Sign in to follow this  
Qandalawi

Awdal State of Somalia cabinet announced

Recommended Posts

Liibaan   

Midkeen Dooranaa Dagal Maalina ah iyo Dulinimo Waligeed ah? Gabiley oo Noqotay meel Shacabka Awdal Lagu Xasuuqo

 

http://harowo.com/2011/12/12/midkeen-dooranaa-dagal-maalina-ah-iyo-dulinimo-waligeed-ah/

 

 

Bismilaah raxiim sida lawada ogsoon yahay waxa ka dhacay deegaan ka seemaal waa wax lagawada xumaado oo boog ku ah umada gobolada awdal salal gebilay, wan u dirayaa tacsi tiiranyo iyo tolnimo ku dheehan tahay ilahayna ha u naxariisto samir iyo iimana ilahay haka siiyo ehelka kooda.

 

Intaa kadib waxa laga wada dharagsan yahay deegaanka hoos yimaada gabilay in uu noqday deegaan kii aljaziiradii dadka lagu xasuuqi jiray ee sarakiishii xukuumadii siyaad bare ay dadka ku xasuuqi jireen hadaba sarakiisha xukumadan ayaa waxa ay noqdeen kuwo ku aarsada xililaka loo dhiibay oo ilaa hada barnaamijkii snm mayta ah ay ku jiraan.

 

Hadaba, waxa an manta saxafada ku arkayay in xilka laga qaday hitler kii ciidamada loona dhiibay ku ka sii daran oo isba lagu haysto dilala wakhziyadii dagaalka sokeeeye ay jiraan wana dameer iyo labadiisa daan markaa hada xukumadan siilanyo ma waxay noqotay ka dar oo dibi dhal waxa xaqiiq ah oo marag ma doonto ah in beelaha dhexe gaadheen goaan ah dhac dil dhul boob dhamaystiran.

 

Xataa ururo loo samaystay ay ka mid yihiin ururka horumarinta gobolada woqooyi ee horseed oo ay sameeyeen sheekh uu hormuud ka yahay aadan siiro ganacsato ay hormuud ka yihiin ina aw siciid iyo mulkiilaha maansoor waxa ay sameeyeen 2009 kii waxa lagu heshiiyay in ay deegaan ay samaystaan waliba xeeb ay ku raadsadaan maal iyo mururqba kolba tii ay wax ku helayaan.

 

Hadaba, siday tahay waxa ay sameeyeen silsilad xidhan oo siyaasiyiin leh sarakiil leh waxa markiiba la sameeyay koox budhcad dad qalato ah oo madax ka yahay abiibtimacad oo uu ku raadsado kharash iyo kursiba iyo danta ururka horseed ah waxa isu xidhe u ah muuse biixi waxana barnamijyadii u horeeyay bixiyay siilanyo oo ahaa wakhtigaa kursi raaadiye wayn si uu rayaale arintaa ugu khalkhaliyo siyasadiisii tiina waa tii lagu layay haldoorkii jidka marayay ee waxna galabsan watii arintaasi waa ta keentay in lagu soo dhiirado mar labaad in dad la qalo.

 

Waxay soomali tiraahmdaa mar i dage alaha dago mar labaad se idaga anaa is dagay markaa si walay tahay ba waa arin lagu heshiiyay marka uu xilka helo siilanyo inlagu wareejo deegaan ka ceelbardaale abiib timacad iyo reerkisa iyo ina xasuuqe taani lagu wareejo sidii la rabay bay u dhici wayday duqa siilanyo arintii way ku adkatay deedna abiib timacad waxa u u arkay in lagu luxluxdo siilaanyo dilalkan labad wana og yahay siilanyo cida ku jirta arintana madax iyo mijaba waa loo dhan yahay markaa maxay ka badali kartaa xil ka qaadida la sameeyay.

 

Jawaabtu waa wax ba kama badalayso siday wax ahayeen uun ban ahaanayaan balse waxa ay cadaynaya saa arintani xil ka qaadidu in uu masuul ka haa dilalakan xasuuqe taani rag kaloo badan ay ku jiraan oo dawlada ku jiraa wax yabaha caqliga qofka saliim ka ahi garanayo ayaa waxay tahay la taliyaha madaxwaynaha ayaa shaki loo xidhay miyayna ahayn madaxwaynuhuna la socon uuna lug ku lahayn amr hadii la taliyihiisii og yahay muuse biixina og yahay arintaasi markaa dawlada somaliland waxa weeyi hal xaraani nirig xalala ma dhasho.

 

Maxaa la gudboon reer awdal, salal gabilay?

,

Waxa la gudboon in ay wada tashi guud ka sameeyaan saldiinta siyaasiyiinta culimada aqoon yahan ka dhalin yarada haween ka waa in ay sameeyaan wada tashi guud oo ay ka midoobaan gardarada an geedna loogu soo gaban ee ka socota mandaqada ay ku nool yihiin waa in ay ka baxaan wax yabaha kala fogaynaya dhex dooda waa in talaabo raganimo ka qadan dilalakan lagu sameeyay ninkaan aarsana uurka hooyadii buu ku jiraa waa in ay ka digtoonadaan odayaasha dhameelka qaata ii dhiiga dadkooda ku qaata dhameelka kuwaasa ka daran kuwa wax qalaya.

