Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Lasagna and government millitias clash in Dhoobleey, Lasgna wants to controll Kismaayo

Recommended Posts

Xili ay xoogaga Alshababa isku diyaarinaayeen in dagaal la galaan xoogaga qaabka qabiil isku beysatay hugna magaca dowlada ayaa mar qur ah waxaa dagaal ka qarxay laba koox oo ka wada tirsanaa ciidamada dowlada kuwaas oo qaab qabiil dagaalka ku dhex marayao iyadoona huganka hubkii alshababa lagu wiiqilahaa ay isweydarsanooyaan labada koox oo ka soo kala jeedo Gado iyo Afmadoow Dagaalka ayaa ka socdo deegaanka Dhooblay oo gacanta ugu jirtay kooxa isbaheysiga dagaalka xoogan kala soo horjeed Alshabaab

 

Labadaan koox oo qala waliba dooneyso markii Alshabab laga taqluso in ay iyadu qabsato magaalada xeebta ee Kismaanyo ayaa tani waxay fursad qaali ah siisay xoogaga Alshabaab oo iyagu wal wal xoogan ka qabay isabheysiga dagaalka kala soo horjeeday ee dowlada Kenya dabada ka riixeyso iyadoona dagaalka caawa uu yahay mid xoogan marba koox dabada laga galayo

 

Dagaalka ayaa waxuu dhax maryaa sargaal dowlada u xilsartay halkaasi iyo mamaulka Asaariya , waxaana garab iyo ciidan siiyey wadaadka Raskabooni ee lagu magacaabo Sheikh Axmed Madoobe oo qabiil ahaan ka soo jeedo kooxasi dagaalka ku jiro waxaana muuqata in dagaalka caawa uu yahay mid xoogan oo marba marka danbeysa sii kululanayo iyadoona xarakada Alshabaabana ay dagaalka ka dawaneyso meel aan sida augu fogeen waxaana muuqata Alshabab in ay sugeyso cida dagaalka caawa ku soo adkaato

 

 

Dhanka kale magaalada Kismaanyo caawa waxaa dusheeda heehaabayo diyaarda qumaatuga u kaco ee leyihiin wadamada reer galbeed iyadoona diyaaradahasina ay cabsi xoogan galiyeen shacka ku nool magaaladaasi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

If both groups don't stop acting immature Kismayo should be given to the original owners of it Mawlid Macaane's folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax shacabka deggan kismaayo ayaa choice leh oo waa iney doortaan maamulka Kismaayo markii la xoreeyo,, xiligii awooda laysku sheeganaaye wey dhamaatay waxaana dowladda ka war sugeyna in war cad ka bixiyaan nimankan shuftada dhoobleey jooga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Oba,

 

The process of "jug jug meeshaada joog" aka hold few kilometers and have lots of internal divisions sounds very familiar. Does that ring a bell? TFG? How about now? Maybe AMISOM should free Kismayo for us ha ha! Isn't that what happened in Xamar? Saalax, living in Sablaale for few years doesn't tell someone who really owns Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni ayaa xalay iska hor imaad ku dhex maray degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan Iska hor imaadkaas.

 

Wararka ayaa sheegaya in khilaaf maalmahan jiray oo u dhaxeeyay labada dhinac qarka isugu saarnaa inay dagaalamaan, waxaana xalay dhacday in labada ciidan oo markii hore labo qeyb ahaa inay isku dhacaan.

 

Inta la og yahay hal askari ayaa ku dhintay, halka mid kalena uu dhaawacmay sida dadka deegaanka soo sheegeen, iyadoo isku dhacii xalay uu dadka ku beeray cabsi, waxaana isku dhacan ka dambeysay markii Ciidamada Raaskambooni ay xir xireen dad falal dambiyeedyo loogaga shakiyay, isla markaana ay diideen Ciidamada Dowladda.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markii dambe ay soo kala dhex galeen saraakiil labada dhinac ah oo la sheegay inay isku dayayaan in khilaafka ka dhex aloosan ay meesha ka saaraan.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa muuqday khilaaf xaga maamulka oo labada dhinac ka dhex taagnaa, taasoo in muddo ahba soo jiitameysay.

 

Shakiyada soo baxaya ayaa ah in Gobolka Jubooyinka uu ka dhaco dagaal waji kale ah, marka dhinacyadan hada isbaheysiga ku ah duulaanka Shabaab ay meesha ka saaraan, waxaana muuqata in labada dhinac uu hab dhismeedkooda yahay qaab beeleed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;740256 wrote:
Oba,

 

The process of "jug jug meeshaada joog" aka hold few kilometers and have lots of internal divisions sounds very familiar. Does that ring a bell? TFG? How about now? Maybe AMISOM should free Kismayo for us ha ha! Isn't that what happened in Xamar? Saalax, living in Sablaale for few years doesn't tell someone who really owns Kismayo.

Farmaajo and his cabinet started the liberation because of their great efforts, and not AMISOM...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Really? So AMISOM didn't kick shabaab out of Xamar, the powerful and united TFG did?

I am telling you man, we need AMISOM in the prosperous Jubba's.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Complete lie from Daynille.com as usual reporting with there clan lenses on...there known for there false and unbalanced reporting.

 

A small skirmish between the police force who are from the Ras Kamboni brigade of dhoobley and rogue soldiers who wanted to free other soldiers locked up for setting up a checkpoint.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this