Sign in to follow this  
Somalina

Cadaado, Galgaduud

Recommended Posts

Carafaat;797750 wrote:
Faarax, are you or your folks from Cadaado. There is this guy in my town, he is also from Cadaado. you know what is name is? Faarax.
:D

No Bro. I am from NFD- But i have friends from Adado

Share this post

Link to post
Share on other sites
BOB   

Mjomba, Basically all Carafaat wants to know is which team do you play for? unani elewa au sio? Lol

Peace, Love & Unity.

Share this post

Link to post
Share on other sites

BOB;797932 wrote:
Mjomba, Basically all Carafaat wants to know is which team do you play for? unani elewa au sio? Lol

Peace, Love & Unity.

L0L.yes i figured what he wanted.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

gooni;797588 wrote:
Somalina

Ka waran hadaad geelaas ila kaxayso oo geedihii sarmaanta, iyo daranta ahaa ee balad weyne ila gayso, markuu xasilona, aad geedihii dhuurta ahaa oo hooska qaboobaa, hoostooda ubax sii barkato, intaan caanaha kuusoo lisayo?

Sarmaantu waa geed qodax sal buuran leh oo u eg qurac soo koraya marka dabayshu ku dhacdana sameeya foori sida clasic music oo kala ah

Dhuurtu waa geedo aad u dheeraada sida baxar saafka oo kale oo hoos fiican kana baxa ku dhawaadka wabiyada

Darantu waa geed gaab geelu ku dhanaansado ama milix ka dhito biyahana aad u cabsiiya

Ximan waa dhulka loo yaqaan galgaduud waana balaaran yahay, farduhuna aadka ugu dhaqmi jireen qarniyadii hore sida dhulka nugaasha waana dhul aad u balaaran,,, ficlan.

Cadaado waa magaalo yar oo cad iyo caano laga helo dad is yaqaanaa degan yihiin mana xuma hadii is maamul lagu sheego aan dawlad gaarin

Intaas aan idinku kordhiyo maadaama aad swedan iyo ohio ku dhalateen ama ku korteen.

Sheekada waa ka helay. :D

Geelka iyo aniga isku meel ma istaagi karno. Lo' waa kula raaca laakiin. lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Urur dhalinyaro oo Daljir la magacbaxay oo Cadaado ka wada mashruuc Layrar galin ah

Urur dhalinyaro oo Daljir la magac baxay ayaa waxa uu sheegay inuu magaalada Cadaado ka bilaabay mashruuc Layrar lagu galinayo wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Cadaado.

Xoghayaha ururka Daljir Galad Cilmi Siyaas ayaa waxa uu Idaacada codka gobolada dhexe faahfahin ka siiyay sababaha ku ka lifay inay shaqadan qabtaan, waxaana uu sheegay in markii ay arkeen baahida loo qabo Layrar xilliyada habeenkii inay hawshaasi u istaageen.

Siyaas waxa uu carabaabay inay ka miro dhalindoonaan mashruucan iyagoo la kaashanaya bulshada dagmada iyo maamulka, isagoo qaybaha kala duwan ee bulshada ka codsaday inay ka qayb qaataan sara u qaadida bilicda magaalada Cadaado.

Dhagayso http://galobalnews.com/wp-content/uploads/2012/03/galad-cilimi-siyaas-2.mp3

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

BOB;797932 wrote:
Mjomba, Basically all Carafaat wants to know is which team do you play for? unani elewa au sio? Lol

Peace, Love & Unity.

nini timu unajua kucheza kwa

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Somalina;802515 wrote:
Sheekada waa ka helay.
:D

Geelka iyo aniga isku meel ma istaagi karno. Lo' waa kula raaca laakiin. lol

Waan iska gartay markaad geelka tiri inaadan caano ila wadaagayn

Dal qurxoon iyo barwaaqo waa taalaa somaaliya,cigaal shidaad wuxuu yiri tigaad iyo dhul qurxoon waan soo arkay laakiin maxaad ku falaysaa xiid dhalay baan loogu adkaysanayn

xiit waa shinbir dadka ka nxixiya qaylao dheer xiiti xiito

tigaad waa barwaaqo ama dhul roob helay oo aad u qurxoon

waxba ha u qaadan kaftankayga oday waayeela inuu caanaha la kufo ayaa laga yaabaa!

halkaa ka wad barnaamjiyadii dal barista

have good day

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

gooni;803078 wrote:

Waayeelka waa ok in my book. Mahadsanid.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this