Sign in to follow this  
Che -Guevara

Sheikh Saciid Atam Joins Al-Shabaab

Recommended Posts

Muqdisho (RBC) Idaacadda ku hadasha afka ururka Al-Shabaab ayaa maanta siideysay cajalad ay ku soo duubeen saraakiil ka tirsan kooxda maleeshiyada ee ka dagaalanta buuraleyda Galgala ee goblka Bari ee maamulka Puntland taasoo ay ku sheegeen in si rasmi ah ay ugu biireen ururada Al-Shabaab iyo Al-Qaacida.

 

Cajalada laga siidaayey idaacadda Andalus ayaa waxaa ka hadlay nin isku magacaabay “hogaamiyaha mjaahidiinta Galgala” kaasoo magaciisa ku sheega Amiir Yaasiin Khaalid Cismaan (Yaasiin Kilwe) sheegeyna inuu kooxdiisa ku biiriyey Al-Shabaab iyo Al-Qaacida.

“Anigoo ah Yaasiin Khaalid Cismaan “Yaasiin Kilwa”, ahna Amiirka Mujaahidiinta Buuraha Golis, waxaan la mubaayacoonayaa [heshiis ku biiris] Amiirka Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiint Sh. Mukhtaar Abu Zubeyr, waxaanan leeyahay, waxaan kuugula baayactamay inaan ku maqalno oo ku adeecno culeys iyo fudeyd…”, ayuu Yaasiin oo Af- Carabi ku hadlayey.

 

Wuxuu intaa ku daray Yaasiin in wixii maanta ka dambeeya ay yihiin xubin firfircoon oo ka tirsan ururada Al-Qaacida iyo Al-Shabaab.

“Maanta oo taariikhdu tahay

 

Shabaab oo soo dhoweeyey

 

Idaacadda Al-Shabaab ayaa sheegtay in masuulinta Al-Shabaab ay soo dhoweeyeen ku soo biirista kooxda buuraha Galgala, waxayna idaacadu intaa ku dartay in ay u midoobeen waxa ay ugu yeereen “difaaca dadka iyo diinta”, siday idaacadu tiri.

Kooxda Al-Shabaab ayaa hadda ah xubin ka tirsan ururka Al-Qaacida ka dib markii 9-kii bishan Febraayo kooxdu si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ku biirtay ururweynaha Al-Qaacida.

 

Kooxda Atam

 

Kooxda maleeshiyada ee uu hogaamiyo Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa ka dagaalanta buuraha Galgala oo xagga koonfur galbeed ka xiga magaalada dekeda ee Boosaaso.

 

Maamulka Puntland ayaa bishii Agoosto 2010 ku dhawaaqay inay soo afjareen maleeshiyaadka Galgala ka dagaalama ka dib dagaalo culus o ciidamada Puntland iyo kooxdan ku dhexmaray deegaanka Galgala iyo dhulka buuraleyda ee ku teedsan.

 

Bishii May sanadkii 2010 ayaa Maxamed Siciid Atam oo ah nin Qaramada Midoobay ay u aqoonsan tahay nin ka ganacsada hubka xiriirna la leh Al-Shabaab, wuxuu baraha internet-ka ee ay adeegsadan ku faafiyey hadal uu ku sheegayey inuu ka tirsan yahay Xarakada Al-Shabaab, laakiin maalmo ka dib Atam laftiisa ayaa haddana warkaasi beeniyey isagoo sheegay inuu u dagaalamayo xuquuqda dadka reer Galgala oo uu sheegay in Puntland dhibaato ku heyso.

 

Waa kuma Yaasiin Kilwe

 

Amiirka cusub ee isku magacaabay hogaamiyaha kooxda ayaan la xaqiijin karin jiritaanka hogaamiyanimadisa kooxda maadaama uu kooxda hogaaminayey Maxamed Siciid Atam. Dhowr jeer ayaa warbaahinta AL-Shabaab ay soo xigatay rag kala duwan oo sheeganaya afhayeenimada kooxda ka dagaalanta Galgala.

 

Dadka ka faalooda arimaha kooxaha islaamiyiinta ayaa sheegaya inay aad u yar tahay waxa ay kooxda Galgala ku kordhin karto Al-Shabaab iyo Al-Qaacida oo labaduba taagdari weyn oo xagga militariga iyo dhaqaalahaba uu soo wajahay.

