Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland delegation's welcome in Cairo outrages Former TNG president Abdikasim

Recommended Posts

Saalax   

Waftigii uu Hogaaminayay Wariirka Arimaha Dibeda oo u soo Ambabaxay Dhinaca Magaalada Nayroobi.

(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 28, 2011

Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar gaar ahaan Qaahira ayaa caawa gelinkii hore soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una soo kicitimay xarunta dalka kiiniya ee Nayroobi,

 

Wasiirka Arimaha Dibeda

Qahira-(HWN)-Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar gaar ahaan Qaahira ayaa caawa gelinkii hore soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una soo kicitimay xarunta dalka kiiniya ee Nayroobi, kadib markii ay soo dhamaysteen socdaal qaatay Shan maamlmood oo ay kulamo kula yeesheen Masuuliyiinta Dawlada Masar, Ururka Jaamacada Carabta, iyo Madaxda Xarunta Wershadaha iyo ganacsiga ee Dalka Masar.

 

Mudada uu weftiga Somaliland Qaahira ku sugnaa, Madaxda uu kulamada la yeeshay waxa ugu muhiimsanaa, ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeda ee dalka Masar,Muna Cumar oo ku qaabishay (wasiirka ayaa waxa uu ku maqan yahay Dalka Eeraan), xafiiska wasaarada Arrimaha debeda isla markaana qado sharaf u samaysay weftiga,

 

Wasiirka Mucaawimooyinka iyo iskaashiga Debeda, oo Xafiiska Raysal wasaaraha ku qaabishay maanta gelinkii danbe, Saraakiisha Xarunta wershadaha iyo Ganacsiga ee Dalka Masar oo xaruntooda ku qaabilay isla markaana weftiga soo tusay wershadaha waa weyn ee muhiimka u ah wax soo saarka dawlada Masaarida iyo sida ay u danaynayaan Somaliland, ku xigeenka Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta oo xafiiskiisa ku qaabilay.

 

 

 

Weftiga Somaliland ee wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland waxa ay Madaxda ka wada hadleen qodobo muhiim u ah xoojinta xidhiidhka siyaasadeed iyo ka ganacsi ee u dhexeeya labada wadan.

 

Sida ay tibaaxeen wasiirada Somaliland ee weftiga ahina waxa ay dawlada Masaaridu u muujisay sida ay u danaynayso inay wax la qaybsato Somaliland dhinac walba iyo sida ay weftigan ka hor xogta Somaliland ugu yarayd Qaahira.

 

Weftigu waxa kale oo uu kulan balaadhan la yeeshay Ardayda Reer Somaliland ee waxka ka barata dalkaas iyo Jaaliyada halkaasi ku nool oo ay uga xog warameen Dawladnimada ka hana qaaday Somaliland, isla markaana waxa ay ka dhegaysteen xaaladooda.

 

Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed CabdilaahI Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo markii ugu horaysay booqasho ku tegay dalka Masar intii Xukuumada Cusubi jiray ka dib markii ay martiqaad rasmiya ka heleen Dalka masar waxa ay soo Ibo-fureen xidhiidh cusub oo la jaan qaadaya isbedelka ka dhacay Dalkaas, Somalilandna ay doonayso in ay dawladda Masaarida ku qanciso gooni isu taaga Somaliland, maadaama ay masar tahay Wadan Miisaan ku leh Dunida Carabta iyo ta Afrika labadaba.

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;768276 wrote:
Wasiirka Arimaha Dibada oo Uu Weheliyo Wasiirka Madaxtooyada Oo Kadib Markii Ay dhamaysteen Socdaalkoodii Masar u kicitimay Kenya.

posted by: Daahir shaami

 

Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar gaar ahaan Qaahira ayaa caawa gelinkii hore soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una soo kicitimay xarunta dalka kiiniya ee Nayroobi, kadib markii ay soo dhamaysteen socdaal qaatay Shan maamlmood oo ay kulamo kula yeesheen Masuuliyiinta Dawlada Masar, Ururka Jaamacada Carabta, iyo Madaxda Xarunta Wershadaha iyo ganacsiga ee Dalka Masar.

