Sign in to follow this  
xiinfaniin

Development Money Misused in Somaliland Region

Recommended Posts

agaasimaha_iscasilay.jpg

 

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Iscasilay, eedeyna usoo jeediyey wasiirka Arrimaha dibadda iyo wasiirka Madaxtooyadda Somaliland

 

Talaado, Febraayo 14,2012 (HOL)- Agaasimihii wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, Mr:Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa xilkii agaasimenimo ee uu wasaaradaasi ka hayey iska casilay, soona bandhigay Musuqmaasuq iyo maamul xumo hadheeyey wasaaradaasi.

 

Maxamuud Raage Ibraahim waxa uu soo bandhigay lacago xad dhaaf ah oo uu sheegay inuu lunsaday wasiirka Arrimaha dibadda, isla markaana ku taageeray wasiirka Madaxtooyadda Somaliland lunsigaa hantida Qaranka sida uu tilmaamay agaasimuhu.

 

Sidoo kale, waxa uu xusay in labadan wasiir ay samaysteen urur siyaasadeedka NASIYE, kaas oo miisaaniyaddii wasaaradda lagu maalgaliyo, taasina uu sheegay inuu Aqbali kari waayo inuu daawaddo hantida ummadda oo si gaar ah loo xadayo, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inuu labadaas masuul uu dalka ka qabto.

 

Maxamed Raage wuxuu eedeen weyn usoo jeediyey wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, waxaanu yidhi “ madaxweyne waxa layaab noqotay oo aan maanta si toos ah kula hadlayaa si aan kugu hiiliyo oo xaqa kugu hiilayo wasiirku waxa uu nagu amray in aanu siino kharashkii lagu furayey xafiiska koonfurta Sudaan,oo kharashkaasi ahaa 64,000 oo dollar, waxaan muddo afar bilood ah laga joogo sugayey in xafiiskaasi la furo ilaa maanta ma furno, kharashkiina xogo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ururada qaarkood lagu furtay”

 

“waxaan sheegaya Sadex boqol iyo afar kun iyo shan boqol, laba iyo sagaashan dollar uu isagu maamulay oo uu sheegay inuu xafiisyo cusubku furay, arrintaasna aanay waxba ka jirin” ayuu yidhi.

 

“ madaxweyne kala dooro qaranka Somaliland iyo laba wasiir, labadda wasiir ee Arrimaha dibadda iyo Madaxtooyadda xisbi ayey leeyihiin xisbigana waxa la yidhaa NASIYE, ma dhacayso inay labaddaas qof oo kaliya wax ku sheegaan” ayuu agaasimuhu intaas raaciyey.

 

Dhinaca kale, wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Md: Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa eedeentaas ku tilmaamay qaar aanay waxba ka jirin, isla markaana agaasimaha ku eedeeyey inuu gudan kari waayey shaqadiisa, isla markaana uu digniin siiyey, taasina ay keentay iscasilaadiisa.

 

“ agaasimuhu wuu gudan kari waayey shaqadiisa, hawsha wasaaraduna way balaadhan tahay, isna khibrad intaas leeg muu lahayn, waxaana u qabanay khabiiro tobabara nasiib daro taasna wuu ka soo bixi kari waayey, sidaas darteed ayaanu digniin u siinay” ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin lacagtaas lagu eedeeyey inuu lunsaday.

 

Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Corruption in Somaliland must be the worst in Somalia. There's no a day but there's a corruption allegation against incompeten minster on television.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This allegation is particularly credible given the man alleging it was an official in General Directorate.

 

Note:

In one instance, $64,000 directly went into foreign minister's pocket. This is the budget for an outreach office in Jubba, South Sudan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I guess it's because of that 'culture of corruption' that we've been asked by the London Conference organizers to come share with the rest of you lot on 'how to live like a civil society' :D

 

Aduunyo, and the world wonders why they are a mess...

Share this post


Link to post
Share on other sites

On another note, perhaps Dr Mohamed Abdullahi understands that it is never a good use of development money to spend on opening offices for unrecognized state :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I am afraid my findings wont address or compensate the apparent, serious anomalies in your assumptions about Puntland.

 

But the corruption in Somaliland is the news here waryaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mintid Farayar;789155 wrote:
I guess it's because of that 'culture of corruption' that we've been asked by the London Conference organizers to come share with the rest of you lot on 'how to live like a
civil society
'
:D

 

Aduunyo, and the world wonders why they are a mess...

Like all secessionists yarkaanu wixi ayuu run mooday, that was a consolation goal offered to you after the conference organizers and the Brits beat you to it by 10 goals to nil. With all the secessionist cries and whining when forced to attend the Brits told you, its ok, don't cry no more you coming to share your good governance with the rest of Somalia Looool. Oh yeah we all know the secessionists are attending a conference for Somalia just to do that kkkkkk.

 

As usual and expectantly, the secessionist were not known to be politically bright. Haahey taasaa run ah, bahasha siyaasada ladhoho way idiin ogaysay waa hore, emotions ayaa idin wada. Hold your horses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;789239 wrote:
^^I am afraid my findings wont address or compensate the apparent, serious anomalies in your assumptions about Puntland.

 

But the corruption in Somaliland is the news here waryaa

You're still Salty as ever about Somaliland huh? Take a trip old man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this