Sign in to follow this  
NASSIR

Mogadishu: Somaliland students complain about the Ministry of Education (Listen)

Recommended Posts

NASSIR   

Dhagayso.Arday ka timid Somaliland oo ku sugan muqdisho oo eedeeyey wasaaradda waxbarashada. Written by Maxamed Ciise

 

Muqdisho(SPR)Ardaydaani oo ka yimid deegaannada kala duwan ee Maamulka Somaliland islamarkaana tiradoodu gareyso 50-arday ayaa waxa ay sheegeen in muddo 4-bilood ah ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegeen ardaydaani Qaarkood oo maanta la hadlay idaacadda SPR xafiiska Muqdisho in dhibaatooyin xooggan ay la kulmeen markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho islamarkaana sida ay sheegeen laga masuq maasuqay deeq waxbarasho oo ay sheegeen in ay ka heleen Dowladda Turkiga.

 

Mustaf Maxamed Cabdi waxaa uu ka mid yahay ardayda ka yimid deegaannada Maamulka Somaliland waxa uu sharaxay sababihii ay u yimideen Magaalada Muqdisho, waxa uuna sheegay in ay doonayeen in ay dalka turkiga u aadaan Dalka Turkiga oo ay deeq waxbarasho ka heleen.

 

Sharmaake Cabdi oo inoo sheegay in uu yahay Guddoomiyaha Guddiga Arday ka timid Hargeysa ayaa sheegay in isaga iyo sedex oday loo soo wakiishay markii ay Muqdisho imaadeen aysan lakulmin wax ay filayeen layaabna ay kala kulmeen sida deeqdaasi loo qeybiyey.

 

Dhinaca kale Mustaf Maxamed Cabdi ayaa sheegay in ardaydooda ay go’aansadeen in muddo 3-maalin ah oo bari ku eg ay go’aan ka sugayaan. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, islamarkaana haddii go’aan u cuntama ka wayaan dib ay ugu laabanayaan deeganadii ay kayimadeen, isagoo sheegay in Muqdisho ay ka deggan yihiin Hotel lacag fara badanna ay ku socoto.

 

Waxa uu intaa ku daray Mustaf in markii hore iyaga qabiil ahaan loosoo xulin markii Hargeysa ay ka imaanayeen isaga oo ku eedeyey agaasimaha wasaaradda Waxbarashada in arrimahaasi uu ka dambeeyey sida uu hadalka udhigay. Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya oo aan la xariirnay ayaa inoo suuro galin in aan helno. Arrimahaani oo idil waxaa ay imaanayaan iyada oo arday deeqo wax barasho ka heshay Dowladda Turkiga ay maalimihi ugu dambeeyey ay ka ambabaxayeen Magaalada Muqdsiho.

 

Link

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

They should fill out a questionnaire asking them if they are Somalidiid or not

 

And then a ceremonial swearing session.

 

Keith%20Elison%20Swearing%20on%20Quran.j

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Not a good news for the TFG. The ministry has to fairly accommodate students from every region. This is a blemish on the efforts to create viable institutions. Somalis have to learn how to take nationhood out of the village into the nation, not vice versa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Turkey needs to investigate this and other complaints to ensure its scholarship programs aren't tainted by charges of corruption and nepotism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan oo kale waa ceeb, ceeb weyn waliba. In la masuqmaasuqo qeybtee ku lahaayeen. Yaa ogaado a fat afarjeeble in some bogus xafiis fadhiyo ayaa dad kale uu lacag ka qaatay ku diray, probably who were not students but dhoofdoon ahaa.

 

Since Oktoobar see u fadhin karaan Xamar oo waxba looga qaban waaye. Intaas ardey Xamar laga dhoofinaaye. I hope Turkiga extra deeq waxbarasho gaar ah bixiso, solely for these students and directly managed by them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not surprised at all this is c'mon thing in Mogadishu,they do/done to everyone. As long as these scholarships administered & managed by these corrupted TFG officials the problem will stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

This is just a microcosm of the greater problems we suffer in Somalia of corruption and nepotism based on clannism. This is why its so hard to sell somaliwayn to many Somalilanders. Can they be blamed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

There is too much corruption in mogadishu and the current government is not showing the willingness to combat this problem. Puntland too is complaining about, that its share of the turkish aid, specifically a medication that was meant for the hospitals to use for a whole year were sold in mogadishu markets by the very ministry of health officials who suppose to distribute it fairly to the respective regions.

 

PS: I am not surprised as corruption is a culture in some parts of our country and which is the very reason why we could not get a proper government for a long time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

peasant;786567 wrote:
There is too much corruption in mogadishu and the current government is not showing the willingness to combat this problem. Puntland too is complaining about, that its share of the turkish aid, specifically a medication that was meant for the hospitals to use for a whole year were sold in mogadishu markets by the very ministry of health officials who suppose to distribute it fairly to the respective regions.

 

PS: I am not surprised as corruption is a culture in some parts of our country and which is the very reason why we could not get a proper government for a long time.

Masuqmaasuqa Xamar kaliya kama socdo. Meel walba Soomaaliya ka mid ah ka socdaa. Xamar maadaama hay'adaha badankood joogaan, kaliyana ku eg isla Xamar, saas ugu wacan inay ka masuqmaasuq badnaato meelaha kale. Teeda kale dadkaan masuqmaasuqa wado waa Soomaalidii dibadaha ka noqday, oo jeebabkooda waa weyn inay soo buuxsadaan u noqday, dad reerahooda Xamar iyo Soomaaliya degana ma'aha, waxee ka naxaayana ma jirto. Waa isla iyaga kuwa gatay booskii ardeydaan ku bixi lahayd, dad kale ka gateen oo dhoof raadis ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

MMA,, halkan ka Dhageyo. waa arrin laga naxo. Ugu yaraan ardey gaareysa 700 buu Madaxweyne Shariif ka ambabaxiyey Airportka Xamar to Malaysia Ardeydaan ka timid gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed tiradooda waa 50, weliba 12 ka mid ah ay yihiin gabdho. Waxaana markoodi hore laga soo xuley ardey gaareysa 350 ka dib imtixaan ay u fariisteen.

Si fiican u dhuux wareysiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this