 

Runtii waa in an la dhagaysan wasiirada aan waxba ka ahayn hargaysa ee loo soo diro uun boorama xataa arimihii ugaaska ******** lagu aamini wayay ee loo soo diray maakhiriga wayn ee cadami ee uu dhulka jiidjiiday saldiintii waa nasiib daro taasi ta kale yaga ma loo diraa gobolada bari haday wax yihiin kaliya waxa lagu shaqaystaa amrka tolkood la agdanayo bas markaa meeshaasi madax inagama joogto lagu aamini karo masayrka umadooda xataa raga qaar baa ka cabsaday in ay tacsiyadeeyaan dadkii dhibtu soo gaadhay.

 

Waa halkii ugu liidatay dad nimada malaha xadhiga xabalaha xasuuqa hadii laga jaraayo deegaankaasi way ka jari lahayeen markaa ay sidaa tahay waxa weeyi in la kala doorto dagaal maalin ah oo lagu sifaysto deegaan ka waligoodna dadkaasi ugu nooladaan nabad waligeed jirta hadii kalena waa in ay doortaan dadka deegaansi in ay dulinimo ay ku nooladan ciyaalkoodana ay dhaxal siiyaan nolol liitinima ah waa in taa laga dhiidhiyaa.

 

 

 

wa bilaahi tawfiiq

 

Qalinkii Ahmed Husein Aleel - Frunkfort, Germany

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

toorey.jpg

 

Awdal State: " Somaliland/SNM Clan Apartheid In Hargisa Must Stop Terrorizing Innocent Awdal Civilians"

 

http://awdalstate.com/?p=7638

Facts are clear that clan based apartheid in Hargesa continues massacring and terrorizing unarmed Awdal civilians and it’s the time we Awdals secure the lives of our people from now on with help of Allah S.W.T. When people look back history what apartheid in South Africa had done in the past, Hargesa apartheid Clan Administration’s Actions are no different. South Africa had a lot to do with colour while Hargisa apartheid ideology mixed clan and politics. These are two deadly combination and the result can be Rwanda.

 

They are governing us with guns, putting our demonstrator in jails, murdering our innocent at night and then go free for years. Every political events they have now doesn’t have any meaning for them without slaughtering our people in sleep so time for us to put to end. As far as SNM apartheid administration concern, this should be the last time we deal with African wolves. In day time they wear uniforms own by their clan administration but at nights same people terrorized Awdal civilians. We lost many innocent civilians at the hands of Hargesa apartheid and we must stop this to go farther with our own hands. It doesn’t matter how long it takes us to run our own lives that should our goal. It was approximately a month ago when SNM leader made public that he appointed some of his clansmen which he said they would solved Cell-bardalle conflict. Things were very quit before he made this announcements and his action let to this week’s massacre in Seemaal, Awdal.

 

Hargesa apartheid has all the tools to carried out terrorism acts but make no mistake the decisions are made from administration’s office. Every time people in Borama tried to free themselves from apartheid or anyone speak about the facts, jails became normal. It’s the time people in Awdal come up all means to govern themselves otherwise they should expected more like these actions continued. The empty talks that followed all time are no longer valid rather these words are causing more pain then good. We know that today Awdals will reach out world community and provide pictures and all facts. At the same time we need to come up some kind of emergency security measure. Nomad Awdal communities must do their parts to help themselves nights and days so we won’t have repeated crimes happening again and again without punishments.

 

Awdal brothers and sisters we must understand our lives and the lives of our families were always at risk; therefore, until we come up Awdal made security forces no one should think these actions would stop. How can you share political idea with terrorism who ever backing them? What make you think they won’t do the same to each an everyone of us. This could happen to those few Awdal stooges? If these few Awdals face the same in the future by the same criminals, would Awdal communities feel sorry for them? In my opinion, they had all the warning and they are parts of Awdals problems;therefore, what happen to them should be solidly theirs.

 

I believe these dishonest Awdals have the same chance to be catch by the same criminals while they are trying to please their apartheid masters and running between Borama-Hargisa. We can understand at least 5 top leaders were connected to the crimes. They involved the crimes and promised the criminals for safety and the apartheid system was made this way. We are not here to change their way of thinking or their apartheid system rather we must struggle to be out of the racism clan based administration which brought our people crimes that never heard in Somalia and East-Africa. Gadabursi who say two things at once, Allah may open their hearts and eyes. Their own communities are in pain and in the time of sadness while they come up words that don’t go together.

 

These words don’t go together: we are sorry about the lost and we are happy how Mr.Sirayo handing things when he is part of the problems. In real world they should know action speak louder than words and actions are just harming Awdals. Second disturbing word is this one: football(soccer) team is doing great in Burco, waar caruurtiina soo ceshada intaa dhexda loo galin. There is no football going on except few lost kinds that play Dusty Burco that punching each other in the name of clan and racism. Clan apartheid in Hargisa run by SNM must stop terrorizing Awdal civilians must stop now.

 

Axmad M.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A fellow and a famous intellectual from Awdal region living in London Dr. Mohamed A Rirash gives his take on Awdal state; and puts light the historic perspective of it and of the region as a whole.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this