka ogyahay khasaaraha ka dhashay dagaalkii saaka ka dhacay Konfurta Laascaanood iyo Sool-joogta ayaa sheegay inaanu ka war-qabin khasaaraha kala gaadhay labada dhinac oo aan ilaa hadda loo soo gudbin.

 

Dhinaca kale, Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo isna galabta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada qaranku ay jabiyeen Maleeshiyaadkii dagaalka ku soo qaaday, isla-markaana ay hadda joogaan fadhiisimihii Maleeshiyaadku ka soo duuleen “Ciidanka qaranku weerarka may qaadin ee difaacoodii ayay ku jireen oo ay adkaysteen imikana waxay ku sugan yihiin meelihii ay ka soo duuleen nabad-diidkii, waxaan idiin sheegayaa natiijadii dagaalkaasi ka soo baxday waxa Ciidanka qaranku ay dagaalkan ku soo qabteen 9 Baabuur oo saddex tahay nooca tiknikadda iyo shan Baabuur oo xamuul ah.waxa kale oo ay qabteen 47 Maxbuus oo ay ku jiraan laba wasiir oo ka mid ah wasiirradii kooxdii Khaatumo iyo sadex kornayl oo dagaalka hoggaaminayay.”ayuu yidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;813025 wrote:
Dal beel, yaa kula dal ah
:)
war labaatan sano ayaad baryo iyo laaluush wax ku raadinaysaan ilaa hadana waxaad gacanta ku haysaa Xaabsade oo isaguna yaaban oo laalushkii kahoryimid, marka baryada badan iska daa iyo calaacalka oo dadka guryahooda uga baxa hadii kale dhimasho joogta ah u diyaar garoow labada qarni oo soo socota.

Adeer meesha mamuul beeleedka garowe eh faroole gar wadeenka ka yahay waxba uma yaalaan xita inti yarayd eh kula joogta eeh odayada aha wa iska so faruqiyeen Taleexdoodi ay faradaha ku fuuli jireen bay iskugu tageen Faroole cantra baqashka u soo daadinayey waanu ogay, cidna loo sheegi mayo.Marka meeshi yarayd eeh garowe dee waxa iskugu so hadhay inyaro riyo dhaqato ah iyo xoogaha maxay selebaan ah.

Xaabsade ninka la yidha wa nin Somaliland u dhashay xita kuwa ay iska so horjeedaan wa dad reer Somaliland ah adigu meesha lagaga ma baahna meesha waxa ku keeney ba wa faduul weye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland troops and separatists clash, five killed

 

HARGEISA (Reuters) - At least four Somaliland troops and one rebel fighter loyal to the breakaway enclave's secessionists were killed during clashes on Sunday, both sides said.

The fighting first erupted in January after the leaders of the northern regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a new state called Khaatumo and declared they wanted to be an independent region within Somalia.

Somaliland's troops have since clashed with militia fighters loyal to Khaatumo, with reports of dozens of casualties.

Somaliland is an internationally unrecognized state that declared independence from Somalia in 1991.

The newly declared Khaatumo state is near the border with Ethiopia and is a disputed area that Somaliland seized from Puntland in 2007, though relations between the two territories have improved since.

"Militia loyal to anti-Somaliland groups in Buhodle and South Sool simultaneously began (fighting) in the early hours of dawn. The army repulsed attacks on both fronts," said Osman Abdillahi, a spokesman for Somaliland's defense ministry.

Abdillahi said four Somaliland government soldiers were killed and 10 injured during the fighting. Mohamed Yousouf, a spokesman for the secessionists, said one of their fighters was killed and two were injured.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The fighting first erupted in January after the leaders of the Northern Regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a New State called Khaatumo State and declared they wanted to be an Independent Region Within Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Peacedoon;813053 wrote:
Somaliland should defend her border. I support that.

But peace talks is the way forward.

I agree :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peacedoon;813053 wrote:
Somaliland should defend her border. I support that.

But peace talks is the way forward.

Indeed a peaceful solution is the way forward

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Xunjuf;813034 wrote:
Adeer meesha mamuul beeleedka garowe eh faroole gar wadeenka ka yahay waxba uma yaalaan xita inti yarayd eh kula joogta eeh odayada aha wa iska so faruqiyeen Taleexdoodi ay faradaha ku fuuli jireen bay iskugu tageen Faroole cantra baqashka u soo daadinayey waanu ogay, cidna loo sheegi mayo.Marka meeshi yarayd eeh garowe dee waxa iskugu so hadhay inyaro riyo dhaqato ah iyo xoogaha maxay selebaan ah.

Xaabsade ninka la yidha wa nin Somaliland u dhashay xita kuwa ay iska so horjeedaan wa dad reer Somaliland ah adigu meesha lagaga ma baahna meesha waxa ku keeney ba wa faduul weye.

Dawladda Puntland looma baahna iyagaa isagiin filan. waa kaas oo durba waar waartii idanka badiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;813061 wrote:
Dawladda Puntland looma baahna iyagaa isagiin filan. waa kaas oo durba waar waartii idanka badiyay. Siyaasad baa la ciyaarayaa meesha

 

Dee hadaan lugu baahnayn adeerow maxa ba meesha ku keeney soo waali maha:D

Mise waxa weye kalay ii arka ana waan noolahay eh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this