Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Somaliland's Buhodle Operation was an attempt to capture Ali Khalif

Recommended Posts

Dagaal ka dhacay Duleedka Buuhoodle, iyo Cali Khaliif Oo Dirqi kaga baxsaday Ciidamada Somaliland

 

Burco,(Qaran news)- Ciidmada qaranka ee Somiland ayaa u ruqaansaday xaga magaalada Buuhoodle ka dib markii uu saaka subaxdii hore uu magaalada Buuhoodle uu soo galay Cali Khaliif Galaydh iyo xubno uu watay, mamulka Buuhoodle ee Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday imaatinka Cali Khaliif Galaydh uu saaka ku yimid magaalada Buuhoodle, waxana sidoo kale jira kacdoon shicib oo ka dhan ahaa imaatinka Cali Khaliif Galaydh, taasi oo garab diidanaa imaatinkiisa ay saaka ka dhintay hal qof laba kalane ku dhaawacmeen gudaha magaalada Buuhoodle dadkaasi oo shicib ahaa oo diidanaa imaatinka Cali Khaliif Galaydh.

 

Sidoo kale ciidamda qaranka ee Somaliland oo markii hore magaalada u jiray 10 KM- ayaa iyaguna xaga magaalada u soo ruqaansaday, taasi oo ay la kulmeeniska caabin hase ahaatee ay jiidheen maleeshiyadii rasaasta kala hortimid, ciidanka qarnka ayaanay waxba ka ga dhiman dagaalkaasi, hase ahaatee waxa ku dhaawacmeen sadex askari, hal askarina ku geeriyooday mana jiraan wax khasaare ah oo ciidanka qaranka soo gaadhay, oo intaasi ka badani ilaa hada inta la hayo ,sidoo kale ma cada wax khasaare oo ilaa hada soo gaadhay dhanka kale. inkasta oo la sheegaayo dhimasho ku dhow tobaneeyo iyo dhaawac aad u tiro badan,

 

Ciidmada qaranka ayaa hada ku suga goobta la yidhaa Shan geele oo magaalada Buuhoodle u jira ilaa 3 KM- qiyaas ahaan, sidoo kale waxa ay dhowr aag ka hoganayaan duleedka magaalada Buuhoodle iyada oo ciidanka amar lagu siiyay in ay soo qabtaan Cali Khaliif iyo xubnaha la socda, oo aan tiradooda la cayimin, ciidamada qaranka ayaa joojiyay galitaanka Buuhoodle sida uu ku soo waramaayo wariyaha qarannews ee aagagaasi, taasi oo ay ka danbaysay ayuu wariyahu leyahay kadib markii Cali Khaliif Galaydh uu ka baxsaday magaalada Buuhoodle oo uu u talaabay dhanka xuduuda Itoobiya, sidoo kale dadweyne uu wariyaha qarannewsd kala xidhiidhay magaalada Buuhoodle ayaa u xaqiijiyay in uu Cali Khaliif Galaydh uu ugacan galay ciidamada Itoobiyaanka ee xuduuda meera ee dhawaan la sameeyay ee loo yaqaano New Police- kuwaasi oo uu hada la joogo.

 

Ilaa hada ma cada khasaaraha dagaalaka galabta bilaabmay oo hada lagu soo waramaayo in uu joogsaday aan ka ahayn intaasi aynu kor ku xusany, hase ahaatee wararka ayaa sheegaaya in maleeshiyada taabacsan Cali Khaliif Galaydh ay soo hub urursanayaan oo ay la dagaalami doonaan ciidamada qaranka oo si xoogan agaasi ugu sii qul qulaya una dul hoganaaya magaalada Buuhoodle oo ay iminka ka joogaan dhowr aag.

 

Sidoo kale ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka xukumadda Somaliland iyo maleeshiyada daacada u aha Cali Khaliif Galaydh oo ku saabsan iska hor imaadkan maanta iyo firxashada hogaamiyahooda oo la xaqiijinayo in uu ka talaabay xaga xadka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ee aaga Buuhoodle ay ka wadaagaan.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararkeena danbe

 

 

Qaran news

 

Burco

 

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D :D

 

The militia is defeated by Buuhoodle fighters, so Dr. Ali Khalif is in Buuhoodle . Macno Yare waaxid.