 

 

RBC Radio

Xafiiska wararka Muqdisho

 

http://www.raxanreeb.com/2012/02/kooxda-ka-dagaalanta-buuraleyda-galgala-oo-ku-dhawaaqay-inay-la-midoobeen-al-shabaab-io-al-qaacida-warbixin/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;794668 wrote:
che u wish to stop the rebuilding in fear u will be out-done but it will continue, new factory and hotel opening next week

i hope your small hotel will save you from alshabab in bosaso. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koox diimeed dagaal kula jirta Maamulka Puntland oo ku dhawaaqday inay la Midoobeen Xarakada Al-shabaab

 

Sabti, Feberaayo 24, 2012 (HOL) — Koox diimeed buuraleyda Galgala oo dagaal kula jirta maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay si toos ah ula midoobeen Xarakada Al-shabaab oo todobaadyo ka hor la midowday ururweynaha Al-Qaacida.

 

Hoggaamiyaha kooxdan, Sheekh Yaasiin Khaalid Cismaan (Yaasiin Kilwa) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxdooda ay ciidan ahaan iyo hoggaan ahaan ku biireen Al-shabaab, isgaoo xusay inay kordhinayaan dagaalka ay kula jiraan Puntland.

 

"Waxaan si cad u sheegaynaa maanta inaan la midownay Al-shabaab, ciidan ahaan iyo hoggaan ahaan, waxaana taageersannahay hoggaamiyaheenna Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr," ayuu yiri hoggaamiyahan oo sheegay inay tani guul u tahay mujaahidiinta Soomaaliya.

 

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali dheere) oo isaguna la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan ku biiirsta kooxda Galgala ay kusoo biireen hoggaankooda.

 

"Midowga mujaahidiinta, gaar ahaan middan waxay niyadjab iyo naxdin ku tahay cadowga Islaamka iyo kuwa la safan," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo intaas ku daray inay gacmo furan kusoo dhaweynayaan walaalahood.

 

Kooxdiimeeddan ayaa waxay labadii sano ee ugu dambeeyay dagaal kula jirtay maamulka Puntland, iyadoo dhowr jeer oo hore uu maamulku sheegay inay meesha ka saareen kooxdan, balse waxaa muuqata inay weli jiraan oo ay khatar ku yihiin Puntland.

 

Mas'uuliyiinta Puntland ayaa weli ka hadlin arrintan, iyadoo kooxda buuraleyda Galgala ee la midoobay Al-shabaab aysan ka hadlin midowgii Al-shabaab iyo Al-Qaacida ee dhacay bishan bartamaheedii.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;794678 wrote:
Who's Kilwa and what's his relation to Atam?

Who knows. Maybe he's one of those 17-25 year-old gangsters who used to hunt people in the mosques from 2008 to mid 2011. He's trying hard to get a value for his name but he shoots his own legs in the process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's all a desperate move. In the past we have told you Al Shabaab were Al Qaeda and that those fighting in Galgala were part of Al Shabaab. Now in the clear light of day you have Al Shabaab coming out and those who used to fight in Galgala also coming out.

Now where is he argument about defending sub clan interest and resources? It was all bull. This was Al Qaaeda and the aim was to terrorize the people of the NE as a whole regardless of clan.

 

It would be important if people understand who or what they support instead o being blinded by clan envy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab says extends reach into Somalia's Puntland

An Islamist militia group in Somalia's semi-autonomous Puntland region has merged with the al Shabaab rebel group, said the insurgents on Saturday, a union which threatens to destabilize the relatively secure area targeted by oil explorers.

 

MSNBC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

NASSIR;794630 wrote:
Neither SL nor PL can exert power on this this region since they're perceived as clan-based entities. The stability of Bosaaso environs is largely due to the peace-loving inhabitants of the region. I believe the United States should support a local administration in Sanaag & Haylaan & Western Bari a.k.a (Maakhir ) regions. The only effective solution is to help local efforts and local administration program that's independent of both PL & SL. Likewise, the newly formed Khatumo state needs
political[/] support and less intervention from the SSDF/SNM found admins.

The two track policy is just for that.

