Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Khaatumo State Way Buuxisay Shuruudihii Maamul Goboleedka Looga Baahnaa Madaxweyne Shariif

Recommended Posts

Aaliyyah   

Hambalyo Khaatumo State..mashallah waa maalin aad u farxad mudan. Shiekh Sharif wuu ku mahadsanyahay.

 

Reer buhodle banaan bax aad u wacan ayeey qabteen. Alle ha garab galo, yaga weeye dhabarkii Khaatumo State wa yaga dadka maanta halka gaadhsiiyey. Ilaahay ha xafido. Sido kale reer bocame, reer laascaanod, reer taleex iyo reer Khaatumo iyo somaliwayn dhamaantoodba. Alle ha xafido.

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar we are so a like awoow eeg Khatumo aqoonsiga yara bay raban eeh guri xafadeedka Qolyahaa kale eh Somaliland waxay ku leeeyihin ilaahay weel weyn ba wax loogu barya eh aqoonsigi weyna aynu doonano:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;799234 wrote:
A khadar we are so a like awoow eeg Khatumo aqoonsiga yara bay raban eeh guri xafadeedka Qolyahaa kale eh Somaliland waxay ku leeeyihin ilaahay weel weyn ba wax loogu barya eh aqoonsigi weyna aynu doonano:D

;) Adiga lee is burinaaya awoowe. s/l soo iyana xaafad yar maaha maxaaad ku diiday somali oo dhan?

 

Anyway, this was all about being correct. KH needs no recognition from TFG and it got already from its people. It only wanted to tell to the TFG that those regions have their own admin and from now on no one else can represent them. However, the part-timers of so called journalists mainly those from KH incorrectly portrayed as that KH people are seeking recognition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Whether Khaatumo got recognition from shiekh sharif or not it would have still went on with its struggle.

With that been said, I wouldnt underestimate the recognition we received from Shiekh Sharif. It is good news. Alhamdulilah. I see Khaatumo State in the coming conference in Turkey.

 

Not to mention so called Somaliland plans to sit and talk with the TFG. Marka waxay ka gadi doonto muxu ahanayaan? marka shiekh sharif aqoonsatay Khaatumo State? ma khaatumo bay shegan doonaan?? mise sadexda magaalo bay waydisanayan in uu aqoonsado? waa suaal ii laaban taasi. Bal lets see.

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Khaatumo is claiming its own right place in the Somali political discourse.... Khaatumo is a blessing for all peace loving people of Somalia including secessionists lot. Buhodlites we hear you and thank you very much for the demo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

this was not easy and was not easy for sheek shariif either. However Khaatumo won this battle and it is important one. Next diplomatic battle will take place in Nariabo and Kampla. Turkey is impotant too and khaatumo diplomacy must reach soon rather later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;799236 wrote:
;)
Adiga lee is burinaaya awoowe. s/l soo iyana xaafad yar maaha maxaaad ku diiday somali oo dhan?

 

Anyway, this was all about being correct. KH needs no recognition from TFG and it got. It only wanted to tell to the TFG that those regions have their own admin and from now on no one else can represent them. However, the part-timers of so called journalists mainly those from KH incorrectly portrayed as that KH people are seeking recognition.

maya wa guri aad u weyn oo inaga badan,Somali hada la wada heleyo aniga ba jeclaan laha laakin ma heleyna ba ka horeysa ,inteena aynu iska nab nabano Qoladi is lahayd pudhlayn iyo kuwi ehelka ay ahayeen ayaa galkacyo ku heshin wayey ilahoow sidooda ha inaga dhigin amin dhe awoow.

 

A khadar wa iska caadI wariyashu aqoonsi bay rabaan dadka reer woqoyiga ama reer Somaliland aqoonsi baa maskaxda ka galay midba siyaabo kale ha u doono aqoonsigasay ku dhegenyihin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;799261 wrote:
Xaaji, malaa waxay ducadu ku qurux badnayd Eebow sidaynu nahay yay reer Gaalkacayo isku noqon.

Maya inagu dad is jecel baynu nahay ma greenline bala inakala dhex dhigi kara macquul maha ma oog iyo gumeeys ba green line la marin kara macquul maha.Ma ceerigaabo ba greenline la dhex dhigi kara maskaxda ma galayso, ilahay ba inaga dhigay dad maskaxdooda isticmaalaya oo aminsan inay dadkanu marnaba kala marmayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno.

 

Taleexi waxaynu nahay dad caqliga u saaxib ah anigu oday weyn baan ahay dadka afka ii galin meysid

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

My dear Alliya, I wasn't underestimating the importance of getting this agreement signed between TFG and Khatumo, but was more saying it politically correctness. This was signing of an agreement between the two entities not how many news outlets portrayed as TFG recognizing KH.. This is a great achievement however after many hurdles. Job well done by Isimis, president Biindhe, his stuff and many Mogadishu communities who supported them.

 

And Lastly congrats to Khatimaties, more tasks still remain yet to complete..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ well said walaalo. wan ku fahmay. Waana run dadaal badan ayeey reer khaatumo mujiyeen oo ma aha arin si sahalan ku timid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War naga daaya bahasha Khaatumo cirkaas bay gashaye :) ... haddaan qayilka cuni aqaano waa barjan lahaa caawa - wiy oo wiy ....maxaa asaagay iga reebay oo aan khudaarta cagaaran goor hore u baran waayey :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Taleexi;799303 wrote:
War naga daaya bahasha Khaatumo cirkaas bay gashaye
:)
... haddaan qayilka cuni aqaano waa barjan lahaa caawa - wiy oo wiy ....maxaa asaagay iga reebay oo aan khudaarta cagaaran goor hore u baran waayey
:)

War markaadan aqoon bay ugu marqaan fiicantahaye bal barjee kolay garaabo uunbaad helaysaaye wax kale ma jiraane..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this