Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Egyptian Ambassador says his country will Cooperate with Somaliland.

Recommended Posts

Safiirka Dalka Masar U Fadhiga Dalka Kenya Oo Hargeysa Ka Sheegay In Dalkiisu Markii Ugu Horeysay Somaliland Ka Hirgalinayo Mashaariic Maalgalineed Iyo Wasiirka Khaarajiga Oo Hadalkiisii Markhaati U Helay.

 

Hargeysa (Ramaas) Dec 3,2011 – Dawlada Masar ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay maalgashi ka samayso deegaanada Somaliland, kuwaas oo ay ka mid yihiin warshadaha iyo isgaadhsiinta.

 

Safiirka dalka Masar u fadhiya Kenya Mr Ayman Majid Abas oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Magaaladda Hargeysa, balse maanta warbaahinta la kulmay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshiyaha Magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isaga oo ka sheekeeyay ujeedada uu halkan u yimid.

 

Safiirka dawlada Masar u fadhiya dalka Kenya Mr Ayman Majid Abas oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ku sugnaa Somaliland isla-markaana kulamo la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in dawladiisu doonayso inay maalgalin ka samayso Somaliland isaguna uu u yimid Hargeysa si uu u sahamiyo arimahaasi “Masar waxay doonaynaa inay halkan ka samayso mashaariic maalgalineed, sida isgaadhsiinta, Masar-na waxay ka mid tahay wadamada Afrika ee ugu horumarsan dhinaca isgaadhsiinta” ayuu yidhi safiirka Masar ee dalka Kenya, waxaanu intaa ku daray in dawlada Masar doonayso inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir “Masar waxay doonaysaa inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir.”

 

Mr Ayman Majid waxa kale uu iftiimiyey sida dawlada Masar ay danaynayso inay Somaliland xidhiidh ula yeelato, isaga oo soo qaaday inay wasiirka arimaha dibada ka wada hadleen arimo badan.

 

Safiirka oo la waydiiyay sida dawladiisu u aragto faro-galinta dawladaha Kenya iyo Itoobiya ku sameeyeen dalka Soomaliya ayaa diiday inuu arintaasi ka hadlo isaga oo ku jawaabay “Su’aashaasi waxaan ka jawaabi doonaa markaan Muqdisho taggo”

 

Waa markii ugu horeysay ee dawlada Masar sheegto inay Somaliland ka samaynayso maalgashi, iyadda oo lagu tiriyo inay ka mid tahay wadamada Afrika ee qadiyada madax-banaanida Somaliland caqabada ku ah, balse imaanshiyada safiirka Masar ee dalka Kenya ee Magaaladda Hargeysa waxa uu ka markhaati kacayaa hadal uu dhawaan sheegay wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, kaas oo uu ku sheegay inay hadda xidhiidh diblumaasiyadeed leeyihiin Somaliland iyo Masar “Dalka Masar oo sumcad weyn ku leh siyaasada Afrika iyo Carabtaba, balse ka maqnayd saaxada siyaasada Somaliland hadda waxa noo socda wada hadalo nuxurkoodu ka turjumayo inaanu iskaashi ictiraafka Somaliland wax ka tari karaa na dhex maro.” Sidaa waxa yidhi wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Never ever trust Egyptians ,,, they're up to something here ,,, but good to know they have no other option now but to cooperate with Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
omar12   

what's wrong with you, do you know anything of Geo-politics? "diminishing role", Egypt's role was never that big, and it probable never will be. They have alot more things to worry about then somali people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Let's be clear, for years all these annoucements - whether from Kenya, Malaysia, Egypt or anywhere else - are never being announced by any other country it's always the same source, some NW Somali site or the Hargeysa admin.

 

Where are the articles from these nations that will corroborate this news? Stop speaking for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Lol, maybe just a little.

 

But like i've said before, this place would be boring without the secessionists. As well, I am reassured about our unity when I see so many threads from NW Somalia on this site.

 

Keep up the good work!

Share this post


Link to post
Share on other sites

3daa548df3a7c35dfeb00ecdaf2cb7fc_M.jpg

 

Masuulkii Labaad Ee Reer Masar Ah Oo Somaliland Yimaada Oo Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Ujeedooyinka Aan La Saadaalin Karin Ee Masar Wadato 20 Oo Cadaawad Ah Ka Dib.

Hargeysa (Ramaas) Dec 4,2011 – Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacgalinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay la taliyaha safiirka dalka Masar u fadhiya Djabuuti, ahna masuulka u qaabilsan arimaha Somaliland Al-amiir Maxamed.

