Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qabyaalad 101

Recommended Posts

Shalay (14 Luulyo, 2010):

 

Faarax: Ciidamada Safka hore yaan la geyn (Soomaaliya)

 

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay inay nasiibdarro tahay in iyadoo la isticmaalayo magac Soomaaliyeed dhibaato iyo qaraxyo loo geysto ummad kale. Faarax Macalin wuxuu sheegay in qaraxyadii ka dhacay Kampala ay ahaayeen kuwo foolxun oo ay geysteen kooxo argagixiso ah.

 

Faarax Macallin, wuxuu xusay in dowladda iyo shacabka Uganda ay abaal fiican u galeen dadka Soomaalida oo si weyna loo soo dhaweeyay, iyadoo waddanka Uganda uu yahay kan kaliya ee baasaboorka Soomaaliga loogu galo loogana baxo.

Guddoomiye-ku-xigeenku, wuxuu sheegay dowladda Kenya ay qaaday talaabooyin kasta oo ay ku xoojinayso ammaanka dadkeena iyo waliba Geeska Africa.

 

Faarax Macallin, mar uu ka hadlaya xaallada Soomaaliya, wuxuu sheegay
inuu ka soo horjeedo in ciidamo ka socda safka hore la geeyo Soomaaliya, wuxuuna balanqaaday in ciidamo ka socda Kenya aysan gali doonin Soomaaliya
.

 

Faarax Macallin, Guddoomiye-ku-xigeenka baarlamaanka Kenya, wuxuu sheegay in faragalintii ciidamada Itoobiya ay xaaladdii xilligaasi jirtay uga sii dareen, oo kooxaha fikiradaha xagjirka leh ay ka faa'ideysteen, wuxuuna ka digay inaan mar kale loo baahnayn in ciidamo safka hore ka socda la geeyo Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maanta: (25 Oktoobar, 2011):

 

Faarax Macalin: Shariif Kismaayo kama taliyo, waxa ka taliya waa Alshabaab

 

Gudoonka Barlamanka Kenya ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo baxay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ee uu kaga soo horjeestay soo galitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya.

 

Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Kenya oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay hadalkii kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasi oo ku aadanaa in dowladda KMG aysan raali ka ahayn soo galitaanka Ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya.

 

Faarax Macalin ayaa waxaa uu sheegay in Soomaaliya kaliya ay ugu baxayaan Ciidamada Kenya hadii dowladda KMG ay sugayso amaanka xadka ay la wadaagaan labada dal, waxaana uu sidoo kale sheegay gudoomiye ku xigeenka in dowladda Kenya ay Soomaaliya u gashay inay baacsato Al Shabaab ayna sugto amaanka dalkeeda.

 

Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Kenya ayaa waxaa uu intaasi ku daray asagoo careeysan yiri “Shariif kismaayo kama taliyo, waxa ka taliya waa Alshabaab “, Al Shabaabna muddo 13-sano ay dhibaato ku hayeen dalka Kenya iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sidaasi daraadeed uu tilmaamay in Kenya ay ka go’antahay in meesha ay ka saarto Al Shabaab.

 

Ugu dambeyn ayaa Faarax Macalin waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Madaxweyne Shariif, isagoo sheegay in Kenya ay ku gashay Soomaaliya wada xaajood ay la gashay dowladda KMG Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

There is no qabyaalad in Faarah Moalim's heart. You got that wrong. If he had qabyaalad in him, he wouldn't have supported Maxaakimta over his cousin, Yey.

 

Shalay: War on the GOOOOOOD Maxaaakim

 

Today: War on Al-Shabaab Al-Shayaadiiin.

 

Hopefully, we see the difference.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad .......

 

Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacaylbaro;759232 wrote:
Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad .......

 

Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat.

True daaat!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farah macalin is scum runtii,just because you can speak somali doesnt mean you are somali.jaale said barre was the one who came up with that idea.he is kenyan and should stick to being kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

TFG don't control kismayo.Shabab controls.

Tfg had agreement with kenya on the situation.

Kenya is protecting it's interest.

The bombs in Kampala was againest humanity & uganda is friend of somalis.

We want get rid off Shabab.

He is right of all these...wat else the guy said that can be clannish or misconstrued.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

What ever Farah Macalin has done right or wrong. He is only accountable to his voters in Kenya. I suggest everyone to focus on their own politicians, that could lead to more constructive solutions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad .......

 

Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Xaaji Xunjuf;759255 wrote:
Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker.

When and where did he say he supports sl quest for statehood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this