Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Af nool wuu iska hadlaa

Recommended Posts

Axmed Yuusuf Yaasiin: Beeshii dooneysa inay Federalka ka Mid Noqoto ha u Diyaargarowdo Gumaad la mid ah kii 5,000Lagu Dilay

 

Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee maamulka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo haatan ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu saxaafadda dhowaan siiyey raysul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo ahaa in Somaliland ay tahay maamul goboleed ka mid ah jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal ka jeediyey munaasabad ay ku kulmeen labada xisbi ee UDUB iyo UCID ee mucaaradka ah ayaa ka digay in beeshii reer Somaliland ee rabta inay ka mid noqoto dawlada federaalka Soomaaliya ay u diyaargarowdo dil iyo xasuuq la mid ah kii ay geysatay dawladii militariga ee Maxamed Siyaad, siduu hadalka u dhigay.

 

“Prime minister-kii dawlada Soomaaliya wuxuu yidhi Somaliland waa maamul goboleed… wuxuu yidhi soo hanaan raaco heybso calankaada, anaguna waxaa leenahay.. waanu hanaan raacnay oo waxaan dooranay calanka towxiidka” ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin.

 

“Ninkii ku naaloonaya Soomaaliweyn dee beel dhan bey ka dhinteen 5,000 ruux, beeshii dooneysa inay federal qaadatana taa ha u diyaargarowdo” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Dhowaan ayaa wareysi raysul wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas uu siiyey idaacadda BBC wuxuu ku sheegay in DKMG aysan aqbali Karin in lakala gooyo dalka. Wuxuuna raysul wasaaruhu ugu baaqay saraakiisha maamulka Hargeysa inay dadkooda wax la qeybsadaan.

 

Maamulka Somaliland ayaa inkastoo sanadkii 1992-kii ay ku dhawaaqeen gooni isu tag haddana aan helin habayaraatee wax aqoonsi ah iyadoo haatana 2o sano ay ku dhowdahay mudadii ay Somaliland sheegtay inay Soomaali ka go’day.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys need to understand that Ahmed Yasin is in-the-know of Somaliland affairs and he realizes the separatist movie is about to end.

 

I am not surprised at his desperate talk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Baaaaaaacccc.. But I am not surprised with him cause many in here sol believe the same theory... Sidaasu last 20 years ugu akhrinayey caruurtii soo koraysay publicly and privately..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

A_Khadar;748651 wrote:
Baaaaaaacccc.. But I am not surprised with him cause many in here sol believe the same theory...
Sidaasu last 20 years ugu akhrinayey caruurtii soo koraysay publicly and privately
..

A_Khadar, Caruurtaasi wakhtigii 90's hub ayee wada siteen, sidaas ayaa hubka lagaga wada dhigay oo qalin u wada qaateen. Oo looga dhaadhiciyay dalkiina iyo dadkiina u dadaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not a single person thought it through. LOL

 

As much as I don't support UDUB & Ahmed Yusuf Yasin, he makes a valid point. Somalia is associated with nepotism, corruption, anarchy, chaos, mayhem, genocide, etc. The list is long, but you get the idea. The former Vice President is suggesting any sub-clan that wishes to join Somalia, must be prepared to loose 5,000 people at minimum. This is what Somaliland has gained from Somalia, war, misery, loss of life and nothing else. Considering the past, and taking stock of the present choas with no end in sight, the prediction that is all Somalia has to offer is spot on. The way you gentleman have read this qoute is totally upside, as Somaliland is not known for wholesale genocides. You should look in the mirror before you make baseless accusations of HE Ahmed Yusuf Yasin.

 

I must say, even our least refined politician stands heads and shoulders above those of Somalia who are still slumbering when they need to wake up and save their nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^looooooool@Ace...Wonder how the victims of SNM atrocities would agree with your assessment.

 

Everyone is guilty but me:-)

 

This man couldn't worse than Faisal Waraabe people...what's fuss.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, when are people going to grow up from the blanket statements? Are you actually equating the "atrocities of SNM" and the genocide of a state? I'm not talking about factions like USC, SNA, SSDF, SSNM, and the plethora of other rebel movements.

 

I guess in your eyes, the plastinian rockets and the Isreali tanks and planes are equal. :) Thumbs up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

His message or the empty thread, how ever you see it, is toward his I clan. The 5000 is a reference to Burco's clan wars in the 90s. The dude must have been high on Tahliishii Sheekh Rabiic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ace-OK-maybe you tell the victims of tribal rebels rampage their pain is any less significant. Close to a million if not more Somalis are dead, tribal rebels are largely responsible for those deaths. You are absolving of their responsibilities cuz it doesn't fit your narrative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ace thats how I understood his words as well.

 

Axmed Yusuf Yaasin Wuxu leeyahay dantiina qabsadaa, inta wax lagu daneesaniyo madaxa laga gali leheen oo dad badani ku dhiman lahayeen.

 

Ahmed Yusuf Yaasin waa wadaad, maha nin dadka dagaal ku qaada ama threating ku sameeya. Markaa fadlan hadalkiisa khalad ha u dhigina. Ilaahay ka baqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, where in my statement have I absolved anything? Now incase you try to derrail this simple yes or no answer, I actually feel that any "atrocity, murder, crimes" commited by any group or groups of people is horrendous and should be prosecuted. The issue;however, iswe have you equating the "atrocities" of a rebel movement and that of the STATE. Now again, do you actually equate the palestininian rockets/rock/ak47/bomb, against the tanks, helicopters and fighter jets of the isrealis?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Carafaat;748665 wrote:
A_Khadar, Caruurtaasi wakhtigii 90's hub ayee wada siteen, sidaas ayaa hubka lagaga wada dhigay oo qalin u wada qaateen. Oo looga dhaadhiciyay dalkiina iyo dadkiina u dadaala.

Maxuma laakiin was that the only option in cuqdad iyo hate caano looga dhigo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this