 

Masuulkan oo maanta booqasho ku yimid Somaliland ayaa xarunta Wasaaradda Warfaafinta kula kulmay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Faysal Cali Sheekh Maxamed, waxayna ka wada hadleen arimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay sidii Somaliland iyo dalka Masar u yeelan lahaayeen xidhiidh dhinac walba ah.

 

Al-amiir Maxamed oo kulanka uu la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafintu qaatay muddo saacad ah ayaa waxa kale oo labada masuul kulankooda ku soo qaadeen arimo ay ka mid yihiin in dawlada Masar ay Somaliland ka caawiso dhinaca dhakhaatiirta oo Somaliland aad ugu baahan tahay.

 

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed uu u soo bandhigay sida Somaliland u danaynayso inay xidhiidh la samaysato dawlada Masar, waxaanu Agaasime Faysal soo bandhigay sida ay muhiimka u tahay in Masar basdasho siyaasadii lidka ku ahayd jiritaanka Smaliland.

 

Al-amiir Maxamed ayaa noqonaya masuulkii labaad ee ka socda dawlada Masar ee Somaliland booqasho ku yimaada, waxaana aan la saadaalin Karin ujeedada ka dambaysa wufuuda isdaba joog ah reer Masar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is a good sign of progress that Egypt, a strong Somali unity support, should reach out to all Somalis especially Somaliland and help them out. Egypt has been a big help in the areas of education through Somalia for the past twenty years. Egypt is going thru a tough time recovering from 60 years of military dictatorship but I have no doubt that Egypt as the leader of the Arab world would become a force for development, peace and progress. This will be good for Somalia as a whole

Share this post


Link to post
Share on other sites

Egypt & Ethiopia Agree to reset Relations

 

Egypt and Ethiopia have agreed to open a new chapter in relations that were strained under the regime of ousted Egyptian president Hosni Mubarak over disputes on Nile water sharing.Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi was in Cairo on his first visit since a popular uprising ousted Mubarak in February.

 

Zenawi thanked Prime Minister Essam Sharaf “for helping in opening a new chapter of relations between Egypt and Ethiopia.”“We all agree that the Nile is a bridge, it is not a barrier,” he told a news conference.

 

“The future is a new relationship between Ethiopia and Egypt based on a win-win strategy. The past is a past based on a zero-sum game. That is gone. There is no going back,” Zenawi said.Countries that share the Nile River basin have demanded the revision of colonial-era agreements that allot the bulk of the river’s water to Egypt and Sudan and allow Cairo to veto upstream projects.

Egypt did not recognise an agreement among other basin countries that revised the treaties.The revised agreement, signed by Burundi, Ethiopia, Kenya, Rwanda, Tanzania and Uganda, seeks to allow irrigation and hydroelectric projects to go ahead without Cairo’s consent.

Under the Mubarak regime, Ethiopia took the lead in the campaign against Egypt — for whom the Nile is just about the only source of water — but Sharaf’s government has repeatedly stressed its intention to resolve the dispute. Zenawi said his country had delayed the submission of the treaty for ratification “so that the new Egypt can study in carefully.”“We will wait for the Egyptian side to make its decision in this regard,” he said.

 

In March, Ethiopia announced the construction of the Renaissance Dam, which aims to be the largest hydroelectric plant in Africa.

 

During their talks in Cairo, the prime ministers agreed that a technical team from Egypt, Ethiopia and Sudan would be sent to Ethiopia to look into how the dam would affect downstream countries, Zenawi said.

 

“It is wrong to deliver a message to our children and grandchildren that establishing a dam is a problem,” Sharaf told reporters.

 

“Our main goal and ultimate goal is to develop an integrated development plan and that it benefits both countries,” he said.

 

Both Zenawi and Sharaf — who visited Ethiopia for Nile talks in May — highlighted the positive nature of the talks and said they would be followed by further discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Just in case some didn't know this, the word "co-operate" = 0.11111111111111111% of the word recognition. For instance if Joe says to Jayson I will co-operate with you, Joe is trying to say that he will sometime in the future recognize Jayson. :) Just saying.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;763127 wrote:
Just in case some didn't know this, the word "co-operate" = 0.11111111111111111% of the word recognition. For instance if Joe says to Jayson I will co-operate with you, Joe is trying to say that he will sometime in the future recognize Jayson.
:)
Just saying.

No one said anything about recognition

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Egypt & Ethiopia relations improving = bad for ONLF as they hoped the two nations would go direct war with each other over the nile.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this