Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

Al shabaab massacre in Mogadishu wipes out a whole family

Recommended Posts

Al-Shabaab claimed responsibility for the attack, saying it had fired more than a dozen mortars at the heavily-fortified presidential compound.

 

The attack was the second in a week and will raise doubts about claims by the government and African Union troops that it has now cleared the capital of militants.

 

Last week, a suicide bomber dressed in army uniform blew himself up in a restaurant opposite the presidential palace, killing six people.

 

The latest attack involved the use of short-range mortars but it is not clear where they were fired from. Villa Somalia, as the presidential compound is known, is normally beyond the range of mortars launched from outside the capital, suggesting the attack was launched from within.

 

Al Shabaab claimed that it had killed five AU, Ugandan soldiers and 11 government troops but the AU insisted only civilians were killed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqeyn aan la ogeyn sida ay u dhacday ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtooyada halkaas oo ay ku wax yeeleeyeen qoys ka koobnaa 6-ruux.

 

Sida ay qortay wakaaladda wararka AP ayaa waxaa duqeyntani ku geeriyooday afar caruur ah iyo waalidiintooda, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 12-ruux oo xaafadd ah.

 

 

Kooxda Al-Shabaab ayaa duqeymahani sheegtay kadib markii ay barta internettka ee Twitterka soo dhigeen qoraal ay masuuliyadda ku sheeganayaan.

 

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan sheegay in ay magaalada Muqdiso ka xoreeyeen kooxda Al-Shabaab ee dhawaan ku biirtay ururka Al-Qaacidda.

 

Qoyskii duqeymahani ku dhintay ayaa waxaa saakay lagu aasay Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun kuwan islaamka halaga qabto imikay odhan doonan sidoodi gaalanu dilnay subxaan dad dhig islaam banaystey akhiro halkay geli.Allah ha u naxariisto masakiinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this