Sign in to follow this  
Maaddeey

Second night, The Villa Somalia shelled!.

Recommended Posts

Maaddeey   

Waa runtaa sxb, dagaal kasta casualty waa leeyahay, kanna maba ku sii jiro. Su'aashu waxay tahay: gacnaha miyaan laabannaa mise cidiyahaan ku dagaallannaa, dhibkana waan u adkeysannaa?.

 

Waxaan ku weydiiyey, Cambuulo: ma Cabdullaahi Yusuf uun baa lala dagaallamaayey waagii hore? Villa-da waa tii uun, Ugandeyska waa isla ayagii, Xabashida waa kuwii, shacabku waa kuwii. Whats this sudden cry of 'innocent people' oo waagi Yey aan laga hadli jirin?. Jawaabtu waa iska caddahay, Sharif waa tol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Waxaad isbarbar dhigeyso ayaaba meel la isla saari karin; tii hore Xamar waa laga barakacaayey, tana gobolada 300km iyo ka badan u jirta caasimada ayaa loogu soo ordooyaa.

 

Dadka masaakiinta ayaad shaley leyseen, taasina marmarsiiyo kasta aad keento gacantaada wasaqda ku taala kama dhaqeyso. Get real!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maxaa looga qaxaayey shalay oo hadda loogu soo cararaa?, C/lahi aaba ka ragsanaa munaafiqaane, haddaysan qabyaalad ahayn?. Waakaas oo cadawgaagi shalay waa walaalahaaga maanta -Xabashi-, tut, tut, tut.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

If that is correct maxaa ugu tacsiyeen weeseen?,, the other thing back in the prophets days S.C.W jihaadki uxud and badar there where no innocent casualties so ur argument about'' dagal kasta casualties waa leeyahay'' doesn't work. Believe if me the TFG would have done the same thing i would oppose it, was i member of SOL at that time? do u have any evidences about the last part sxb iska muran ma ahoo mise tol ahaan aa ula jeeda?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;807260 wrote:
Maxaa looga qaxaayey shalay oo hadda loogu soo cararaa?, C/lahi aaba ka ragsanaa munaafiqaane, haddaysan qabyaalad ahayn?. Waakaas oo cadawgaagi shalay waa walaalahaaga maanta -Xabashi-, tut, tut, tut.

Suaashaas waa mid u baahan inaad ka jawaabtaan, ileen dadkii aad cuntada u diideen waaye kuwa Xamar soo dhoobtey oo dhinaca dawlada hunguri ka soo raadshe. Xamar dhinaca waqooyi markaad joogteen yaa dhinacaas ku noola oo idin ag joogey? maxaa beeraleydii gobolada Bay iyo Bakool Xamar u imaadeen? aawey nimankii ilmaha gaajada u dhimanaayey dhaley?

 

Su'aalahaas is weydiiya bal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Sooomaaaliiina, please!. Beeraha sida ay Shabab uga shaqeeyeen oo u dhiirrageliyeen lama maqal oo lama arag, hay'adaha UN-ka ayaa qirtay taas.

 

Cambuulo, adiga kuuma jeedo e qabaailka ay haybta wadaagaan ee muqaawamada hormuudka u ahaa ayaan ula jeedaa.

 

Buona notte, Jacquilina ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Somalina;807277 wrote:
It's a wrap!

 

Sidaas ayaa la iskaga celiyaa Maaddeey. Bar ama Baro!

R-da ha shidin, D-da lee! ;)

 

Bona notte (ancora)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabab before anything , they should take care of thier four wifes .

 

 

Walaahi jihad ninkii Iska dhaadhiciyey he must be on serious drug .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this