Sign in to follow this  
samjamaa

Somali Bantus

Recommended Posts

Juxa   

Malika yes they were called cida carabta but when saying cida J it was said with contempt even as children knew the difference

 

Oh well I accept we can eradicate ignorance within the Walls of sol but we can shame deregotary conduct and behaviour by calling it what it is

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

LooL Nuune, ma aragtaa anything goes on that website marmar, you should create a page for you tribe of Somali jinn. :D

 

Malika;798234 wrote:
As someone whom came from generations born outside Somalia, I tell you this - I remain or shall I say we remained Somalis. We were never going to be a Zulu or a Mchaga - reallity is that, we weren't genetically part of the society we lived in. It's the same now , I can claim to be British but will never be English. Marka, the bantu Somalis are nationally Somalis but not ethnically - thus will remain on the margins of the Somalis...

I don't think such comparisons can be made here, Malika. See you may never be English because you are a recent immigrant. However, the English peoples are historical made up of a collection of peoples from what's now known as the Scandinavia nations and Germany. Similarly, for the Somali, our origins ( according legend) lie in the ME and the across the horn. What has never settled well with me is that the larger groups tend claim that they trace their origins to great Arab sheikhs iyo wax lagu faano and yet the smaller Somali tribal groups across Somalia are said to be of unfavourable origin. Waxbaa gadfan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Blessed, as Jinns we don't have such portals as the internet or computer screens, we go with the follow, at least I multitask whomever I interact with, Jinns, or insi.

 

Technology is something of a past for Jinnis when they were mad about it 7 million years ago, that is 89 million human years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Loool... but, of course! I mean give us mere mortals a window into their world.

 

I've Ibn Taymiyyah's Essay on Jin somewhere in the house, should get to it sometime soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Blessed, Ibnu Taymiyyah, ummadeena ma tihid kolkaa, waxoogaa waxbaa kaaga bilaaban Jiniyada,

 

It took me 18 years inaan la xidido Jiniyada, marka it is not easy, laakin from time to time I will report some interesting stories, hada maalin dhaweed tacsi tooda ayaan ka qeeb galayey oy igu casuumeen, illeen bilaash looma oran Jinni iyo insi, wax similarities oo u dhaxeeyaa maba jiro xataa when it comes meyd la aasayo, waxey aheyd gabadh yar oo saqiirtey well waxey ku dhax dhimatey caloosha tii dhashey(mind you calooshooda dhanka dhabarka ayuu xigaa), adi waxey foolataba ilmihii ayey soo tuurtey, waxeyna pregnant aheyd afar maalin oo qura(you probably heard of Soomaalideena hadal qabsiyo ay leeyihiin ayaa waxaa ka mida alla heblaayo ilma dhaloow badnaa oo dagdag badnaa ma Jinni baa, there you have it).

 

Ilmihii waan aasney, laakin inta aan la aasin ka hor baa waxaan sameenay lafihiisa iyo maqaarkii jirka ayaan kala soocney, wixii lafo ah gooni baan dhinac u dhigney, wixii skinka ahaana dhinac, adu skinkii oo sidiisa ah oon lafa laheyn ayaan xabaalney, lafihiina waan soo aruursanney, waana sheeka dheer wixii lagu sameyn lahaa lafahaas, balse intaas ayaan maanta kuu sheegayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;798310 wrote:
Blessed
, Ibnu Taymiyyah, ummadeena ma tihid kolkaa, waxoogaa waxbaa kaaga bilaaban Jiniyada,

 

It took me 18 years inaan la xidido Jiniyada, marka it is not easy, laakin from time to time I will report some interesting stories, hada maalin dhaweed tacsi tooda ayaan ka qeeb galayey oy igu casuumeen, illeen bilaash looma oran Jinni iyo insi, wax similarities oo u dhaxeeyaa maba jiro xataa when it comes meyd la aasayo, waxey aheyd gabadh yar oo saqiirtey well waxey ku dhax dhimatey caloosha tii dhashey(mind you calooshooda dhanka dhabarka ayuu xigaa), adi waxey foolataba ilmihii ayey soo tuurtey, waxeyna pregnant aheyd afar maalin oo qura(you probably heard of Soomaalideena hadal qabsiyo ay leeyihiin ayaa waxaa ka mida alla heblaayo ilma dhaloow badnaa oo dagdag badnaa ma Jinni baa, there you have it).

 

Ilmihii waan aasney, laakin inta aan la aasin ka hor baa waxaan sameenay lafihiisa iyo maqaarkii jirka ayaan kala soocney, wixii lafo ah gooni baan dhinac u dhigney, wixii skinka ahaana dhinac, adu skinkii oo sidiisa ah oon lafa laheyn ayaan xabaalney, lafihiina waan soo aruursanney, waana sheeka dheer wixii lagu sameyn lahaa lafahaas, balse intaas ayaan maanta kuu sheegayaa.

gabadha saqiirtay, ma somali bantuu' ba??? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

sharma-arke451;798316 wrote:
gabadha saqiirtay, ma somali bantuu' ba??? lol

Shaarka, maya sxb, waa gabadh yaroo Jinni ah.

