Sign in to follow this  
Mooge

Fighting in Taleex.

Recommended Posts

Mooge   

shocking video.

 

Daawo Cali Khaliif Galeyr “Waxaan direy lacag lagu burburiyo Puntland markaan Ra’iisalwasaaraha ahaa

 

Cali Khaliif Galeyr wuxuu qirtey sida aad video-gaan ku aki doontaan inuu isagoo ahaa Ra’iisalwasaaraha Qaranka Soomaaliya uu u tafa xaytey burburinta Puntland, wuxuu sheegey inuu isaga iyo rag kale ay lacag u direen Puntland lacagtaasoo runahaantii qayb ka aheyd sidii loo maja xaabin lahaa Puntland.

 

Cali Khaliif oo iminka sida uu sheegey u ololeynayo nabadeynta Gobolada sool hadana uu awoodi waayey inuu Caruurtiisa baro afsoomaaliga,wuxuu afkiisa ka sheegey inuu ku faraxsan yahey in Caruurtiisu ay qabiil bartaan, halkuu ka bari lahaa afkooda hooyo.

 

Wali lama arag Cali Khaliif oo ka hadlaya arimaha Soomaaliland ama koonfurta Soomaaliya, waxaa xaqiiq ah sida aan ka maqleyno hadalkiisa inuu waligiis u soo taagnaa burburinta Puntland, Wuxuu sheegey inuu waligiis ka daba shaqeynayey Cabdullahi Yusuf oo run ahaantii ay xidid yihiin, hada oo Cabdulaahi Xilka ka fariistey wuxuu Cali Khaliif ku mashquulsan yahey bur burinta Puntland isagoo doonaya inuu adeegsado gobolada uu kasoo jeeda isagoo isaga dhigaya muwaadin ka shaqeynaya horumarinta goboladaas.

 

Xiligii yaraa ee uu ahaa Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya wuxuu lacago uu ururiyey u direy Puntland isagoo ka dhigaya inuu u direy rag reer Puntland ah, balse sida aan anagu xaqiiqda ku soo ogaaney wuxuu lacagtaa su direy inuu fidmo ka dhex abuuro shacabka iyo siyaasiyiinta reer Puntland iyadoo abaaro xun ay xiligaas ka jireen gobolada sool iyo ceyn .

 

Su’aasha dad badan isweydiinayaan waxey tahey maxey Reer Puntland ka sameeyeen Cali khaliif, Miyuusan ogeyn Puntland oo uu 10 sano wax ka qaadi waayey inuusan maanta oo Dowlad iyo hogaan adag ka jirto uusan koob shaah ah ka daadineyn.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

"Maanta, Maanta Waa Maalin Weyne Maanta, Maanta waa Maalinta Weyn ee SSC"

 

Maanta..maanta waa maalin weyne maanta....waa maalin aad iyo aad iigu weyn...Maanta, Maalinta Weyn ee SS

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

KHaatumo.jpg

 

somalia_flag.jpg

 

ssc_somalia.jpg

 

SSC%20cartoon1.jpg

 

timthumb.php?src=http%3A%2F%2Fwww.midnim

 

timthumb.php?src=%2Fimages%2Fsep10%2Fs2-

 

ssc_usa_demo2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   
Mr. Faroole supporter (Mooge), stop Crying, stop your Xaasidnimo. Be happy for SSC People for their New SSC Regional State of Somalia :) :) :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Oodweyne;772605 wrote:
Liibaan
,

 

I do not know whether what you doing with this repeated posting of the same pictures in every thread could be classified as a
"trolling"
. But, for love of God, see to it, to keep this same copy and paste of pictures on one thread. That way, any discussion of any will not be interrupted by a needless stream of post, that doesn't do anything other than take up another bandwidth...

 

I hope, that is, in your state of over-excitement, something you could decently consider doing, at least, as a favor to the folks in this site...

 

Your cooperation will be much will be appreciated....

Mr. Clan-Secessionist, Miyaad Ku Indha Beeshay Calanka Qaranka Soomaaliyeed ee Quruxda Badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mooge;772609 wrote:
liibaan learn how to debate. stop being a troll.

Hater Mooge you are a troll, when you started this thread " Fighting in Taleex". I don't understand why you wish War and Destruction for SSC People. If you disagree with SSC People and their New SSC Regional State, you don't have to wish war and fighting for Taleex and SSC People.

 

Alhamdulilaah, there is NO war in Taleex today. Waxaan Allaah ka rajeenayaa inay Taleex iyo dhamaan gobolada SSC iyo Somalia, nabad iyo barwaaqo ku waaraan. Amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;772614 wrote:
breaking news:SSC militia blocks Garaad from leaving and going to Garowe.

 

muran ka taagan Taleex iyo ciidamo la isu adeegsaday. waxaa la hor istaagay boqoradii ka soo horjeestay galeyr oo waxaa loo diidey inay aadaan goboladoodii.

 

I am just waiting for PM Abdiweli to tell them what he told Hiiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Galery insults Caaqil Maxamuud xaaji Cumar Camey

Caaqil Maxamuud xaaji Cumar Camey oo shalay (08-01-2012) ayaa *****lka ka qaaday seddexda qodob ee uu doonayo in ay shirka ka soo baxaan.

 

Caaqilka markii lagu casumayay mikirafoonka ayaa wiilka xidhiidhinta hayey oo lagu wargeliyay in uusan adeegsan derejada Caaqil niimo ayaa ku fadeexadoomay ka dib markii ay dadweynaha ku dhawaqeen “Caaqil Maxamuud”. Cali Khaliif ayaa horay ugu wargeliyay dhamaan shaqaalahiisa in uusan Caaqil Xaaji maxamuud ahayn Caaqil.

 

Khudabad kicisay dareenka bulshada u ooman dib u soo celinta magaalada Laascaanood oo ay gacan galiyeen beelaha dega Laascaanood ayuu soo jeediyay Caaqi Maxamuud X Camey.

 

Halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso.

http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/camey1.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@burcoonline.com

 

Waryaa Somalia, the PM knows better: 3500 delegates decided their fate inline with transitional federal government. A stark contrast to few warlords riding Ethiopian tanks who upon arrival of the city spoke about regional admin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

xiinfaniin;772619 wrote:

 

Waryaa Somalia, the PM knows better: 3500 delegates decided their fate inline with transitional federal government. A stark contrast to few warlords riding Ethiopian tanks who upon arrival of the city spoke about regional admin

The PM will be seen as if he is favouring one clan over the other, he must reject both as they do not meet the criteria. If he approved Hiiraan then it could set a new precedent. Also this maamul goboleed "exists" already, maybe this is the upgrade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

what makes you think Abdiweli will recognize galeyr state when he didn't recognize Xaglatoosiye's state?

 

this is a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The PM is irrelevant with respect to Taleex . You must remember his take on Hiiraan will be enforced by AMISOM deployment and he knows the Dabageed and co has no legitimacy on the larger political reality of Hiiraan. I understand the concern and clannish perception so the best option for him may be silence :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

The Garaads refuse to declare galeyr state. The 350 qurbajoog declared to create a state and remove xaglatoosiye. poor guy. There is still infighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this