Sign in to follow this  
Timur

Khat-fueled Secessionist militias fight amongst Themselves

Recommended Posts

Timur   

http://www.somaliareport.com/index.php/post/2153/Somaliland_Soldiers_Fight_Amongst_Selves

 

I wonder what led these misguided young Somali men to their desperate ends. AUN. This is why we must appeal to our besieged kin in the Northwest who are kept under the influence of drugs by Ethiopian cartels, and who are forced to accept the deviant social standards of the West and their vices.

 

I worry about the sanctity of our Northwestern brothers and sisters. As a Puntlander, my hand is always extended to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo booliska somaliland oo ka hadlay khasaarada ka dhashay labada askari oo gabdh isku qabsaday

 

Taliyaaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shaac ka qaaday in is-rasaasayn maanta magaaladda Yagoori ku dhex martay Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid booliiska ahi ay sababtay in uu dhinto kii Booliiska ahaa isla markaana Ciidan kale oo u soo gurmaday uu isna ka dhintay Askare kale Sideed kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu la qalibmay gaadhigii ay wateen.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay dhacdadaasi inay ka bilaabantay arrimo dhaqan kadibna ay is-afdhaafeen Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid ka tirsan Saldhiga Booliiska Yagoori kuwaasoo midkoodna dhintay mid-na dhaawacmay oo ay Madax xabadi fadhido.

Nuux Taani waxa uu sheegay Madaxweynaha Somalilnad inuu Amar ka bixiyay in si dhakhso ah Maxkamadda loo horkeeno Askarigii Dilka geystay taasoo uu sheegay inay baadhid ku wadaan, isagoo raaciyay Amarkaas Madaxweynuhu inuu siiyay Maxkamadda Ciidamaddu inay fuliso.

Taliyuhu waxa uu sheegay ilaa hada inay u hayaan dhacdadaasi qaar ka mid ah Ciidanka falka geystay, sidoo kalena ka dhaawaca ah ay daweynayaan, halka uu sheegay dhaawicii Askarta Gaadhigu la dhacayna inay keeneen Cisbitaalka Burco.

Dhinaca kalena Taliyaha Ciidamadda Booliiska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in niman dhaawac ahaa oo dhawaan diyaarad madaarka Hargeysa soo fadhiisatay ay keentay oo dhaawac ah baadhitaan ku wadaan isla markaana ay ku celin doonaan Diyaaradii keentay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Khat-fueled Secessionist militias fight amongst Themselves

ama Qaad ha ahaato ama naag ha la isku qabsado ee markay adiga ku jabiyeen ayay raaxaysi iyo shookaansi galeen ilayn qof dagaal iyo cabsi ku jiraa ma xasuusto qaad iyo naag midna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Very sad situation, I hope for our secessionist friends that they get off the wagon and enter rehabilitation for their drug abuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
omar12   

Damn you guys are so biased toward Somaliland.(funny name btw, they really shouldve chosen a different thing to all themselves)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

This dude Nuux Taani is bayond damp... Xaguu ka keenay naag baa la isku dilay? He reminded me the hi days of Kashaale iyo qashinkuu shubi jiray.. Gabadh baa laisku dilay iyo propogandaadaa ha ka saarto..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Locals are saying, one man from the saldhiga 9aad of snm was wipped by one from yagoori saldhig 7aad. Next morning group of militia including the one get whipped yesterday attacked the other man and fight broke up...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Jacaylbaro;762498 wrote:
Walee naagtaa la isku dilay sheekay haysaa ay ka sheekayso ,,,,
:D

could become inspiration for the love story of the century. the cilmi boodhari story of our century.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this