Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ssc jabhad deploying Buhoodle youth to Mogadisho to Join Alshabaab.

Recommended Posts

Dhalinyaro Reer Buhoodle Ah Oo Ku Sii

Qulqulaya Magaalada Muqdisho Iyo Culimada Oo Ka Hadashay.

 

Buhoodle(Ramaas) August. 2, 2011- Dhalinyaro tiro badan oo reer Buhoodle ah ayaa sheegay in ay si xawli ah ugu qulqulayeen Magaalada Muqdisho, si ay uga garab dagaalamaan kooxda xagjirka ee Al-Shabaab.

 

Dhalinyaradan oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 30 qof ayaa bilaha ugu dambeeyay ka socdaalayay Magaalada Buhoodle, iyada oo la sheegay in ay u kicitimeen dhanka Magaalada Muqdisho oo ay codsiyo ka heleen kooxda Al-Shabaab oo ay wakiilada ay ku leedahay Buhoodle ay si hoose u qorteen dhalinyaradan laa waayay.

 

Culimada diinta ee Magaalada ayaa walaac ka muujiyay dhalinyarada xagjirka laga dhigay oo ay aaminsan yihiin ay khatar galin karaan amaanka degaankaas, iyaga oo si gaar ah ugu cabsi qaba rag la sheegay in ay gacan saar la leeyihin Al-Shabaab oo ku sugan halkaas, kuwaasoo ku hawlan sidii ay dadka da’ada yar ugu dhaadhicin lahaayeen afkaarta asal-raacimada ah ee ay rumaysan yihiin .

 

Sheekh Maxamuud Yuusuf Dhuux oo ka mida culimada waaweyn ee reer Buhoodle, ayaa u sheegay warbaahinta in ay ka war heleen in dhalinyaro badan oo Magaalada ku noolayd ee ay tageen Magaalada Muqdisho, iyada oo loo sheegay in qaar ka mida wiilal la waayay ay ka qaybgaleen dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya, inkastoo aan la sheegin cid ku dhimatay ama ku dhaawacantay, waxaana uu sheegay in ay arrintaas ka dambeeyeen dad ku sugan Buhoodle , laakiin aanu sheegin magacyadooda.

 

“ Waxa aanu ogaanay in dhalinyaro badani ay tageen Muqdisho oo ay ka garab dagaalamayaan Al-Shabaab sida la noo sheegay, waxaana halkan ka qortay dad jooga Magaalada Buhoodle, waxa aanu ka war-warsanahay dhalinyaradaa la marinhabaabiyay ay dhibaato wixii soo noqdaa keeni doonaan, waxa laga badelay maskaxdii, ayuu yidhi Sheekh Maxamuud.

 

Gobolo ka tirsan Somaliland ayaa ay kooxo dhalinyaro ahi hore ugu tageen,kuwaa soo ku biiray Islaamiyiinta ka dagaalama Soomaaliya, iyada oo intooda badan ay ku dhinteen dagaalada ka dhaca dalkaas, tiro yar oo soo hadhayna ay weli dagaalamayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX, ma soomanid miyaa.. War ramadaantaada u baq oo qabiil meel ku geen maaye taada bal meel u raadi..

 

lies in this trash are:

1. The title which you made up and what the trash in body of the message are totally different..

2. The Sheekh Maxamuud Yuusuf Dhuux of beeing one of the Culimada waaweyn ee buuhdle is null.. I don't even think inuuba jiro qofkaas let alone inuu sheekh weyn yahay

3. It's obvious the source of this, ramaas and you are beleiving it just because it's you clan's web site..

 

Lastly ninyahow ninweyn baa tahaye bal bishan barakaysan caadifadaada xakamee.. Allow na hanuuni..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar waan soomanahay qof islaaman ahay anigu warka uun baan soo tabiyey ,anigu caadifad ba ma lihi marka aniga ha igu xanaaqin hadaad Islaam tahay arintan wax ka qabo hadad dan ka leedahay degaanada Buhoodle iyo jiilka danbe

 

Ramadan karim

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Hadaad even soo tebisay oo aysan buunbuunin kugu jirin maxaad at least siduu webka ugu qornaa oo ciwaanka u ah u soo qortid maxaad waxaan ku jirin titleka uga dhigtay maxaad se ku taageeraysaa oo aad u leedahay waa war xaqiiq ah other than being one of your website.

Miyaad aragtahay lahadashay families ay caruurtoodu ka tageen, ma Godanaa warka kuu soo sheegay oo ku yidhi 30 reer buuhoodle-laa ila jooga.. Sheekha miyaad la hadashay.. Intaaba hadaan cadayn u hayn, aadna soomantahay, I wouldn't spread such thing..

 

I talk to buhodle daily and have families.. And this story is simply a cheap propagadana just the same one that Nuux Taani said during Kalshaale.

 

Anyway, hadaad soomantahay iska ilaali fidinta beenta oo ay ka mid tahay waxaa la yiri.. This is waxaa layidhi weeye oo aad sii fidinaysid.. Soonkaaaga uun ilaasho ninyahow..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya lamaan hadlin Buhoodle laakin webebkia jabhada tageera ba ba wararka nocaas ayaa sheegey inay ku biireen argagixsada caalamiga dhaliyaro reer buhoodle wey jiraan ma ku so raadiya warku wa jira adigu laakin ha is didisin. Anigu websitke iska ma lihi laakin wa web dad Somali ah leeyihin, anigu soonkayga ha u baqan adeer , Cadayn sideeya ayaan ku keena ma iyago u si socda baad rabta in sawiro laga so qaada? Mise Alshabaab banu so weydiina oo aynu idhahna caruur dhaliyaro ah jabhada ssc ma idin so gudbisay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Bal meel ay ku qorantahay ssc baa xamar dhalinyaro u dirtay bal keen?

 

Aad baad u muran iyo been taqaan ninyahow marka my plan was not to part your circle of clanish propaganda at least for the month of ramadan and here I am aleady in it just because waxaad shirka keenaysid wax loo dulqaadan karo maaha..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

A khadar waan soomanahay qof islaaman ahay anigu warka uun baan soo tabiyey

it is funny how your posts are biased and anti certain groups...dacad ma tihid waad ogtahay ee ilaahay ka cabso!

 

Idinkaan ka daran oo XX wuxu so dhajiyaya ka comment gareenaya..Ignore this dude!!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anti certain people not at all anigu dhex baan u ahay cidkasta Aaaliyah , Allah wanu ka wada cabsana hada waxanu aad uga baqayna dhaliyarada la majiraharabiyey oo meel qaldan lo tilmaamay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

The leader of Alshabab is a somalilander, if anything he is working with Somaliland..tan kale somaliland qaska xamar ka socda faaido bay ku qabta..

 

anyways in aan ku danbaabo ma rabo shekadan wa ka baxay!..haku macanaato dhexna kuma jirtid you are biased but whatever works for you..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyah no he is not A Somalilander he is with the irhaabi crew and not one of Somaliland So now you accuse Somaliland having links with Alshabaab based on one man loooolz any how lets stick to the topic and think about how we can rescue the Buhoodle youth from the Alshabaab crew

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this