Sign in to follow this  
A_Khadar

What mental picture do you have for SOLers you never met?

Recommended Posts

Taleexi   

Aaliya sawirkaan ka haysto ma kashifayo maxaa yeelay hadday fadqalalo abuuraysaa.

 

Somalina malaa waa quruxley qaylo badan

 

Ngonge: Ma aha shuluq balse caatanimona ka dheer. Waa nin wareersan oo is leh tolow ma Siilaanyo baad taageertaa mise Soomaaliya

 

JB: Xayraan labo marduuf ah kaga saara maalintii, oo tall, skinny ah baan u sawirtay. Bidaarina ku bilowday.

 

XX: Waa oday yar oo cayilan oonba computer-ka hor kicin se sida xagjirnimada ah ee uu wax u qoro uma foga.

 

Blessed: Maanta waxba kama sheegayo.

 

KK: Waa rabshoolay shido badan, alla maxay dad madaxa isu gelisay balse karti leh.

 

Somali: Hadal tiro ma yaqaan, marmarse waa xayraan fudayd talada seejinayo

 

Che: Wuu wareeray sidii shabaab u carareenba - waa beesaani, being politically correct ay meel ka tuurtay.

 

Juxa: Waa shactirooley, tolow ma sidayday gaaban tahay.

 

Val: Does her avatar says all?

 

A_Khadar: Wuxuu SOLers in his town uga cararayo baan la amankaagay. Alla wuxuu qarinayaa weynaa!

 

Duke: Waxaan u mala awaalay inuu ilaaladii madaxweyne Yusuf ahaa, oo uu si u guban yahay.

 

Ibti: Ramadanka ka dib baan wax ka sheegayaa..

 

Showqi: Malaa caaqilka SOL buu ku wacnaan lahaa, wax garadkiisa ka sokow heavy weight baan u fahmay.

 

Zack: Waa funny marka uu agada ku badiyo falcelisyadiisa .. tolow sidii u egyahay amankaag.

 

More to come...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^as long as you are not being disrespectful like kii mesha wax kuso taxayey mr somalilander (who clearly disliked me for supporting saado yaab badana dadka qaar waxa moda dunidu revolves only around their lil perception ma oga qofkasta wuxu rabo in uu tageeri karo)...so apart from that, you are entitled to have your say!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Haha. Thanks, Abtigiis. Mar hadaad I taageertay, huruufka iyo santaaga ayaan badinayaa. Lol

 

Baarqaab,

Bal aan heshiinee, Aaliyah ha iga maagin. She's like my cyber baby sis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^lol@ cyber baby sis..thanks hun.and kaas warkisa waxba haka so qaadin dadka qaar way iska caqli yaryihiin!.. and it seems he wrote something bad abt u - I see that admin edited it..waxa carabtu ku maahmaahda that a tree needs to be watered when it still growing..hadhow waxaad ku shubtid waxba kama tarayo, marka nin weyn ma maanta edab la baraya? taasi wa maya!

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;741265 wrote:
Haha. Thanks, Abtigiis. Mar hadaad I taageertay, huruufka iyo santaaga ayaan badinayaa. Lol

 

Baarqaab,

Bal aan heshiinee, Aaliyah ha iga maagin. She's like my cyber baby sis.

balayo kula heshiisay wa markad bad i gelisay ood adminki igu dirteen for nothing my forst and last warning ayaba ley siiyay.

hadda laga bilaabo qun yar socod baan noqonaya...

intii qalad ika fahantay waan raali gelinayaa, xaalna u qaata for this Porcelain vase from China

 

vase-after2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^wara maxaa ka khaldan, ma hadaa lagu bari dhaqanka :D, iyo sida hablaha loo la hadlo, tartiib u soco yaan seeftu kula tegine!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Nothing mate, I wanted to provoke you more, lol, :D, laakin, Hablo guur doona, Marwooyin, Moomooyin caruur leh, Islaamo, Odayaal timihii cadaadeen, rag guur doona, Caruur weli wadada laga gudbiyo, dad dhexe, intaba waa joogta meeshan, markaa ixtiraam, xaalkaagana waa la aqbaley.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this