Sign in to follow this  
Maaddeey

Allahu Akbar!, Mujaahidiinta oo dagaal ku galay Beledwene.

Recommended Posts

Eng.Cadde;801798 wrote:
Hermet

You spew SNM propoganda every min at the forum while somaliland is breaking up as clan-tensions get higher and higher.It took a single politician from Villa somalia to make you Cry to the international community.lol.i am a human being and it is beyond me to support terror agents like your ilk in somaliland do.even your GOV is involved in financing terror groups for the hope of getting recognition.however,everything is working smoothly,there will no no transitional period,it will be permenant and amisom will provide the security as well as our national army will raise you.you on the other hand,can stay in your secessionist marfish.

If you say so Eng Cadde lool... Africans army will help you build a state, Alshabab are SNM, Somalia has a permanent government, Somaliland is a marfish... i smell someone comming down with paralal universe syndrome. I find it hard to believe any Somali nationalist can support a foreign army on somali soil...its sheko SSDF saxib... In Somaliland we netheir need burundians nor ugandanian...because GOD MADE US SOMALI'S... ceeeeeeb caalyk ninkan burundians isku daya inu qaran ku distoo caajib... saxib live in your paralal universe its all the more sweeter when you step out into the real world. :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Weerar geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Fiidnimadii xalay ayaa magaalada Beledweyne laga maqlay weerar loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah iyo waliba rasaas, isla socta kadib markii kooxo hubeysan weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka gobollka Hiiraan.

Weerarka inta la og-yahay waxaa ku dhintay mid ka mid ah ciidamada maamulka,, iyadoo tiro kalana ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka gobollka Hiiraan.

Saraakiisha ayaa weerarkaa waxaa ay ku eedeeyeen in ay ka danbeeyaan xoogagga Al-shabaab, iyaga oo intaa ku darray in ay gacanta lagu hayo qaar ka mid ah kooxihii ku lugta lahaa weerarkaasi dhacay xalay.

Tan iyo wixii ka danbeeyay markii sanadkii hore laga saaray magaalada Beledweyne kooxda Al-shabaab waxaa jiray weeraro is daba joog ah oo ku qaadayeen ciidamada maamulka iyo kuwa Itoobiya, kuwaasoo qaarkood loo adeesanayay waxyaabaha qarxa.

Mas’uuliyiinta maamulka gobollka ayaa iyagu dhowr jeer oo hore ku cel celiyay in ay wax badan ka qaban doonaan amaanka magaalada, waxaana muuqaneysa in wali ay jiraan falal ka dhan ah nabad-galyada.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Beledweyne, Soomaaliya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Faah faahin kasoo baxeysa Qarax Itoobiyaanka lagula beegsaday Baladweyne.

Tuesday, 13 March 2012 16:47

Caanogeel

Hits: 678

E-mail

Print

PDF

amiirnuur.comFaah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Xoogan oo maanta barqadii gudaha magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah.

Qaraxan oo ka dhacay Bariga magaalada Baladweyne ayaa waxaa lala eegtay Askar ka tirsan Ciidamada Itoobiya uu ku dhex lugeynayay Xaafadaha magaalada iyagoo kusii jeeday Saldhig ay ku leeyihiin duleedka magaalada.

Inta la Xaqiijiyay Shan Askari oo Itoobiyaan ah oo ka mid ah uu Sarkaal yahay ayaa ku dhintay qaraxa, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana qaraxa kadib Itoobiyaanku ay dhinacyada u fureen rasaas xoogan oo inta la ogyahay aan Khasaare kasoo gaarin dadka rayidka ah.

Meydadka iyo dhaawacyada Askarta Itoobiyaanka ee Qaraxaasi ku waxyeelloobay ayaa loo qaaday Saldhigga ugu weyn ee Itoobiyaanku ay ku leeyihiin Bariga magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib in muddo ah hakad ku jiray dhaq dhaqaaqii magaalada, inkasta oo magaalada Baladweyne tan iyo intii Itoobiyaanku soo galeen uusan ka jirin dhaq dhaqaaq buuran oo dhinaca Ganacsiga iyo Waxbarashada ah.

Tan iyo markii Ciidamada Itoobiyaanka ay xoog ku qabsadeen magaalada Baladweyne dabayaaqadii Sanadkii tagey waxay la kulmayeen weerarro qorsheysan oo ay kusoo qaadayeen Ciidamada Mujaahidiinta, iyadoona weerarkii ugu Khasaaraha badnaa uu ahaa Camaliyaddii Istishhaadiga ee lagula beegsaday Saldhigga dhexe ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo ay ku halaagsameen Boqollaal ka tirsan Askarta Itoobiya.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;803933 wrote:

Been cad waaye, 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintey qaraxa, wiil kalena maanta ayuu ku geeroyoodey dhaawacii qaraxa ka soo gaarey.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this