Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave rejects Khaatumo group

Recommended Posts

Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe

 

Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe

 

Garoowe /ToggaHerer 21 Jan 2012

 

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaa markii U horeysay ka hadlay Shirkii Khaatumo Seeg Waxaanu yidhi “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.”……. Cabdiasmad,

 

Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay gadhwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu intaa Raaciyey”.

 

Hadalka kasoo yeedhey Maamul Gobaleedka Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul loogu Wanqalay Khaatumo Seeg State..

 

Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe gaadhay 3 Oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOWE : M-waynekuxigeenka Puntland oo si kulul uga hadlay Shirka Khaatumo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay

 

January 21, 2012 11:06 am GMT

Garoowe:-M-kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay kulan lagu xusay maalinta Saxaafadda Soomaliya ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Shirka Khatumo 2 ee magaalada Taleex iyo waxyaalihii ka soo baxay, waxaana uu sheegay in ay markii hore u hanwaynaayeen oo ujeedada Shirka ahayd in la xaliyo khilaafka dhextaala beesha dabaeedna la xoreeyo magaalada Laascaanood, balse, waxa uu ugu yeeray koox iskood isku magacawday ay majara habaabiyeen ujeedadii shirka.

 

 

M-kuxigeenka PL Ge. Cabdisamad Cali Shire oo si kulul uga hadlay Shirka Khatomo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay

“…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”.

 

“Khatumo Satate, waxay la mid tahay waxyaalaha la sheegayay beryahan ee iska hadalka ah sida Casayrlan iyo Galbeedland. waa waxaas la mid ah ayuu yiri isaga oo dhoola caddaynaya”.

 

M-waynaha kuxigeenka Puntland oo si maldahan baaq ugu diray beesha SSC iyo shirka Khaatumo 2 ayaa waxa uu yiri nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rararin.

 

Waxaa kaloo uu ka hadlay dagaalka ay Somaliland ay ku soo qaaday Buuhoodle, waxaan uu ku tilmaamay mid gardaro ah oo aan loo baahnayn, waxaana uu sheegay in Somaliland ay halmaantay 1980-aadkii dhibkii ay haystay iyo sida ay uga dhiidhiyeen, balse ay iminka doonayaan in si la mid sida loo dhibay ay dad u dhibaan.

 

Waa markii ugu horaysay ee madaxda sare ee Puntland ay si cad uga hadlaan shirka Khatumo iyo waxyaalihii ka soo baxay.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo markii u horeysay ka hadlay shirka Taleex

 

January 21st, 2012

 

Garowe(Pi) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay xaflad lagu xusayey MAalinta saxaafada Soomaaliya oo ka dhacdey Garowe ayaa soo hadal qaaday Maamulka dhowaan looga dhawaaqay shirkii Taleex, wuxuuna Cabdisamad oo iminka ah kusimaha Madaxweynaha Puntland yiri “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.”

“…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”.

 

Madaxweyne Cabdisamad cali Shire waxaa hadaladiisii kamid ahaa

 

“Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”.

 

Hadalka kasoo yeerey Dowlada Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul Goboleed cusub .

 

Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe soo gaaray 3 oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka.

 

Puntlandi.com

 

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

interesting development, storm is gathering around Khaatimo State. I will give this weight when Garaad Saleebaan speaks, if he backs ina cali shire than khatumo will not be a credible state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Awoowe, su'aal, waxaad tiraah qabiil inaan ka hadlo ma jecli marwalba, marka maxaa cinwaanadaada quseeya PL, aad marwalba Garowe u raacisaa "clan enclave? PL admin maad tiraahdid, ama Furoola's maamul etc.

 

Warka caddeey awoowe fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Both PL and Khaatumo believe one Somalia so, our political ideology is aligned. As far as my uncle is concerned I'm gonna call him and tell him "Keep your mouth shut"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;777773 wrote:
Both PL and Khaatumo believe one Somalia so, our political ideology is aligned. As far as my uncle is concerned I'm gonna call him and tell him "Keep your mouth shut"

You can do that but will he listen he said the garaad clan is part of Pl and they will always be part of pl

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is big disappointment. Faroole was elected to free LA as he promised and then he forgot to do anything. Not only that, he has become an obstacle to the aspirations of his cousins. I think Khaatumo State must be supported by average Puntlander because we refuse to accept the suffering of our people anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this