Sign in to follow this  
kingofkings

SYL were criminals (Astaghfirullah)

Recommended Posts

Showqi   

Mar hadii aynu dadkii Soomaaliyeed baabi'iney oo aynu ka dhignay wax la dilay, waxa qaxay iyo wax wadankooda dhexdiisa qoxooti ku ah! wadankeeniina aynu ka dhignay dhinac ilaa ka dhinac mid burburay dee waxa inoo hadhay oo kaliya waa Taariikhdii ay ummadda Soomaaliyeed wadda lahayd, markaa iyadana waa in aynu baabi'inaa iminka.

 

Soomaalidu waa dad aan dowlad laheyn,,,Check

Soomaaliya waa dad aan dal laheyn,,,,,,,,,,Check

Soomaalidu waa dad aan Taariikh lahayn,,Xaalada aynu hadda ku socono:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waxaa ka daran waagii horee tv yada aduunka somaalida lagama waraysan jirin waayo dadku wuxuu ku jaan go'anyahay dalkiisa haduu dalkiisu qiimo leeyahay qofkiisuna qiimuu yeeshaa. aduunka waxay fiirin jireen dalkiisa ee ma fiirin jirin suudhkiisa.

 

Hadda ama iminka waxaan furanay tv',,yo aad u fara badan anaga kaliyaa is af garanayna,waxaa dhaanta adoo fiirsada waraabe ilmihiisii dhex jiifa oo godkii biyo ugusoo galeen ama planet tv

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Old Guy gave no reason,may be he was just pissed off or he can enlighten us a little bit more.i always had my suspicions on syl and how come they

never engaged in a warfare to kick the italians? the only real somali leader who fought for indepedence was sayid maxamed and he deserves my utmost respect and not some shadowy 13 banana organization.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Maxa laga fahma nimankan hadalka is dhex wada, dhaqan xuma o eedeb daranaa. The guy in the beige needs to be quiet and let the man finish even a single sentence and what's up with the hand kissing at the end :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this