Sign in to follow this  
Duufaan

Ciidomo cusub oo kusoo biirey Khatumo State

Recommended Posts

Duufaan   

Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle soo gaadhay ciidamo si weyn u Hubaysan oo kasoo goostay Maleeshiyada..

 

 

ka amar qaadan jrtay Mahad Canbaashe oo ah nin u shaqeeya maamulka cadadiska iyo hagardamada ku haya shacabka Khaatumo.

 

Hadaba Ciidamadan oo tiradoodu gaadhayso 35 ayaa kasoo goostay jiida Ganbadhe, waxayna ka biyo diideen Xasuuqa Shacabkooda Khaatumo ee Buhoodle iyo Laascaanood.

 

Gelinkii danbe ee maanta ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ciidamadan oo watay hal Gaadhi, waxaana Ciidamadan soo dhawayntooda ka qayb qaatay madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaliya iyo Shacabka reer Buuhoodle oo yaguna Caleemo qoyan ku soo dhaweeyay Ciidamadaasi.

 

Waxaana soo dhawayn kadib Ciidamadan loo ka xeeyay dhinaca aqalka Madaxtooyada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana goobtaasi Ciidamada kula Hadlay Wasiir ku Xigeenka Khayraadka dabiiciga ee Maamulka Khaatumo Cabdi Shube oo si weyn ugu bogaadiyay imaatinkooda ay kusoo biireen ciidamada Khaatumo State.

 

Waxaa iyaguna goobtaas ka hadalay qaar ka mida Ciidamadan ka yimid Gobolka Sool ee Xaruntiisa Magaalada laascaanood, waxayna sheegen inay maanta wixii ka danbeeya ay ka mid yihiin ciidamadooda u dhimanaya dalkooda ayna ka xunyihiiin intii ay u Shaqaynayeen cadowga Khaatumo..

 

http://www.lasanod.com/details.php?num=6919

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;787285 wrote:
^^ XX, haddii aan ku dhaho ka waran TFG da ayaa ka taliso Hargeysa.. waxaad i dhahaysaa maya. arrintaana sidaas ayay la mid tahay.

Dee may ka talisa hargeysa TFGida aad sheegeysiid laakin sool iyo sanaag iyo togdheer iyo awdal iyo saaxil iyo maroodijeex Somaliland ba ka talisa. Gacuur TFG kama taliso xita Jawhar oo Mogadisho u dhow

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;787290 wrote:
Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh..

TFG minister ma ciidan bu ka kaxaystey reerkisa ama tolkisa A khadar wanu oognahay ciidanka qaranka siday beeshinu uga buuxdo hadi kale maalinkasta lama odhan lahayn ciidan ba soo goostay sii goostay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't get it! Why is every soldier that escapes from the SNM militia in Laascaanood coming to Buuhoodle? Can't they join Ciidamada SSC ee Tukaraq joga?

 

This 50 or so soldiers came from Gambadhe, they could've joined Tukaraq cutubyo, but somehow, came to Buuhoodle?

 

What's their plan? The Somalidiids in here are quiet about this. Are they there to do "dhabarjabin" like they did in 2007 against Puntland soldiers in Laascaanood, sidii kuwi Xabsade ee jogay Toga Waqdari?

 

WAKE UP REER SSC, ASK YOURSELVES THIS QUESTION!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;787305 wrote:
^^ Take your crap to some where else! Aint interested it.

Because we differ in our political perspectives, doesn't mean you are right and I am wrong.

 

You follow the bandwagon, mate. You need to follow your own instincts!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I am and my own instincts tell me Khatimo needs no divisions and old BS of nugaal vs howd etc. It's obvious that you're not who you claimed to be so nice try.. Poor Blue bought it though..

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur.

 

Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan:

 

- 102 Xildhibaan.

- 3 Wasiir.

- 2 Wasiiru dawle.

- 4 Wasiir ku xigeen.

- 5 Agaasime Wasaaradeed.

- Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis.

 

ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta.

 

TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this