Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dhagax Nebi Galay

Recommended Posts

nuune   

^^ I think Caabudo ama buurta yaree Caabudo la dhaho makes more sense than this rock, waan ku yara khalweeeyey Caabudo agteeda.

 

 

Ps: Caabudo is a name of a woman for those not familiar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Anigu dadka wax sawiro ma ihi, balse while travelling there from Hargeisa to Arabsiyo/Gibiley, we passed Caabudo, and we stopped there, the people ila socdey refused to join me the session for khalweynta, and remained in the car, xoogaa baan soo yara duceestey, waana ku soo noqdey asxaabteyda, kolleey habartii Caabudo laftirkeeda meesha kulama kulmin laakin quruumo kale ayaan isku aragney oo meesha ku xoonsanaa ayagoo si hareersan ama weegaarsan u wada fadhiya, intaan soo dul istaagey baan dhaxda ka fadhiistey, kadibna ay i garteen qofkaan ahey iyo sababta meeshan igu soo leexisey, cabbaar baan la yara wardiyey waana isa soo majiirey 10 daqiiqo ka dib.

 

 

My next visit Inshaa Allaah will make sure to visit that little mountain.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii iigu horraysay ee aan Caabudo tago waxay ahayd sometime in 85/86 oo aan qolo caano ka soo qaadaysay sii raacay. Waxay ahaayeen xertii Sh. Biliso oo reero quruumo ah oo halkaa deggan bay sheekha caano uga soo qaadi jireen. Laamiga waanu ka baydhnay oo meel cidla ah baanu is taagnay, Afar nin baa intay dusuud waaweyn qaadeen meel kayn ah oo cidla ah hadana geel iyo adhi ka ciyayaaan galay in yar ka dibna iyagoo quruumo kele oo gaagaabani caanihii la sidaan bay nagu soo noqdeen.

 

Markii ii xigtay waxay ahayd in 1988 oo aanu anagoo qaxayna agteeda marnay ,,, xataa quruumihii baa ka qaxay oo qaar baanu jidka isku aragnay .. markaas saldhig ciidan bay ahayd oo dadka meelahaa maraya ayay qaarna layn jireen qaarna kaxaysan jireen.

 

Beri dhawayd baan tegey iyadoo quruumihii show beri hore ku soo noqdeen oo caruurtoodii waaweynaatay ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Anigu dadka wax sawiro ma ihi, balse while travelling there from Hargeisa to Arabsiyo/Gibiley, we passed Caabudo, and we stopped there, the people ila socdey refused to join me the session for khalweynta, and remained in the car, xoogaa baan soo yara duceestey, waana ku soo noqdey asxaabteyda, kolleey habartii Caabudo laftirkeeda meesha kulama kulmin laakin quruumo kale ayaan isku aragney oo meesha ku xoonsanaa ayagoo si hareersan ama weegaarsan u wada fadhiya, intaan soo dul istaagey baan dhaxda ka fadhiistey, kadibna ay i garteen qofkaan ahey iyo sababta meeshan igu soo leexisey, cabbaar baan la yara wardiyey waana isa soo majiirey 10 daqiiqo ka dib.

 

 

Bareejoyo...

 

Jacaylbaro;751423 wrote:
Markii iigu horraysay ee aan Caabudo tago waxay ahayd sometime in 85/86 oo aan qolo caano ka soo qaadaysay sii raacay. Waxay ahaayeen xertii Sh. Biliso oo reero quruumo ah oo halkaa deggan bay sheekha caano uga soo qaadi jireen. Laamiga waanu ka baydhnay oo meel cidla ah baanu is taagnay, Afar nin baa intay dusuud waaweyn qaadeen meel kayn ah oo cidla ah hadana geel iyo adhi ka ciyayaaan galay in yar ka dibna iyagoo quruumo kele oo gaagaabani caanihii la sidaan bay nagu soo noqdeen.

 

Markii ii xigtay waxay ahayd in 1988 oo aanu anagoo qaxayna agteeda marnay ,,, xataa quruumihii baa ka qaxay oo qaar baanu jidka isku aragnay .. markaas saldhig ciidan bay ahayd oo dadka meelahaa maraya ayay qaarna layn jireen qaarna kaxaysan jireen.

 

Beri dhawayd baan tegey iyadoo quruumihii show beri hore ku soo noqdeen oo caruurtoodii waaweynaatay ,,,
:D

It seems you can't find any other info online about s/l today.. Now threads for pics of rocks and mountains

Share this post


Link to post
Share on other sites

Akadar, nothing wrong with show casing your tourist sites. Remember,JB works for the ministry of information, dept of tourism, the internets and online division. :)

 

Ka daa dee, haa natuso, dhagaxiinta iyo ha ka sheekeyo sideey reer baydhabo iyo reer garowe uula yaabeen hargeisa(iyo traffic light yadeeda) :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Jacaylbaro;751413 wrote:
It is one of the tourism sites here ..... I'm still to get the full story though.

 

Coming soon ..

You call this tourist site??How many 'tourists' you had this yr i wonder

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;751495 wrote:
You call this tourist site??How many 'tourists' you had this yr i wonder

The Ministry of Tourism would answer to your question .......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this