Sign in to follow this  
Maaddeey

Beledweyne: Cmaliyyah Istish-haadiyah Mubaarakah!.

Recommended Posts

Maaddeey   

War deg deg ah: Camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday Saldhigga ugu Weyn ee Ciidanka Itoobiya B/weyne ku leeyihiin.

 

Tuesday, 24 January 2012 04:39 Editor Hits: 356

 

Mujaahidiinta ayaa goordhaw camaliyad Istish-haadi ah ku qaaday saldhig weyn oo ay ciidamada Gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin magaalada B/weyne ee xarunta wilaayada Hiiraan.

Gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu ka kaxaynayay Naftiis hure Mujaahidiinta ah ayaa gudaha ugalay saldhigga Ciidanka Itoobiya ee Bariga magaalada.

 

Dadka magaalada B/weyne ayaa soo sheegay in qarax xoogan lamaqlay islamarkaana ay ciidanka Itoobiya ee halaagsamay ay rasaas culus ku furayaan magaalada oo idil.

 

Xiligii weerarku dhacayay ayay Ciidamada Itoobiya iyo saraakiishooda kulan muhiim ah ku lahaayeen xarunta degmada, weli waxaa socda daad gureynta Meydadka cadawga waxaana lafilayaa in saacadaha soo socda faah faahino dheeri ah ka dhashaan weerarka geesinimada leh ee saaka ka dhacay B/weyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Faah faahin kasoo baxeysa Qarixii Istishhaadiga ee Baladweyne ka dhacay.

 

Tuesday, 24 January 2012 08:05 Caanogeel Hits: 163

 

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxeysaa Weerar Istishaadi ah oo Saakay aroortii ka dhacay magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

 

 

 

Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lala beegsaday Xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyne oo Saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada Itoobiyaanka ee dhawaan lala wareegay magaalada Baladweyne.

 

Wariye ku sugan magaalada Baladweyne oo goordhow la hadlay Amiir Nuur Media waxa uu sheegay in Xaalad kacsnaan ah ay ka taagantahay gudaha magaalada Baladweyne, islamarkaana Ciidamada Itoobiyaanka ay gebi ahaanba xanibeen isku socodkii iyo dhaq dhaqaaqii ka jiray gudaha magaalada.

 

Wariyuhu waxa uu noo sheegay in goordhow Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ay kasoo dageen Labo diyaaradood oo nooca Helicopterka ah si ay u daadgureeyaan Meydadka iyo dhaawacyada Askarta Itoobiyaanka ee ku halaagsamey weerarkii Istishhaadiga ee Saakay dhacay.

 

Sidoo kale waxay Wararku sheegayaan in Xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyne ay goordhow ka baxeen Gawaari Uuraal ah oo Itoobiyaanku leeyihiin, si Garoonka ay u geeyaan dhaawacyada iyo Meydadka Askartii ku waxyeeloobay qaraxa.

 

Dhinaca kale Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo si horu dhac ah u sheegtay weerarkii Saakay ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa goordhow la filayaa inay Warbaahinta Shir Jaraa’id u qabtaan kana hadlaan Qarixii ka dhacay magaalada Baladweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin ah oo saaka aroortii ka dhacay Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa ahaa mid aad u xoogan oo gil gilay Magaalada oo idil.

 

Sida ay sheegayaan wararka Gaariga qaraxa fuliyay ayaa ahaa gaariga dadweynaha ee loo yaqaano BL-ka, kaasoo laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa, waxaana kaxeynayay ruux naftii hure ahaa.

 

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ka hor la maqlay rasaas la sheegay in Askari ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo taagnaa banaanka hore Xarunta uu riday, ka hor inta uusan gaariga ku soo dhowaan, kadib markii uu ku amray inuu joojiyo gaariga, balse ka dhaga adeegay.

 

Wariyeyaal ku sugan Magaalada Beledweyn ayaa soo sheegaya in qaraxa uusan geysan qasaare sidaa u weyn, gaar ahaan dadka rayidka ah oo xilliga uu dhacayay aanay goobta ka ag-dhoweyn, balse ay jiraan guryo qaar oo bur bur ku yimid.

 

Sidoo kale lama sheegi karo qasaaraha gaaray Ciidanka Itoobiya, inkastoo gaariga aanu u gelin gudaha Xarunta Gobolka, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Beledweyn.

 

Hase ahaatee Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay qaraxa ismiidaaminta ee lala beegsaday Xarunta Gobolka, kaasoo ay ku sheegtay inay ku dileen Askar badan oo saf ku jiray, balse ma aanay cadeyn tirada askarta.

 

Laakiin warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in gaariga qaraxa fuliyay uu markii hore damacsanaa inuu isku qarxiyo Hotelka Madiina oo ay degan yihiin, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, balse Ciidamo isku gadaamay Hotelka oo ammaankiisa sugayay ay gaariga celiyeen inta aanu soo gaarin laamiga looga galo.