 

Bad news after bad news for the separatist goons

Share this post


Link to post
Share on other sites

As attested to by another supporter of the Khaatumo concept, Ali H. Abdulla of Wardheer News, after participating in the Taleex gathering, Somaliland has been busy hunting down the participants as they attempt to leave the region. Here's a quatation from his latest posting on Wardheernews:

 

The lack of actual loyalty to the Somaliland cause in the Khaatumo regions can be graphically illustrated by the failed attempt to apprehend the author and a member of the G62, the group that is behind the Khaatumo concept, on our way back from Taleh. The whole village of Yagoori where we stopped for the night stood up to the heavily armed militia deployed by the Somaliland administration from Las Anod to apprehend us and ship us to the infamous Mandhera prison. To preserver life and to avoid punitive retaliatory action by the Somaliland militia against the village, we decided to leave Yagoori on foot to areas outside the control of the militia, and we were eventually whisked to Galkayo in Puntland where we were welcomed with open arms. We traveled through hundreds of miles of unpaved roads and our 4X4 driver could only be compared to the best world class rally drivers for his dexterity at the wheel.

 

Unfortunately a few other delegates were not as lucky and got arrested in Berbera on their way back to their adopted countries.

 

http://www.wardheernews.com/Articles_12/Jan/Ali_Abdulla/25_The_Khaatumo_concept.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

bombastic clannish hegemony is no more, eh :D

 

I guess time has come for terror operations to commence. But it will not save the delusion.

 

Macno Yare, sheekadu hadda qaadicu dhariiq bay maraysaa , maaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ala seal team six miyaa? Operation my foot. You tried to spin the bad news coming from hawd, but failed miserably. What will be next, I wonder!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who's version of events should we believe, Xiin? Your version concocted in the cold of the Minnesota cafes or the actual guy on the ground who attended the conference and then had to run barefoot across the border, just like Ali Khalif?

 

I think these 'caravans' will be the death of you. All they bring are heartaches, high blood pressure, and a sense of growing irrelevence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aqri waxa Macno Yare qoray iyo sida Galkacyo ugu heellan tahay arrimaha Buuhoodle , OOdweynow :D

 

Markaan talaa lagu socdaa , ee uu sheeg the nomadic Yonis Mother to mind her livestock raising tradition and get hell out of the way waryaa :D

 

Macno Yare, lets talk about Somaliland Seals and their live operation to snatch Khatumo leadership :D

 

What a delusion

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder whether Ali H. Abdulla of Wardheer News is spinning the news regarding his barefoot dash for safety? That's what Xiin and Co. are attempting to convince us. Aduunyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yonis Mother has been sending messages to Buuhoodle, that she is not interested in wars, and the Love Mother is the bad one here

 

But i guess we are on an online fora , so I understand you're holding the line here :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some are telling us of their imagined glory, while their co-conspirators on the ground are sending S.O.S. telegrams describing how they fled barefoot. And here I thought the proper treatment for hallucinations was available in Minnesota.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"The lack of actual loyalty to the Somaliland cause in the Khaatumo regions can be graphically illustrated by the failed attempt to apprehend the author and a member of the G62, the group that is behind the Khaatumo concept, on our way back from Taleh. The whole village of Yagoori where we stopped for the night stood up to the heavily armed militia deployed by the Somaliland administration from Las Anod to apprehend us and ship us to the infamous Mandhera prison. To preserver life and to avoid punitive retaliatory action by the Somaliland militia against the village, we decided to leave Yagoori on foot to areas outside the control of the militia, and we were eventually whisked to Galkayo in Puntland where we were welcomed with open arms. We traveled through hundreds of miles of unpaved roads and our 4X4 driver could only be compared to the best world class rally drivers for his dexterity at the wheel.

 

Unfortunately a few other delegates were not as lucky and got arrested in Berbera on their way back to their adopted countries. One of these delegates is a British citizen who entered Somalia with his British passport. His only crime was to attend the Khaatumo Congress. The British Government that provides generous aid to the Somaliland enclave needs to take note of the way its citizens are being harassed and jailed without due process.

 

As if the harassment of the Khaatumo delegates were not enough, the Somaliland Administration mobilized its meager resources to invade Buhodle, another Khaatumo city near the border with Ethiopia."

 

http://www.wardheernews.com/Articles_12/Jan/Ali_Abdulla/25_The_Khaatumo_concept.html

 

 

The S.O.S. has been sent but it's too painful for some to accept. In order to respond, one would have to abandon the mirage....

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Need little help with geogrpahic here? Ali and his team are in Buhodle sleeping peaceful and SNM militia are lost in the Hawd bushes some showed up in Buhodle confused and though it's Burco.. So the rest of the spin is baaaaaaaaaac.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this