Sign in to follow this  
The Zack

Kenya: Defense Minister goes to Xamar to silence Shariif Canbe

Recommended Posts

The Zack   

Kenya's defense minister, Yusuf Haji, flies to Xamar to have a talk with Shariif Canbe....

 

 

Warar hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in goor dhow socdaal qarsoodi ah oo aan horay loo shaacinin magaalada Muqdisho ku tageen wasiirada Difaaca iyo Arimaha Dibadda ee Kenya.

 

Wasiirka difaaca Yuusf Xaaji iyo Wategula oo qaabilsan Arimaha dibadda ayaan la shaacinin sababta la xidhiidha socdaalkooda balse waxaa la aaminsan yahay in halkaas ay u tageen si dowlada kumeel gaadhka ah ula socodsiiyaan hawlgalada militari ee ciidamada Kenya ka wadaan gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

 

Labadan wasiir ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyey wasiirka gaashaandhiga ee DFKMG iyo uqaabilsanaha midowga Africa ee arimaha Somalia Wafula Wamunyi.

 

Ciidamada Kenya ayaa maalintii sabtida ahayd 100km gudaha ugalay Somalia iyagoo aga gaarka Qooqaani ka sameystay saldhigyo militari lana filayo in maalmaha soo socda ay weerar culus ku qaadaan ciidamada xarakada Alshabaab ee kusugan gobolada Jubooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Should I care he is half Somali and holds a Somali name or that he is there to advance the agenda of a foreign nation that's currently initiating an aggressive war endangers our sovereignty? Hard to choose?

 

Turn him away!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;752432 wrote:
Should I care he is half Somali and holds a Somali name or that he is there to advance the agenda of a foreign nation that's currently initiating an aggressive war endangers our sovereignty? Hard to choose?

 

Turn him away!

loool so ironic zack dad bu qabiiliste ku tilmaamaaya bal wuxuu noola yimid arag jacpher

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^If you know him personally, I don't. But I gather he's Somali by birth and holds a full Kenyan citizenship by choice. His Somali[ness] is beside the point anyhow. What matters is the agenda and the timing of his trip.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

oba hiloowlow;752435 wrote:
loool so ironic zack dad bu qabiiliste ku tilmaamaaya bal wuxuu noola yimid arag jacpher

Oba, Zack maad marka hore iska qabatid madexweynaha Soomaliya canbe ku tilmaamay. Jacphar waa runtiis ninkaan magac Soomaliyeed buu wataa lakiin ciduu adeegayo waa layaqanaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

He is ethnic somali born in kenya who happens to be their defence minister.Does that make him half somali??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this