Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government donates 600.000 USD dollars for Famine Somalia (First phase).

Recommended Posts

Somaliland oo 600 oo kun oo Dollar u ururisay Dadka Ku tabaalaysan Abaaraha Soomaaliya

August 28th, 2011

 

Hargaysa (Somaliland.Org):- Guddida gurmadka dadka tabaalaysan ee koonfurta Soomaaliya ay xukuumada Somaliland u magacawday ayaa sheegay in shacbiga Somaliland ay u soo ururiyeen walaalahooda ku tabaalaysan koonfurta Soomaaliya lacag dhan $600, 000 dollar.sidaasi waxaa sheegay guddoomiyaha guddidaasi Axmed X.Cali Caddami oo maanta ka hadlayay shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa.

 

Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland Md Axmed X. Cali Caddami oo ah Gudoomiyaha guddida gurmadka dadka tabaalaysan ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in shacbiga Somaliland ay si mugleh uga qeyb qaateen u gar-gaarida dadkaasi tabaalaysan isaga oo si wayn ugu mahad naqay dadkii gacanta ka gaystay taakulaynta iyo gurmadka dadkaasi tabaalaysan ee koonfurta Soomaaliya ee abaaraha iyo macaluushu saamaysay, oo ay xukuumada Somaliland xil wayn iska saatay bishan barkaysan ee Ramadaan fadligeeda in ay ka qayb qaadato una gar-gaarto dadkaasi baahan ee aynu jaarka nahay.

 

Waxaa kale oo uu sheegay Md Caddami in ay haatan soo gaadheen lacag qadarkeedu gaadhayo $600,000 dollar in badan taasi oo ay ugu talo galeen in ay gaadhsiiyaan dadkaasi abaaruhu saameeyeen.

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga Somaliland Md C/rasaaq Khaliif Axmed oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in wejiga ugu horeeya ee qadarka lacagta soo gaadhay ay ka dhigi doonaan qaybta koowaad taakulaynta gurmadka abaaraha ee dalkaasi Soomaaliya, isla markaana la gaadhsiindoono maalmaha soo socda ee lagu jiro Ciidul Fidriga isaga oo xusay in ay gaadhsiin doonaan deeq intaasi ka badan dadka abaaraha iyo macaluushu saameeyeen ee Soomaaliya .

 

Afhayeenka Guddida gurmadka dadka tabaalaysan ee koonfurta Soomaaliya oo ah wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Khaliil C/laahi Axmed oo isna halkaasi ka hadlay ayaa guud ahaanba shacbiga Somaliland ugu baaqay in ay u gargaaraan dadka abaaruhu saameeyeen ee koonfurta Soomaaliya isaga oo sheegay in naxariista illaahay ku jirto marka adoomuhu isku naxariistaan, waxaanu si aad ah ugu mahad naqay guur ahaanba dadkii ka qayb galay gurmadkaasi abaaraha dadka tabaalaysan ee Soomaaliya gargaarka loogu ururinayo.

 

Sheikh Maxamed Cali Gadhle iyo Sheekh Maxamed Cali Geedi oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in dadwaynaha reer Somaliland ay si balaadhan uga qayb qaateen gurmadka dadka abaaraha iyo macaluushu haleeshay ee Soomaaliya isla markaana ay u mahad naqayaan cid kasta oo gacan ka gaysatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

How will they delivery the aid, the article didn't mention how the 600 oo kun oo dollar loo siin doono Koonfurianta, whom will Somaliland contact in order to give the aid, maybe Somali TGF Defense Minister is the one to contact, since his fellow Somaliland Defense Minister is the head of gurmadka abaaraha, sidan bey ku wanaagsantahey I think, labada defense ministers bal hala isku daayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune waliga manad maqlin internet banking War wuxu badawsana ma reer miye baa Gudiga gurmadka Jamhuuriyada Somaliland uun baa Accountka ku shubaya Qolyaha dhaqalaha abaaraha Mamuulaha eh Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ You lost me dude, have you missed my question, Xaaji Xeyraan answered it quite well and on spot without this or that.

 

 

 

Xaaji Xeyraan, haa reer miyi baan ahey, and no, there is no internet banking in Somalia as a whole as there is no national or central bank system there, maybe convert the cash into food would be good idea than sending cash to corrupt TFG officials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garnaqsi;743233 wrote:
You mean 600,000 USD dollars, right? Even I could donate $600.

U forget that Somaliland is poor unrecognized country, which 50% of its own ppl lives under poverty line. And u forget that sl it self had same problems with drought early this year, but thanks to Allah and well prepared government and its people, their early warning system works and because they didn't waiting so-call international community they are better off now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Wiil Cusub;743235 wrote:
U forget that Somaliland is poor unrecognized country, which 50% of its own ppl lives under poverty line. And u forget that sl it self had same problems with drought early this year, but thanks to Allah and well prepared government and its people, their early warning system works and because they didn't waiting so-call international community they are better off now.

That's really impressive, but I was just being pedantic about the title!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Better yet, what if the whole population in Hargeisa and the surrounding cities/towns/villages stop chewing the green leaves for only 48hrs? There is no doubt in my mind the amount of Eurodollars raised would have increased tenfold. But the question is, can the Dubaab addicts show mass tolerance for that short period? (For these who have no idea of what Dubaab is, it is transitory lower abdominal pain experienced by addict communities and caused by missing kat chewing sessions for at least two days or more).

 

Or better yet, why wouldn’t the Hargeisa Regional Administration of Somalia hire a team of Somali doctors (medical students and or graduates of Amount University) and dispatch them to the Banadir feeding centres? I am sure if the situation was reversed a lot of masago, moos, banbeelo, macsaro, canbe and a dozen teams from Mogadishu U would have come to the aid of their Somali brothers and sisters in the North.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GaadhHaye;743272 wrote:
Better yet, what if the whole population in Hargeisa and the surrounding cities/towns/villages stop chewing the green leaves for only 48hrs? There is no doubt in my mind the amount of Eurodollars raised would have increased tenfold. But the question is, can the Dubaab addicts show mass tolerance for that short period? (For these who have no idea of what Dubaab is, it is transitory lower abdominal pain experienced by addict communities and caused by missing kat chewing sessions for at least two days or more).

Don't be so ungrateful waaryaa ,,, caruurtaadii oo gaajo u dhimanaysaa lacag loo ururinayaaye adigu casiirka Europe iska cab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this