Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland National army clashes with clan rebels prisoners of war captured + casualties

Recommended Posts

Carafaat say what??? Impartial??? you???? I thought so (in past tense) :D

 

Waryaa anigu Puntland inaan ahay waad i ogtahay ismaqariyo, Somalinimadana waan jeclahay oo waa igu wayntahay, laakiin iska qunyar socod ayaan ahay oo si macquul ah ayaan wax usheega iyadoo caadifad kafog balse adigu waa lagu bartayee yaa kuwaydiinaaya waa tahay.

 

Somalidu waxay tiraahdaa, nimaad taqaan yaatahay lama dhoho :D

 

Xx, anigu waad ogtahay in the secessionist clan aan ogalayn inay joogaan L.A iyo inay Somalia kag'aan midnaba balse dhiiga daadanaaya waa idhabaaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Qandalawi, saxiib, waan isnaqanaa labadeenu ee baryahan maxa dhiiga kugu kiciyay ma Federalismkii meesha ka baxaa, mise geeridii naxdinteeda, mise Khatumo oo Puntland ka saartay dhulkeedi, mise qaskii Galkacyo, Faroole sanad ku darsaday oo tartar kusoo socdo, mise beesha oo aan leheen musharax madaxtinimada, ayaa niyad jab kugu riday. Waa tee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOol, waxaas oo dhan ma ahan, laakiin mid ayaad taabatahay reerku waa leeyahay marakanna hagbada anaa sugaynayee Faroolaa kudarsaday :D

 

Aside the joke Sxb, Anigu I'm always cool headed but make no mistake, Somalia iyo Puntland xageeda la igama maro, ileen ninku inuu runtiisa iska sii horamariyaa fiicanee, hadii kale bari ayaad igu qabanaysaa anigoo difaac culus Puntland dhankeeda kaga jiree, ninka ragaa waa inuu qool leehayahay, laakiin adigu waxaad sheegatid iyo waxaad qortid waa is dhinac maraan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Qandalawi, I love Puntland, I love its people, I love their forward thinking mentality, I love their progressiveness, I love their ressiliance, I love that they don't hold grudges like other Somali's, I love the fact that it is mostly folks from Puntland who kept Somalia's high during the last 20 years. We have a Somali Judge in the International Court of Justice! Do you even know how proud that makes me or that we have beautyfull Somali girls who are competing in the top of the fashion world? Or that we have elected Somali politicians around Europe and who are most from Puntland? Saxiib, I have been to Garowe and Bossaso, because I love Puntland and I really belief Puntlanders hold the key to Somalia's resurection.

 

I just don't belief nor like clan policies. I oppose all policies that are based on clan institutionalizing in Somalia. For they are Somalia's road to self mutilation. I rather have that people live, vote and get elected anywhere in Somalia irrelevent of their clan. I rather be a Muqadisho then a Berbera resident.

 

Did you know folks from beesha got elected in Jowhar, Baidoa, beletweyn and Kismaayo back oin the 60's? And I belief is dhexgalkaas ayaa hourumar lagu gaara. Not clan states.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Tolow muxuu national arm-igu uga takhalusi waayey mucaaradkan yar yrar 21-kii sano ee SL jirtey. Annagu yaabnay balse inta nabaddu ninba labo nin le'eg yahay. All I see that SL redrawing its map if they are only wise I may add.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiir Cadami oo galabta soo bandhigay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay K/Laascaanood

 

Cadami-266x300.jpg

 

April 1st, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa mar kale galabta tafaasiil ka bixiyay khasaarihii ka dhashay dagaalo saaaka ciidammadda qaranka iyo Maleeshiyo nabad diid ah ku dhex maray laba aag oo ku kala yaala koonfurta Laas-caanood iyo Buuhoodle.

Wasiirku wuxuu sheegay inay Ciidanka qaranku ay 47 Maxbuus ka qabteen maleeshiyadda nabad diidka ah. Waxaanu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu galabta ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta Somaliland.

 

Md. Cadami oo ka hadlayay sidii uu dagaalkaasi u dhacay wuxuu yidhi “Waxaan halkan ka cadaynaynaa saaka subixii waabarigii waxa bilaabmay dagaal balaadhan oo ay ciidammadda nabad diidka ahi ay ciidammadda qaranka ku soo qaadeen laba aag oo midina yahay aaga Koongfurta Laas-caanood iyo midina yahay degmadda Buuhoodle. Dagaalkaasi wakhti ayuu qaatay. Ciidanka qaranku isagoo ku ammaanan jilbaha ayuu aastay difaaciisii ayuu adkaystay waanay fogeeyeen ciidamaddii nabad diidka ahaa ee weerarka soo qaaday. Waxa la isla sii jiidhay degmooyin badan oo ku taxan aagii dagaaladu ka dhaceen oo ay ka mid yihiin deegaanadda la yidhaahdo Xadhaadh, Karin dabayl,dara-yare iyo Kala-baydh oo ah degmadda weyn ayaa la isla gaadhay. Kala-baydh lafteediina waxa ku sugan ciidammadda qaranka.”

