Sign in to follow this  
gooni

Sharuudaha aqoonsiga gooni isu taaga'

Recommended Posts

gooni   

1- Dalkee ka go’aysaa? Sababta?

2- Dal dhaqaale leh ma yahay? waxna laga faaiidi karo?

3- Dal gaalada jecel ma yahay? kaniisadse maku taal?

4- Dal dad badan ma yahay?imisa af bayse ku hadlaan?

5- Dal balaaran ma yahay?waa imisa dherer iyo baaxad?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Did you pull that list from your ehem? Shuruudaha aqoonsiga are different for each country. For instance, Somaliland's recognition depends on the blessings of Somalia, in other words, Somalia has to let them go and the entire world will recognize them immediately after that. However, the case of O'gadenia is quite different , it is all about kicking the Ethiopian forces out of that territory and boooom! the entire world will recognize it. So theirs depends on their muscles.

 

Waa ZaaaZ!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats how it is you have to go through the same road as eritrea went trough Kick the Ethiopians out And then negotiate with them about a possible split referendum style but first you have to Kick them out first thing first.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

B]Zack[/b],, ogdenya waa qadiyadda kowaad ee somaaliya halgan dheerna soo maray sharuudahana wey kasoo bexeen marka laga reebo labada gaalka ugu muhiimsan.

geedkaasu waa geed mirood hadaad ruxdo wax wanaagsan kaaga soo go'ayaan ogowna inay reer afgaab ka weyn tahay,ilana haboontahay in wakhtigeeda la sugo

 

Aqoonsiga hargaysa u galgalnayso mid taariikh iyo halgan leh maahan waa mid ku kooban 87dii dhagaxtuur baa bilowday ka dibna diyaaradaa na kor maray, 90kiina burcaan gacanta ku dhignay, waxaana loo aqoonsaday dagaal sokeeye oo fowdo keenay xxunjuf iyo indho jacaylba waa joogeen hadaysan na maaweelinayn.

 

koonfurta suudaan 19 58 dii ayuu dagaalku bilowday waxaa ku dhintay in ka badan 2'malyan oo muslin iyo gaala, waa dhul aad u weyn oo qowmiyada badan, la maal gashan karo, fetikaankuna raali ka yahay,calan saarkiina waxaa soomaaliya uga qayb galay sadex madaxweyne oo casuumad ka helay mehiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adiga waxba lagaa waydiin maayo tan Somaliland sida ninka reer Khartoum aan waxba looga waydiinayn arrinka Jubba. Kii dalka laga eryayba sow adiga muu hayn ?? ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacaylbaro;733267 wrote:
Adiga waxba lagaa waydiin maayo tan Somaliland sida ninka reer Khartoum aan waxba looga waydiinayn arrinka Jubba. Kii dalka laga eryayba sow adiga muu hayn ?? ,,
:D

For your information, a man in Khartoum had to approve the Jubba independence.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Jacaylow,,,is difaaci maayo dalka waa layga eryey sidaad adiguba xarshin u tagtay,waa dagaal sokeeye iyo caadadiis.

Waan ogaa cidda i caydhsanaysay inay igu dad yihiin wax badana iga danbaynayn dhaqanka muuqday awgiis.

 

Makula qumanaan lahayd inaan sida reer hargaysa anaguna talyaaniga u tagno soona bandhigno lafaheenii si naloogu garaabo.

Meeshaas wixii ka dhacay hargeysa kama dhicin, xataa dadbaan ka maqlay dumarbaa tooshkoodii batari lagu guray,wali waa dagaal sokeeye saxiib

Hadaba noo sheeg sharuudaha aqoonsiga iyo waxa ay isaga mid yihiin hargeysa iyo jubba,codkii wankana naga daa si aan kaaga faa'iidaysano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;733296 wrote:
For your information, a man in Khartoum had to approve the Jubba independence.

Do you think if umar bashir refused to recognize south sudans independence that it would make any difference i dont think so

Share this post


Link to post
Share on other sites

Albashiir is smarter than the Soomaalida leaders ,,, He knew if he refuses it will cost him Sudan. He had to accept it or face the consequences.

 

Caqligaa laysku dhaafay adeer caqliga. Somaliland fasax ugama baahna xamartaa dhimanaysa ee ha ka werwerin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Markaad tv ka daawato somaaligaa gaajaysan maxaad dareentaa?ma inaad soomaali tahay mise somaliland?

Saxiibkay wuxuu yidhi gow,,, war anaga unbaa iskala qaad qaadeenee yaa na yaqaan:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this