Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Somalina   

Congrats Keysaney Hospital on your 20th anniversary!

 

DSC00106.jpg

 

DSC00080.jpg

 

DSC00076.jpg

 

DSC000671.jpg

 

DSC00069.jpg

 

DSC00108.jpg

 

DSC00114.jpg

 

Agaasime kuxigeenka Isbitaalka Keysaney Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Tajir) ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadlay taariikhda iyo marxaladihii uu soo maray Isbitaalka, intii uu jiray, waxaana uu sheegay in
tirada bukaanka qaliinka loo smaeeyay ay gaareyso 75, 938 halka 143,132 bukaan oo aan la seexin isbitaalka lagu qaabiley qeybta OPD-da,
waxaa uu mahad u celiyey bulshada Soomaaliyeed iyo weliba hay’adihii gacanta u fidiyey isbitaalka gaar ahaan ICRC.

DSC00119.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cambuulo iyo bun;783376 wrote:
shimee aan xamar booqahaaya oo aa xeebtii liido kuso dabaalahaaya kedib neh baar Fiat Qaxwo ku cabaayaa kedib neh uu sii gudbaaya beeraha afgooye ar yaa iga jawaawi karo!! ax ya allah maxaan uu xiise minikeega

Beeraha Afgoye waa MashaAllah, la'aantood yaa noolaan lahaa. Weli sidii u shidan yihiin.

 

beertaafgoi.jpg

 

afgoifarm.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

DSC08743.jpg

 

DSC08749.jpg

 

Munnaasabad lagu soo bandhigayay Buug cusub oo loogu magac daray Xisaabta Maaliyadda oo uu qoray Admiral faarax Axmed Cumar, Taliyaha ciidanka badda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

 

DSC08772.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

FGM hada maka jiraa magaalooyinka waaweyn ee waddanka sidii waagii hore?

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this