Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

SSCD party opens political offices in Hargeya and Laacaanood+PICS

Recommended Posts

Urur Siyaasadeedka Somaliland Sinaan Cadaalad Iyo Dimuqraadiyada SSCD ayaa maanta Xafiisyo ka Furtay Magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood, Daawo Sawiro+ Dhegayso Khudbadii Gudoomiyaha Md Kayse Cabdi

 

March 6, 2012 -

Hargeysa/Togaherer 06 03 2012

 

Urur Siyaasadeedka Somaliland Sinaan Cadaalad Iyo Dimuqraadiyada SSCD ayaa maanta Xafiisyo ka Furtay Magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood,

 

ritaan loo qabtay Xafiiska Dhexe ee Urur Siyaasadeedka SSCD ayaa waxa ka soo qayb galay Dadweyne Farabadan oo isugu Jiraa Madaxdhaqameed , Dhalinyaro, HAween Masuuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan Madaxda Urur Siyaasadeedka SSCD.

 

Xafiiska uu ku yeelanayo urur Siyaasadeedka SSCD Xaruntiisa Dhexe ee Hargeysa ayaa waxa Xadhiga ka Jaray Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SSCD MD Kayse Cabdi Yusuf .

Gudoomiyaha ayaa Madasha Furitaanka waxa uu ka jeediyey Khudbad Dheer oo uu kaga Hadaly Xaalada Bariga , gogosha Nabada ee Bariga , hamiga Urur Siyaasadeedka SSCD iyo Waxyaabi badan.

 

Halkan Ka dhagayso Ereyadii Gudoomiyaha Urur SIyaasadeedka Somaliland Sinaan Cadaalad iyo Dimuqraadiyada Md Kayse Cabdi Yusuf..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Naxar Nugaaleed;799520 wrote:
Urur siyaseedka calool uu shaqeystayasha aan waxba is falin would have been a better name.

Good point.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

As an entrepreneur people's wants and needs should be given at most priority. Balse waxaan la yaabanahay kar urur baan abuuray leh illeyn horaa loo yiri - Qofkaan quusan isagaa quus ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Khatumoo should join the frey and make their own party, no need to fight in this day and age. Even in the old Somaliland people joined political groups like USP and SNL. I use to wonder if it was wise to open up and make room for more political parties in such a young democracy as Somaliland, but if our folk in parts of Sool and Sanaag that are not active participants at the moment join in the democractic process it will be well a worthwile effort. Still I can only imagine if the electorate gets divided in the main cities along smaller political groups, it will be a headache to govern in such an environment!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looooool the so-called political party consists of 5 men. The supporters are all from one immediate family (brothers, cousins, sisters, nephews and nieces). The office is a mud house, with jinkaat on top as a roof. :D :D

 

keyse abdi yusuf knows that somalia will remain somalia. he knows Khaatumo State exists. All he is doing is, getting his money (the hundreds of million of dollars the SNM get from Europe and Britain) and he gets to sexually seduce couple of Hergeisa chicks while at it.

 

 

Hustler iiga dhee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Freshprince waa dayuus aan waxba isku falayn, miyaanay hooyadaa Lander ahayn? Mida kale hablaha reer hargaysaa miyaanay soomaali ahayn xishmad iyo qadarin kaa mudan? This bashing of Somali women needs to stop once and for all, by both sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this