Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Ceelbuur

Recommended Posts

Che -Guevara;809963 wrote:
Is that your excuse, If AS does it, foreigners who invaded my land can do it. Seriously, how do you ignore what they did in Xamar in 2006/07? I am just trying to figure your thought process!

Kuma dhihin Itoobiyaanka ayaa wanaagsan, oo waa dal shisheeye, dhibaato wayn ayayna geesteen waagii 2006/07 di. Balse haddii aad maqashay maahmaahdii carabi ahayd "Ikhtar ahwana Sharayn" laba shar kii fudud dooro. maanta waxaan heysanaa Itoobiya oo leh Shabaab ayaan ka saaraynaa Magaalooyinka dibna waan idinkaga laabanaynaa, marka caqliga suuban wuxuu noo sheegaa inaan ka faaiideysano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;809944 wrote:
Meel aalaalay meeshay Tigraygu so cago dhigtaan
maxay sawiiradoda inoogu walaan horta maan fahmin
.

Ma joogista Tigrayga lugu qarinaya wabiyasha ceelbuur

Inta aanan kuu jawaabin, bal i fahansii dadka aad ka hadleyso fadlan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;810034 wrote:
Inta aanan kuu jawaabin, bal i fahansii dadka aad ka hadleyso fadlan?

Dad anigu ma sheegin sawiro la so galiyo baan sheegey awoow ma jin ba sawirada so galiya mise insi bal ka jawaab?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;810105 wrote:
Dad anigu ma sheegin sawiro la so galiyo baan sheegey awoow ma jin ba sawirada so galiya mise insi bal ka jawaab?

Haddee yaa soo geliyey? tilmaam meesha aad ku aragtey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;810113 wrote:
Somalina Shimbir ma jabe wa kuma maanta baba igu horeysaaa:D

Hadalkaad soo qortey sidaan u qaatey ayaan u qaadanaaya markaas, dadka aad ka hadleyseyna waa aniga, ragnimo lahoow waxba aniga ha ii warwareegsan. Waan keydsanaaya threadkan si aan u iloobin. Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ceeb anigu cid ma carabawin xita dad ma sheegin xita dad baad igu sheegtey inan sheegey laakin dad xita ma sheegin afkaad rabta inad i galisid ilahay igu ogyahay afka ii galin meysid xita shimbirta maan carabaabin laakin wa duul duulaysa topican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;810117 wrote:
ceeb anigu cid ma carabawin xita dad ma sheegin xita dad baad igu sheegtey inan sheegey laakin dad xita ma sheegin afkaad rabta inad i galisid ilahay igu ogyahay afka ii galin meysid xita shimbirta maan carabaabin laakin wa duul duulaysa topican.

Yaad ula jeedaa ayaan ku weydiiyey? sheeg thread yaasha aad ka hadleysid, waad ka wareegsatey inaad sheegto. Caruurta u aqri shinbiraha sheekooyinkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ceelbuur oo laga hadlaayo taariiqdeeda haddana laga hadlin burjikooyinka maxaa waaye? Ceelbuur tan ugu horeyso ay caan ku ahayd waxee ahayd burjikooyinka Soomaaliya laga isticmaalo dhamaantooda meeshaas lagu sameyn jiray maadaama ciideeda ku fiicneyd sameynta burjikooyinka.

 

9qw8d3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Loool. MMA baa Ceelbuur wax ka yaqaan:D? Sidoo kale dhagaxa la qoro ee guryaha lagu sharraxdo ayey Ceelbuur caan ku tahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this