Sign in to follow this  
Somalia

Khaatumo State of Somalia Cabinet List

Recommended Posts

Somalia   

Looks like an efficient list, excellent work.

Taleex (Allpuntland)- Magaalada Taleex ayaa lagu soo gabogabeeyay shirweynihii Khaatumo 2 oo maalmihii tagay halkaasi uga socday beesha degta deegaanka SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn).

 

Shirka ayaa lagu doortay golaha xukuumada uu yeelan doono maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo oo ergada shirku horay isugu raacday inay u dhisaan deegaankooda, iyadoo magaalada Taariikhiga ah ee Taleex loo doortay xarunta ku meel gaarka ah ee maamulkaasi.

 

Gole Madaxtooyo oo wareeg ah kana kooban saddex madaxweyne iyo gole wasiiro oo ka kooban ilaa lix wasiir ayaa uu ka koobnaan doonaa golaha xukuumada Khaatumo.

 

Saddex madaxweyne ayaa midba markiis mudo bilooyin ah qaban doonaa xilka Madaxweynaha waxayna magacyadoodu kala yihiin:

 

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)

Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel)

Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)- (Dib baa laga dhaarinayaa)

Golaha Wasiirada ayaa iyagana loo doortay:

 

Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha

Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Qaranka

Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga

Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada

Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

 

Xafiiska Wararka Allpuntland, Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Insha Allah, I wish our new President of Khaatumo State of Somalia Hon. Ahmed Karaash and his administration the best.

 

Viva Khaatumo State, Viva Somaliweyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

The Zack;777017 wrote:
Seddex Madaxweyne? I don't understand, please clarify.

One president and two vice-presidents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saddex madaxweyne ayaa midba markiis mudo bilooyin ah qaban doonaa xilka Madaxweynaha...

Midowga Yurub miyaa meesha, where in every six months presidency of the union isku badali jireen members' respective leaders. Soomaali iyo madaxweynimo maxaa kala heysto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abdul;777023 wrote:
One president and two vice-presidents.

That makes more sense, thanks! What is the rotation thing? I smell some kind of trust issue here. Meesha la isma aaminayo haye?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this