Sign in to follow this  
Qandalawi

Awdal State of Somalia cabinet announced

Recommended Posts

images?q=tbn:ANd9GcSdGWNGkee7okL_CtJd3U9

 

awdal-state-flag3.jpg

 

Awda.jpg&h=&q=90&w=496&h=278&zc=1

 

 

12/11/2011 – Isniin

 

Tusmo: 3

 

Dikreeto kasoo baxdey Xafiiska Madaxtooyada Awdal State ee Soomaaliyeed

 

Dhismaha G/Wasiirada iyo ku Xigeenada Maamul Goboleedka Awdal-State Ee Somaaliyeed.

 

Bismillaahi Raxmaani Raxiim;

 

Madaxweynaha maamul Goboleedka Awdal-State Ee Somaliyeed Garyaqaan Rashid Aw-Nur Xirsi , isagoo tix-raacaya dastuurka Awdal-State, ogaadayna hufnaanta, aqoonta, daacadnimada, aaminsanaanta hadafyada Awdal-State iyo kartida ay leeyihiin, isla markaasna la tashaday, Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Awdal-State Mudane Abdullahi A/rahman Mahamed Ka dib markii uu arkay baahida jirta awgeed ayaa waxa uu magacaabay xubnaha wasiirada iyo Ku/xigeenada maamul goboleedka Awdal- State ee hoos ku taxan :

 

1. Asiya Muse Bashir——–Wasiirka Wasaarada Arimaha Haweenka iyo Hore u marinta Qoyska .

2. Dr. Maxamed Adan Riirash———————Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka

3. Cumer Ismaciil Sh. Muxumed —————–Wasiirka Wasaarada Maaliyada .

4. Siciid Maxamed Farah ————————–Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha

5. Mahdi Muse ***** ——————————-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare .

6. Maxamad Awale ——————————–Wasiirka Wasaarada Beeraha

7. Col. Xassan Xuseen Rirash———————Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada .

8. A/wahab Sh. Osman Qalinle ——————Wasiirka Wasaarada Warfaafinta .

9. A/llahi Daahir Bookh. ————————–Wasiirka Wasaarada Caafimaadka .

10. Sulebaan Muse Hami ————————-Wasiirka Wasaarada Garsooka Iyo Arimaha Diinta .

11. Abdi Huseen Ahmed ————————-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka .

12. Prof.Idiris Madar Osman ——————–Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada .

13. Farxaan Adan Warsame ——————– Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga .

14. ******** Roble Hassan——————— Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Warfaafinta .

15. A/rashid A/rahman Ibrahim —————– Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka .

16. Sahra Osman Suldan ————————-Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Maaliyada

17. Adam Muuse Amoud ————————–Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare .

18. Xasan Mumin Obsiye ————— Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha

19. Mahamed Mahamoud Suldan————— -Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada.

20. Dr.Khadra A/llahi Hassan——————–Wasiirka Wasaarada Ganacsiga .

 

21. Idil A/llahi Hassan ——————Gudoomiye Ku /Xigeenka Xafiiska Madaxtooyada.

 

WABILLAHI – TAWFIIQ !!

 

Xafiiska Madaxtyooyada Maamul Goboleedka Awdal State ee Soomaaliyeed.

 

Source: Awdalstate.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I don't know. May be they are preparing themselves to go to Borame especially after the latest uprising of the people of Awdal which was real as you saw on clips that went viral. The only problem that they are facing is the SNM warlord Siilaanyo won't give up Awdal and the lands of other people without fight, so the dilemma for this Awdal president is whether they resort to voilence or go there peacefully.

 

As for it being set up outside of Awdal, if that was your question, then that's not a big of an issue as most of Somali governments are set up outside nowadays due to existing circumstances on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muxu yidhi cabinet aah dawlad dawlad saaraan u sheega mr nuur inay kanada dawlad leedahay waxan xasuusta president darman isaga iya xukumadisa oo marba meel u dhoofi jiray xita safarida u magacabay way la dhoofi jireen

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know some of these people, waana arrin aan kaftan ahayn hadday banaanka usoo baxeen inay ka tashadaan Somaliland

 

Awal oo dhan ciyaar baan u qabay ilaa sawiradan arkay , wallee waa loo baqay Oodweyne iyo Jacayl :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this