“Ciidanka qaranku weerarka may qaadin ee difaacoodii ayay ku jireen oo ay adkaysteen imikana waxay ku sugan yihiin meelihii ay ka soo duuleen nabad-diidkii,”ayuu yidhi Md. Cadami.

 

Wasiirku wuxuu ka hadlay khasaarihii ay ciidammadda qaranku u geysteen maleeshiyaddii soo weerartay, waxaanu yidhi “Waxaan idiin sheegayaa natiijadii dagaalkaasi ka soo baxday waxa Ciidanka qaranku ay dagaalkan ku soo qabteen 9 Baabuur oo sadex tahay nooca tiknikadda iyo shan Baabuur oo xamuul ah.waxa kale oo ay qabteen 47 Maxbuus oo ay ku jiraan laba wasiir oo ka mid ah wasiirradii kooxdii Khaatumo iyo sadex kornayl oo dagaalka hoggaaminayay.”

 

Wasiirka Gaashaan-dhiga oo ka hadlayay khasaaraha dagaalkaasi ka soo gaadhay ciidammadda qaranka, wuxuu yidhi “Dhinaca Ciidammadda qaranka waxa dagaalkaasi kaga dhintay afar askari iyo 13 kale oo ku dhaawacmay oo dhaawacoodii qaar la soo gudbiyayba. Way naga reeban tahay inaanu been ka sheegno bini’aadam dhintay ama dhaawacmay.”

 

“Waxa kale oo aanu mar kale sheegaynaa in Baaqii nabadda ee aanu ku baaqaynay uu faro-batay waxaanad moodaa inuu hadda xoogaa yara baarixi noqday oo laga dhego adaygay. Waxaanu ku laba celinaynaa haddana oo aanaan ka daalaynin wixii maanta dhacay iyo wixii hore u dhacay. Waxaanu leenahay umaddaas walaalaha ah iyo nabad ayaanu u diraynaa kamana aanu quusanin baaqii nabadda,”ayuu yidhi Md. Axmed Xaaji Cali Cadami.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;812999 wrote:
Tolow muxuu national arm-igu uga takhalusi waayey mucaaradkan yar yrar 21-kii sano ee SL jirtey. Annagu yaabnay balse inta nabaddu ninba labo nin le'eg yahay. All I see that SL redrawing its map if they are only wise I may add.

Because cadaw shiisheeye lala ma dagaalamayo wa arimo gudaheed oo ka jira dalka gudihisa oo u bahaan in la xaliyo, hada cadaw shiisheeye lala dagaalami laha habeen lama fadhiyeen imika inamadan hada ciidanka qarankaa u soo qabtay waad arki baritoole ba hadana la sii deyn doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

You know the repercussion well... ma kuwiinaa qolal xaddiid ah ku jira ... waa laysku madhan haddii kale tolow colka jooja...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;813010 wrote:
You know the repercussion well... ma kuwiinaa qolal xaddiid ah ku jira ... waa laysku madhan haddii kale tolow colka jooja...

Taleexi waligeed ba wala is dili jirey qarni ka qarni laakin akhrika wala iska heshiinaya nafta kheyr u sheeg lama kala marmayo awoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ And where are the Khatumite sources.....? :)

 

The people from SSC have been squeezed from all corners, I feel their pain. Puntland is not a friend of SCC people, and their sources are not representative of this region.

 

Ilahaay ha kala qaboojiyo wax kaloo dhaho garan maayee....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ta lama kala maarmaanka waa ogahay in laysku khasban yahay balse ilaa Gebiley isaga soo habarwacatee meesha xaal ku danbeeyo aragaanee ..:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;813014 wrote:
Ta kala lama maarmaanka waa ogahay in laysku khasban yahay balse ilaa Gebiley isaga soo habarwacatee meesha xaal ku danbeeyo aragaanee ..
:)

Taleexi laba nin ba beri gar wada dhigtay an ku waramo waxa la is yidhi waxa la is weydiye War Colonel Tukow Maxa Gabiley ku keeney markasu yidhi dee Qaran baan difaacayaa. Markasu ki kala yidhi garanay taas eeh Colonel Dhancadow adiga maxa gambadhe ku keeney dee qaran bu isna yidhi, Markasa la is yidhi war Beesha khaatumo sheegaata yaa awood u siiyey inay yidhahan Somaliland iyo Somalia ayaanu isku haynayna, markasu ki kale na yidhi kooxda rabta inay gaar uu go'odo iyana yaa awood u siiyey inay Jamhuuriyadi Somali inay laba u kala jaran.

Dee labadi nin iyago sida marki hore gartooda u so akhristay ayaa loo gar qaadi kari wayey:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this