Sign in to follow this  
Somalia

Welcome Saylac State of Somalia

Recommended Posts

Somalia   

Beautiful flag, it has a Ottoman feel to it. Guul. Welcome Saylac State of Somalia. The people of Saylac have spoken.

 

http://www.saylacstate.com/

 

slide1.jpg

 

Maamul goboledka Saylac State Of Somaliya

 

 

Published on Sunday, 12 February 2012 02:53

 

Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loo dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA .

 

Sababaha keenay in bulshaweynta kudhaqan xeebaha galbeed ee somaliland ay kudhawaaqen Maamulkani SAYLAC STATE uu yahay cadalad daro iyo amani daro kaga timiday maamulka Somaliland iyo Dowlada JABUUTI oo cadaasi iyo hagardamo iyo dhulbalarsi kuhaysa umada kudhaqan deganadaas,iyadoo dowlada jabuuti ay ka faa'ideysanayso burburka Dalka soomaliya.Waxaa udheer inaasi hurumar la'aan soo food saartay bulshadaa kudhaqan deegana ay ka arimanayso SAYLAC STATE oo ah Magalooyinka SAYLAC,LUGHAYA,BOON,GARGAARA,iyo boqolaal tuulo oo hoos yimaada Degmooyinkasi,sidaa awgeen waxay beelaha degan deeganadaas ay si caqfiyow uga baraandageen inay katashadaan aayahoodo ,iyo inay laqeyb sadaan walalahooda somaaliyeed midnimada iyo horumaka usoo ifbaxaya .

 

Habdhismeedka dowlada SAYLAC STATE of SOMALIYA waxa lashacin todaabadada foodaa inagu soo haya .

 

 

 

wabillahi towfiiq

 

 

 

wixii taagero ah nagalla soo xiriira

 

admin@saylacstate.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;789718 wrote:
Awdal state oo laba juffo oo si kala baxday:D

It's ok, so long as the seccesitionist have have unionist on both side of the triangle towns it's fine by me.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;789732 wrote:
It's ok, so long as the seccesitionist have have unionist on both side of the triangle towns it's fine by me.
:D

There is nothing unionist about one clan with 2 subclan states in the diaspora:D

 

Haa walaato

 

Dadkanu mala midnimada si qaladay u fahmeen

 

Adeeer xita hadaad xafladeyneysan midnimo ku xafladeyaa:D

 

Reer khaatumo for instance xafladoodu wa mid wa sax saasi , laakin sadex madaxweyney Leeyihin:D

 

Xita sadex caasimadood bay leeyihin buuhoodle taleex iyo tukaraq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waryaa aflagaadada jooji haddii kale waxaan ku xasuusinayaa inaad leedihiin

 

Multi clan system ... oo saddexda habrood ah iyo weliba waxyaalo kale oo aan ogahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;789741 wrote:
Waryaa aflagaadada jooji haddii kale waxaan ku xasuusinayaa inaad leedihiin

 

Multi clan systme ... oo saddexda habrood ah iyo weliba waxyaalo kale oo aan ogahay.

Wa kaftan ama dacayaad Taleexiyow inan reer khaatumo dadka ugu jecelahay so ma ogid idinku ba xita xisbi baad Somaliland ku leedihin meyey ninki keyse abdi yusuf ssc somaliland sinaan iyo cadalaad:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

OdaySomali;789742 wrote:
I propose all Somalis merge and unite... what a though.

Fikradaadaa iga sii fiican. All Somalis should merge indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this