Sign in to follow this  
Maaddeey

Allahu Akbar!, Mujaahidiinta oo dagaal ku galay Beledwene.

Recommended Posts

Maaddeey   

^ :D

 

Qandalawi, You are not making any sense!. From Kismayo to Ceelasha Biyaha & Baydhabo to Afgoye, all these places are under his leadership and authority and he still needs to hide his face!?, who do you think he's afraid of?. furthermore his people regard him with the highest esteem, would they be so if he was wearing ladies' garment?

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

Osama was a man who was not affraid of any creature other than the Almighty but this Godane is not a man to trust weather his project will long last to protect him.he doubts and remains annonymous inside burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

War deg deg ah: Qarax Xoogan oo bartamaha Baladweyne lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah.

 

Thursday, 19 January 2012 06:51 Caanogeel Hits: 191

 

War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xoogan lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay bartamaha magaalada Baladweyne.

 

Qaraxa oo ahaa nooca meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu gebi ahaanba bur buriyay gaariga, iyadoona halkaasi uu kasoo gaaray Khasaare xoogan.

 

Qaraxa kadib ayaa Ciidamada Itoobiyaanka waxay dhinacyada u fureen rasaas xoogan, waxaana suuro gal ah inay waxyeelo kasoo gaartay dad rayid ah.

 

Wixii soo kordha kala soco Amiir Nuur Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Qarax ciidamada Ethiopia lagula eegtay Baladweyne

 

Baladweyne : ( Sh. M. Network) Ciidamada Militariga dowladda Ethiopia ayaa la sheegay in qarax lagula eegtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan xilli maalmihii u dambeeyay ammaanka magaaladaasi uu ahaa mid soo hagaagayay.

 

 

 

Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa Ciidamada Ethiopia lagula eegtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan xilli ay marayeen Xaafadda Xaawo Taako ee Magaaladaasi.

 

 

 

Qaraxa kadib ayaa Ciidamada Ethiopia waxa ay rasaas ku fureen dhinacyada, iyadoo Ciidamada Ethiopian-ka la sheegay inay xireen isu socodkii gaadiidka iyo ganacsigii ka jiray Magaaldaaasi.

 

 

 

Xaaladda ayaa daqiiqado noqotay mid cakiran, waxaana la sheegay in Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo baaritaano ah oo lagu xaqiijinayo ammaanka islamarkaana lagu baadi goobayo cidda ka dambeysa.

 

 

 

Wararka ayaa sheegay in qaraxa uu qasaaro dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Ciidamada Ethiopia, hase ahaatee si dhab ah looma oga, waxaana arintaani ay qeyb ka tahay qaraxyada inta badan Ciidamada Ethiopia lagula eegto degmadaasi.

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Daba-geed: Baladweyne ammaan ayay aheyd markii ay Shabaab joogeen

 

Baladweyne: (Sh. M. Network) Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) gudoomiyihii hore ee Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ka hadlay ammaan darida ka taagan Magaalada Baladweyne, isagoo tilmaamay in Magaaladaasi markii ay la wareegeen Ciidamada Ethiopia, kuwa dowladda KMG ah iyo Dooxada Shabelle ay ka dhacday amni daro tii ugu xumeyd, wuxuuna sheegay in xilligii ay Al Shabaab ka taliyeen halkaasi ay aheyd meel ammaan ah.

 

 

Yuusuf Axmed Hagar (Yuusud dabageed) ayaa waxa uu sheegay in dadka ku dhaqan gobolka Hiiraan ay dhibaato qabaan, isagoo tilmaamay in Magaalada Baladweyne aysan ka jirin wax Maamul ah sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Daba-geed ayaa tilmaamay in Maamul u sameynta gobolka Hiiraan ay hortaagan yihiin Xildhibaano iyo Wasiiro kasoo jeeda Magaaladaasi, wuxuuna dowladda KMG ah uu ku eedeeyay in Maamul u sameynta gobolkaasi ay kala tashatay dad aan wax gal u aheyn bulshada, waxaana uu dowladda KMG ah ka dalbaday in si deg deg ah ay Maamul ugu sameeyeen Magaaladaasi.

 

 

 

Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa ka dhacayay qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo loo gaysanayo dad rayid ah ee ku dhaqan Magaaladaasi, iyadoo Maleeshiyadka Dooxada Shabelle ay ku fashilmeen wax ka qabashad arrintaasi.

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Maaddeey;776572 wrote:
^
:D

 

Qandalawi, You are not making any sense!. From Kismayo to Ceelasha Biyaha & Baydhabo to Afgoye, all these places are under his leadership and authority and he still needs to hide his face!?, who do you think he's afraid of?. furthermore his people regard him with the highest esteem, would they be so if he was wearing ladies' garment?

He just a coward, couldn't defend Baydhabo....he is just a loser in this life and hopefully in the next life too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;776568 wrote:
^Because he's not man enough to face the reality of death as many of the kids he manipulates. He is scared and remains behind Burka.

Nicely Put there.indeed,ina godane is a coward and a cross-dresser.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ dadkaan cadada haysa..is alshabab Godane and Godane Alshabab...because he the amir they hate that...i bet if Eng Cadde uncle was the amir the man would be like ALLAHU AKBAR...qabyalada waa Garbage walahi...

 

But i love the hate in your heart...make it grow so it can consume you as your percieved enemy progressess. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hermet

 

You spew SNM propoganda every min at the forum while somaliland is breaking up as clan-tensions get higher and higher.It took a single politician from Villa somalia to make you Cry to the international community.lol.i am a human being and it is beyond me to support terror agents like your ilk in somaliland do.even your GOV is involved in financing terror groups for the hope of getting recognition.however,everything is working smoothly,there will no no transitional period,it will be permenant and amisom will provide the security as well as our national army will raise you.you on the other hand,can stay in your secessionist marfish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Alqaeda spokesman is using Shabelle and Amin Nur as sources.

 

Maxaa u soo dhejisey haddaadan ogeyn qaraxa wuxuu geystey? qoorta lee laga gooynaa dhallinyaro Soomaaliyeed, yaa raayey marka?

 

lol@Dabageed.... you're desperate man indeed! looooooooooooool..... thanks for the laugh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this