Don't you worry Mr. NASSIR. America and the western world are well versed our social fabric and clan and they are using it to their advantage and to our detrimental. Rest assured though, soon Maakhir will be dealing with Americans other governments as long as viable, credible Somali government is not there. It is a highly probable the merge of Maakhir and Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was always clear to all of us and the world who Al Shabaab were and this militia were part of Al Shabaab. It's time that we stopped this menace where ever it may raise it's head. Its a clear vindication for the admins action against this group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia promises west oil riches as diplomats vow to defeat al-Shabaab

 

 

Mark Townsend and Tracy McVeigh

Saturday, February 25, 2012

 

 

 

They expect the oil to flow within weeks. Coming from two miles underground, the crude should reach the arid plains of Puntland in the north-east corner of Somalia by April.

Around the same time, Somali diplomats say an offensive against al-Shabaab militia in the south of the country, backed by US drone strikes, should have damaged the Islamist group's "effective fighting capability".

 

Meanwhile, the UN plans to impose trade sanctions on the illicit international trade in charcoal, Somalia's "black gold" which not only funds al-Shabaab but also destroys the country's forests and led in part to last year's widespread famine.

 

The promise of stability coupled with the apparent discovery of oil reserves could help to rebuild this poverty-stricken country. But experts warn the west must not pillage the newly found resources of Somalia, or risk massively escalating the conflicts already in the region. Kenyan, Ethiopian and Ugandan soldiers are in Somalia fighting al-Shabaab and each country has vested interests in Somalia's future. Already a new militia, led by the unlikely-sounding Sheik Atom, has formed around Puntland's oilfields.

 

 

The Somali prime minister, Abdiweli Mohamed Ali, speaking to theObserver after meeting Hillary Clinton and David Cameron at the London Somalia Conference last week, said that in the future a share of natural resources would be offered in return for help with reconstruction. "There's room for everybody when this country gets back on its feet and is ready for investment," he said. "Although now is not the time.

"What we need is capital from countries like the UK to invest. If the private sector can come in and do the work, then we welcome them."

 

But many observers are uneasy about foreign interference in a country still emerging from 21 years of civil war and facing political transition. The mandate for Somalia's transitional government runs out in August.

 

Chatham House analyst Adjoa Anyimadu said: "There's already a lot of scepticism from parts of the Somalian community about the reasons for the sudden focus on Somalia and the reasons behind the UK's interest.

 

"The potential for things to go wrong is high, for the population to feel they are being undermined or invaded by foreigners. Al-Shabaab has little credence with many Somalians but a foreign intervention could create a common enemy."

 

While a new wealth could bring back the diaspora, she said, they too would need to be wary about riding roughshod over respected clan structures. "There are big gulfs between the experiences of those educated abroad and those living in Somalia. Everyone has a duty to make sure the population really does get a say in establishing governance so that it is seen as legitimate. The pressing issue remains food and security."

 

Mark Bradbury, director of the Rift Valley Institute and author of several reports on Somalia, said oil was "a big game changer". He added: "The international community has been very quiet on the whole exploitation of minerals and hydrocarbons. There is clearly potential for dispute between the relatively stable Puntland and the rest of the country. The positive end would be a federal government put in place with international support; the negative, a Somalia being divided up by international military forces."

 

Markets expert Stuart Joyner, of Investec Securities in London, warned against the Somalis getting too carried away with the oil discoveries.

 

"Somalia obviously has oil potential because it's very close to some of the big east Africa finds and people are looking for more. It's a very poor country so it's going to help them, but in the global oil industry it's nowhere.

 

"I'd be flabbergasted if the Puntland fields were worth the time of the big players such as BP or Shell. It will be more private investors."

 

So the real corporate goal may well be not what is due to arrive on the surface next month but what is known to be under the Indian Ocean off Somalia's coast – where sovereignty is unclear.

 

Drilling in Puntland by the Canadian firm Africa Oil began last month and transitional government officials, in London for David Cameron's conference, said pipelines to the country's ports had been laid.

 

Civil war, insecurity and lack of infrastructure ensured that the region became a no-go for western companies from the early 1990s when the government collapsed, leaving local warlords and militias to claw out territories.

 

For Americans, Somalia still holds the painful memory of the "Black Hawk Down" incident of 1993 when 18 members of a US helicopter assault force and an estimated 700 Somalis were killed in a battle in Mogadishu. A senior Somali delegate in London last week said creating the conditions for stability was essential. "If citizens of Britain are kidnapped, then that will interfere with progress."

 

Dahabo Isse, from Mogadishu, and a prominent member of London's Somali community, is among those concerned at the prospect of western multinationals profiting from their resources. "If resources go to the people, then fine, but if they take most of the oil money outside it is a worry."

 

Source: Guardian

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this