Liibaan Posted May 5, 2012 KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 http://youtu.be/1oKJY88WPFg" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxda Xukuumada Maamul Goboleedka Khaatumo State oo Kormeer ku Tagay Geedka Barakeesan ee Berde Khaatumo, Caasimada Taleex " frameborder="0" allowfullscreen> Nairobi oo Si Weyn Looga Soo Dhoweeyay Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia oo Olole Iskaa Wax U Qabso ah Oo Ka Bilaabmay Caasimada Taleex Iyo Geedka Barakeesan ee berde KHaatumo Lasanod Online. Friday, May 04, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Waxaa si rasmi ah magaalada Taleex uga bilaabmay Olole Iskaa wax u qabso ah oo lagu dayactiryo dhismayaasha.. iyo qurxinta bilcida magaalada Taleex. Ololahan oo ay ka ka qaybqaateen madax sare oo ka tirsan maamulka Khaatumo, waxaa goobaha wax laga qabtay ak mid ahaa dhismaha Berde Khaatumo oo dhawaan ay waxyeelo gaadhay kadib Roobab watay dabaylo oo ka da’ay Caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex. Copyright © 2012 Lasanod.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 8, 2012 Xaflada Si Heer Qaran ah Loogu Dabaal Dagayey Maamulka Khaatumo State of Somalia Oo Dalka Switzerland lagu qabtay (Sawiro) Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Taageerayay Dhalashada Maamul Goboleedka Khaatumo State ayaa lagu qabtay magaalada Geneve ee Dalkan Switzerland. Xafladaan oo uu Aayadaha Qur’aanka Kariimka ku furay Sheikh Cabdilaahi Cabdi Caateeye oo Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyed ee Dalka France, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Safiiro ka tirsan Dowlada Kmg ee Soomaaliya, Wasiro Ka socday Maamulada Khaatumo State iyo Awdal State, Madaxda Jaaliyadaha Somalida ee ku Nool Dalkan Switzerland iyo Qaar ka Tirsan Jaaliyadaha Reer Khaatumo ee Qaarada Yurub , waxaana Dhanka Madadaalada ka qeyb qaadanayay Fanaaniin Soomaaliyeed oo ay ka dhex muuqdeen Samatar Xasan Samj,Cabdifataax Beyloot iyo Fanaaniin kale. Xaflad waxaa furay Gudoomiyaha Jaaliyada reer Khaatumo ee Switzerland Yaasiin Cabdiraxmaan, Waxaana Xiriiriye ka ahaa Cali Sugale oo isna ka mid Mas’uuliyiinta Sar Sare ee Jaaliyada Khaatumo ee Dalkan Switzerland. Waxaana Halkaasi Qudbado ka soo jeediyay Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka France Siciid Maxamed Dheere, Safiirka Dowlada Kmg ee Somaaliya u fadhiyo Magaalada Geneve Yuusuf Maxamed ismaciil (Yuusuf Bari Bari), Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Khaatumo State Aasiya Faarax Xasan, Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta ee Maamulka Awdal State Cabdirashiid Cabdullahi Iidle, Aqoonyahan Cusmaan Xaaji Xasan ( Cusmaan Badawi) iyo Qaar ka tirsan Hogaanada Jaaliyadaha Soomaalida ee Dalkan Switzerland. Waxaana Madasha gees gasta lagu xardhay Calanka Jamhuuriyada Soomaliya, Kan Maamulka Khaatumo State iyo Calanka Maamul Goboleedka Awdal State. Sidoo kale Waxa uu Gacanta ku haya inta badan Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn. Xafladaan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay Jawi aad u Wanaagsan. Dadkii ka soo qeyb galay ayaa waxaa ka muuqaneysay Shucuur iyadoo goobta ay soo buux dhaafiyeen Inta Badan Soomalida ku Nool Dalkan Switzerland. Si kastaba ha ahaate Maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu ka mid yahay Maamulada Aqoonsiga Rasmiga ah ka heysto Dowlada Kmg ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 8, 2012 Xafladii Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia, EE Dalka Switzerland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 26, 2012 They are still celebrating hahaha, umad ka xaflad badan wiligey maan arkin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 26, 2012 ^waan u jeeda in aad horumarka iyo midnimada reer khaatumo ka gubanasid. Ee waxkale qabso waa iga talo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 26, 2012 Khaatumo qorsheeso qoraalkeedu wuxu yahay qabqabliyo nin qalad wada ma qaloocin karaya qaadirow alahayow qiimaha dhulkaygana anagu ukhushuucnayee arligeyga gacan qabo Ameeen Ameen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 26, 2012 Aaliyyah;834456 wrote: ^waan u jeeda in aad horumarka iyo midnimada reer khaatumo ka gubanasid. Ee waxkale qabso waa iga talo. Not at all, but yes, I hate Khaatumo movement and I am not afraid to admit it, though I love all of SSC. Sorry for voicing my opinion, I will now leave this thread Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 31, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites