Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Lasagna and government millitias clash in Dhoobleey, Lasgna wants to controll Kismaayo

Recommended Posts

Nina Fox   

Is Lasagna a new Militia group mise its a nickname for Kismayo? Sheekada iga daba geeya bal?

 

Hadeer ee AL KABAAB naga tageen AL LASAGNA maa imaadey? Yaab badanaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabaab & Azaania waa isku ciidan dagaal saf balaaran oga soo horjeednaa”Gudoomiyaha Gedo dowlada”

 

Gudoomiyaha dowlada KMG gobolka gedo aya shegey in dagaal balaaran lageli donaan labadaan maamul sida oo kashegay warbahinta muqdisho isagoo u cugsaday arimo badan.

 

Sido kale gudoomiyaha aya shegay in azaania iyo shabaab isku ciidanyihin sida daraadeedna dagaal safbalaaran lageli donaan isagoo siiraciye in maamulka azaani aan cagta so dhigi Karin gobolka Gedo.

 

Maxamed Cabdi Kaiil ayaa gashaanka kudhuftay warar soo baxaaye oo shegaaye in Dowladda Kenya ay dooneeyso in maamulka Asaaniya ay ka howgeliso gobolada Jubooyinka iyo Gedo, waxa uuna tilmaamay in Goboladaasi maamul cusub loo dhisayo kaasi oo ka imaan doona dadka degaanka.

 

Hadalkaan gudoomiyaha gobolkka gedo aya kusoo adaayo xili maamulka azaani olole balaran ugu jiraan sidii oga hir geli lahayeen gobolada shaatigooda wataan iyadoo bila kahor loga dhawaaqey magaalada nairiobi oo lijaanka u haayo xildhibaan katirsan dowlada.

 

Cabdulaahi Cabdi Xaashi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this