 

Mudada uu weftiga Somaliland Qaahira ku sugnaa, Madaxda uu kulamada la yeeshay waxa ugu muhiimsanaa, ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeda ee dalka Masar,Muna Cumar oo ku qaabishay (wasiirka ayaa waxa uu ku maqan yahay Dalka Eeraan), xafiiska wasaarada Arrimaha debeda isla markaana qado sharaf u samaysay weftiga,

Wasiirka Mucaawimooyinka iyo iskaashiga Debeda, oo Xafiiska Raysal wasaaraha ku qaabishay maanta gelinkii danbe, Saraakiisha Xarunta wershadaha iyo Ganacsiga ee Dalka Masar oo xaruntooda ku qaabilay isla markaana weftiga soo tusay wershadaha waa weyn ee muhiimka u ah wax soo saarka dawlada Masaarida iyo sida ay u danaynayaan Somaliland, ku xigeenka Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta oo xafiiskiisa ku qaabilay.

 

Weftiga Somaliland ee wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland waxa ay Madaxda ka wada hadleen qodobo muhiim u ah xoojinta xidhiidhka siyaasadeed iyo ka ganacsi ee u dhexeeya labada wadan.

Sida ay tibaaxeen wasiirada Somaliland ee weftiga ahina waxa ay dawlada Masaaridu u muujisay sida ay u danaynayso inay wax la qaybsato Somaliland dhinac walba iyo sida ay weftigan ka hor xogta Somaliland ugu yarayd Qaahira.

Weftigu waxa kale oo uu kulan balaadhan la yeeshay Ardayda Reer Somaliland ee waxka ka barata dalkaas iyo Jaaliyada halkaasi ku nool oo ay uga xog warameen Dawladnimada ka hana qaaday Somaliland, isla markaana waxa ay ka dhegaysteen xaaladooda.

Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed CabdilaahI Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo markii ugu horaysay booqasho ku tegay dalka Masar intii Xukuumada Cusubi jiray ka dib markii ay martiqaad rasmiya ka heleen Dalka masar waxa ay soo Ibo-fureen xidhiidh cusub oo la jaan qaadaya isbedelka ka dhacay Dalkaas, Somalilandna ay doonayso in ay dawladda Masaarida ku qanciso gooni isu taaga Somaliland, maadaama ay masar tahay Wadan Miisaan ku leh Dunida Carabta iyo ta Afrika labadaba.

Well done Somaliland Foreign Minister see you soon in hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abdiqasim Salad failed Somalia, he failed his clan, he failed his Arab funders and masters, he failed everyone, who would listen to a failure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;768288 wrote:
Abdiqasim Salad failed Somalia, he failed his clan, he failed his Arab funders and masters, he failed everyone, who would listen to a failure.

He even failed to bring in foreign troops as he tried several times but he failed miserably.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

lol, what a rubbish,

 

Waal waalatoo haday CARABTIINA barya ula tagtey, what happen the recognition would come from WEST? and The QUEEN? Exhausted?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Atleast umay baryo tagin in dalkooda la qabsado si aan dad aan ogahay oo warqad dheer u may qoran sii dalkooda diib loo qabsado oo ciidan shiisheeye loo keeno.Taasa dad wax ka sheegeysa.Waxan maqlay boqoradad shegeysid ba ciidan u so diraysa Somalia allow sahal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Meeting some of the Somaliland diaspora in Egypt.

 

Wasiiro ka tirsan Jamhuuriyada Somaliland oo howlo shaqo baryahanba u joogay dalka Masar ayaa la kulmay ardayda iyo jaaliyada Somaliland ee dalka Masar.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

a failed state "somalia" tailgating endlessly the shining star of africa"somaliland"...recognition or not they proved themselves & have admiration from rest of the world.What our brothers in somalia has yet to show in 21yrs is a viable institution that can alleviate the suffering of it's populace!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Last time siilaanyo went to kuwayt, he got some pocket money. this is another attempt to get some more for the least. The Arabs donated 5 millions cash to somali goverment and check is in Cario

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Che -Guevara;768243 wrote:
This article seems like someone just get up this morning and decide to scribble something.

 

Lol, so true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Saalax;768254 wrote:

 

di-JZT6.jpg

LOOOOOOOL, pure diplomatic protocol if I may say so myself.

 

This must be a one of the top professional cameraman in the world. The picture clarity is astounding :D loooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this