 

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ayaa isku gadaamay goobta qaraxa ka dhacay, waxaana socda howl gal ballaaran oo ay ka wadaan Xaafadaha Magaalada oo idil, iyadoo uu hakad ku jiro dhaq dhaqaaqa guud ee magaalada oo Bandow ah.

 

Qaraxan ismiidaaminta ayaa noqonaya kii u horeeyay muddo saddex sano kadib ka dhaca Magaalada Beledweyn, kadib weerarkii ismiidaaminta 18-kii June sanadkii 2009-kii lagu dilay Wasiirkii hore Amniga Col. Cumar Xaashi oo xilli isaga saraakiil Odayaal ku sugnaayeen Hotelka Madiina lagu qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

it's good that your target was Eithos this time around .was afraid you massacre poor maryoolay as you usually do!. so well done maadeey intaas yaanan kaala bakhayline.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War he had no idea about this operation, ninyaho. Sources close to Maaddeey have even reported to us that when he first heard about this mission he started singing like Xasan Aadan Samatar " Ma run baa? MA RUN BAAA?" .......

 

 

(I claim poetic licence before Sayid comes). :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;779028 wrote:
^^ War he had no idea about this operation, ninyaho. Sources close to Maaddeey have even reported to us that when he first heard about this mission he started singing like Xasan Aadan Samatar " Ma run baa? MA RUN BAAA?" .......

 

 

(I claim poetic licence before Sayid comes).
:P

War nagada Sheikh maaday heeso ma qaade eeh xiligu is qarxida u dabaal degeyo eh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey Maadkeer, adiga iyo Barbaartaada difoosaha aad u tahay, what would you call this one below? "Camalxumo?" "Camaldaro?"

 

Shabaab Oo Masjid Ku Yaala Muqdisho Caawa Ku Weerar Bam Gacmeed Qasaare Geystay

 

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Alshabaab ayaa caawa fiidkii bam gacmeedyo ku weeraray masaajid ku yaala magaalada Muqdisho xili lagu guda jiray dukashada salaada Cishaha ayadoo bambaanooyinkaasina ay dhaliyeen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Masaajidka ay maleeshiyadan ku weerareen bambo gacmeedyada ayaa ku yaala degmada Dharkeenleey gaar ahaan xaafadda Abagedo waxaana weerarka geystay sida ay dad goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyeen dhalinyaro bastoolado ku hubeysan oo goobta ka baxsaday.

 

Inta la xaqiijiyey hal ruux ayaa geeriyooday inkabadan Tobanna waa ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo dhamaantoodba ka mid ahaa Jameecadii masjidka ku tukaneysay salaada Cishaha waxaana dadka dhaawacmay ku jira kuwo ay soo gaareen dhaawacyo halis ah halka qaarkoodna ay fudud yihiin.

 

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dad deegaanka ah oo bambaanooyinka qaraxooda maqlay ay usoo gurmadeen jameecadii masjidka iyo ciidammada Ammaanka kuwaasi oo dadka dhaawacmay geeyey isbitaallada ayadoo ay ciidammadana markaa kadib xaafada baaritaanno ka bilaabeen.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

PRESS RELEASE: Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops

Tuesday, 24 January 2012 16:01 Maamulka AmiirNuur Hits: 214

بسم الله الرحمن الرحيم

PRESS RELEASE: Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops

 

 

 

For Immediate Release

 

Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops

 

 

Mogadishu (24/01/20112) – Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s Martyrdom Brigade has this morning carried out a successful Martyrdom Operation against the Ethiopian invaders in Baladweyne, Hiiraan region.

 

The Martyrdom Operation took place at 0650 hours and targeted a building known as the Regional Headquarters which housed the Ethiopian army. At the time of the operation, Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s intelligence sources verified that a close to 200 Ethiopian troops and their commanders were present inside the building compound.

 

 

33 Ethiopian soldiers, including 4 senior commanders, are so far confirmed dead by the War Statistics Office (WSO) and up to 72 injured and the number is steadily increasing. 2 army trucks and a car parked in the compound were also completely destroyed.

 

The Baladweyne Operation is part of the new strategy adopted by the Mujahideen as a bold response to the increasingly hostile enemies that have invaded Somalia, vigorously underlining the fact that the mere withdrawal from a city does not necessarily preclude the Mujahideen from coordinating and carrying out major operations.

 

Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen pledges to continue such blessed operations and shall employ all possible methods in order to repel the coalition of Crusaders from all parts of Somalia.

 

We ask Allah to accept the deeds of our Martyr and grant him the highest levels of Jannah.

 

Press Office

 

Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this