 

 

Cambuulo, Ok waaye sxb, waa ii fiicantahey maahinoo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Juxa;798283 wrote:
Yes lads iyagaa loogu yimid. The Jubba and shabelle residents kasoo baar taariqda.

This can not possibly be true. Jareers are Bantu people and the Bantu expansion, originating in modern day Cameroon-Nigeria region, never advanced north of the Tana River in Kenya. Somalis and their ancestors have been in the Horn of Africa since time immemorial. This is why even today the immediate neighbours of Somalis in the NFD and Somali Galbeed are either Nilo-Saharans like Hamer, Mursi, Masai, Kalenjin, Luo or Cushites like Oromo, Rendille, Borana, Afars. The Bantu arrival in Horn post-dates that of Somalis by at least 1000 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

That's interesting, Nuune. Waxaan u malaynaa inuu sharmaarke ku su'aalo in aad yarta adigu dhashay. Hehehe. Ana waxaan leeyahay, huduu ilmuhu iska dhal yahay, marka hore sidee buu eekaadaa, marka labaad ma isku si baa loo aroosaa. Mida kale, jinka markaad rabtidi inaad aragto ma inaas u mirqaantaa mise si kalee loola xidhiihdaa. Haye, sheeko kale maanta bal nooga jac sii.. Aniga, hadal aan ku maqlo mooyaane, xidhiidhkooda maan niyeysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Blessed, wax ay banii aadamka la wadaagaan ma jirto, haba yaraatee, arooskooduna waa sheeka dheer, hada jaaniskaa igu yara yar laakin maalin an arooskooda ka qeeb galey baa waxaa i weheliyey laba Jinni ah oo meesha arooska ayaan u wada soconey, meeshii baan tagney, waa nala fadhiisiyey, qaboow iyo kuleel baan cabney, waxaa la sugayaa arooska iyo aroosada, waxaan sugnaba waxaa soo hormarey naagtii aroosada aheyd oo laakin luga iyo gacmo aan midkood laheyn, meesha sey ku soo gashey ama barxada ay u soo fadhiisatey waan arkayey oo kor bey ka soo dagtey, gabadhu wey indha shareerneyd yacni wajiga dhan ayaa u xirnaa aan ka aheyn lix indhood ay ku leedahay dhafoorka ioy qadaadka mooyaanee kuwaas oo duleel yar lahaa si ay wax uga aragto.

 

calaayata xaal wey fadhiisatey, waxaana isna soo dagey odeygeedi aroosi lahaa, isagu caadi ayuu u soo galey barxada arooska, iyadii buuna ag fadhiistey, inta uusan ag fadhiisan ka hor buu wax bir u eg oo weyn dhowr jeeer madaxa uga qaraacey gabadhii, waa dhaqan waxan, anu lama aan yaabin, bas wuu iska ag fadhiistey, ciyaartoydii ciyaari laheyd arooska iyo the band ayaa yimid oo iyagu u badnaa maansa-lugaleey iyo bahalo, ciyaartii waa dhamaatey meeshii laga kala dareeri lahaa lama kala tegin oo waayo waxaaba dhaqan ah in labadaa is arooseeso ay barxadaas ku aqal galaan oo halkaa isku jafaan ama isku garaacaan,

 

 

halkii baan fadhinney oon daawaneeney labadii aroos intey howshoodu dhamaaneeso, hadee waxaan arkey wax aan halkan ku soo qori karo ma ahan meeshan yaryar baa ka buuxa, laakin buug aan qorayo ayaan sheekooyinkan iyo dhacdadan khaaska ah ku soo qori doonaa.

 

Waan kala dareerney, labadii asxaabteydi aheyd ayaan isa soo raacey oo si fiican iigu sharraxey murtida ka danbeysa in labada is aroostey ay isla barxada arooska ku aqal galaan, taasna waa sheeka kale iyadna waa inoo mar kale.

 

 

su'aalahaaga, iska dhalka jinka iyo insiga sidee buu u ekaadaa, wuxuu noqdaa qaarka hore bahal, qaarka danbena Jinn, insi meesha waa ka baxey, hadii aad rabto inaad jinni aragto mirqaan looma baahna, kumanaan mirqaanta ayaa arki laheyd jinka hadey taas run tahey, aragtidiisa waxey ku xirantahey xiriir gooni ah ood la sameeso, aniga saan sheegayna muddo fara badan bey igu qaadatey 18 sano iney kalsoonideyda helaan oon qumaati u rafiiqno,

 

Ibn Taymiyyah warqadihiisa anoo todobo jir ayaan akhristey bari aan naxwaha baranayey oon xerow iska ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

There is so much ignorance about our identity, Ethnicity and culture.

 

 

But irrelevent of the ignorance, Somali Bantu's are Somali citizens and Sijui's are tanzanian and kenyans with no vote or share in Somalia's affairs. Wait till the we have elections and who will finally have a significant share and voice in Somalia. For sure it wont be the qurbojoogs, sijui's. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this