Sign in to follow this  
gooni

Sharuudaha aqoonsiga gooni isu taaga'

Recommended Posts

gooni;733530 wrote:
Markaad tv ka daawato somaaligaa gaajaysan maxaad dareentaa?ma inaad soomaali tahay mise somaliland?

Saxiibkay wuxuu yidhi gow,,, war anaga unbaa iskala qaad qaadeenee yaa na yaqaan:D

waxan dareema inay rashin u bahanyihin

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

XXjufow,,,waxaad u jeedo lama dareemo,

Ma ii sheegi kartaa inta sano ood cadow shisheeye iska dhowdeeen? iyo inta sano ood cadow sokeeye iska dhowdeeen? bal inaan lahjada jabuuti isku af garano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;733699 wrote:
XXjufow,,,waxaad u jeedo lama dareemo,

Ma ii sheegi kartaa inta sano ood cadow shisheeye iska dhowdeeen? iyo inta sano ood cadow sokeeye iska dhowdeeen? bal inaan lahjada jabuuti isku af garano.

Bal horta qeex cadaw sokeeye wayo cadaw shisheeye waayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cadowga sokeeye waa ethopia kan shisheeyana waa soomaaliya siday wax ku socdaan,

taariikhda aqoonsiga lagu doonayana waa siday qorayso saxiib.

 

Suáasha kaliya oo caalamka hortaagan si laídiin aqoonsada waxay tahay!

ma muslinbaa? ma somaalibaa? maxaa dana oo reer galbeedka ugu jira in inta lakala qaybiyo hadana mid walba gaarkeeda loo masruufo iyo kuwo kaloo badan oo aan aqoonsiga soo dadajinayn,waa siday iigu muuqato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta aynu qeexno cidi cadawga iyo sabaha ay cadawga ku noqon karan kii shalay. Saaxibka aha ayaa maanta cadawgaagi noqon kara

Iyo ki shalay cadawgaagi aha ayaa maanta saaxibka noqon kara ta markaynu ka gudubno lixdi sanadood eeh ugu danbeye xidhiidhka calaamka iyo soomaliland wax weyn baa iska badalay dhowr qodob baan ku so. Qadanaya midowga africa waxay somaliland u so direenwefti xaqiiqo raadin taas ooh ay inay ogadaan xogta dhabta eeh taala somaliland shacabkeeda dadkeeda dalkeeda iyo dawladeeda waxay so ugadeen in somaliland arintoodu ay tahay mid aan lugu tillmaami karayn koox yaro gooni goosad ah balse ay shuruudihi dawladnimada buuxiyeen marka la eego qaabku u qaranku u dhisanyahay africa waxay ku heshiisay in aan xuduudihi isticmaarka waxba laga badalin. Waxa dhab ah in ay somaliland iyo somaliya lixdanki israaci ay ku midooben wax aan sharci ahayn marka la eego dastuurka midowga africa. marka xigta aynu eegno calaamku sidu u arko soomaaliland iyo sanadihi ugu danbeye waxa iska badalay wadamada reer galbeedka iyago dantooda eeganaya xildhibaanadood wasaradahooda sanadihi ugu danbeyey waxay ku cel celiyaan aqoonsiga somaliland wuxu horseedi kara in budhcadbadeedka geeska africa si looga hor tago somaliland la aqoonsada mid kala iyaduna jirta wadamada carabta waxa ka socda kacdoon yemen suuriya iyo qaar kalo badan wadamada carabt reer galbeedku dano bey ka leeyihin in anay argagixsadu calaamku ku fidin dhaqaalo ba ugu xidhan. Somaliland waxay u arkaan saaxib geeska africa ku yaal oo ta ka hortagi kara . Waxa ta dheer raisal wasaaraha ingriiska oo yidhi somaliland. Ma ogalin inay argagixsada calaamiga ku fidan siday meelo kale ugu fiideen. Mid ba iyaduna jirta caqabad ku aha aqoonsiga soomalliland wa dalal gaar ah mashuuc ku qaata dalkan anu jaarka nahay eeh somalia maalinta somaliland. La aqoonsado waxaso afjarmaysa dhibka iyo siyasada somaliya dalalka mashruuca ku qaata buburka somaliya ba wax ku wayaya marka iyaga dantooda waxa ugu jirta in sida la si ahaado waad arkaysa in ay midowga yurub dhanka hormarka somaliland ay u so jeedsadeen waxa hore looma arki jirin . Waxa kalo jirta. In aan aqoonsiga somaliland anay hortaagnayn arin sharci ah oo ay qeexday midowga afrika dhowr bilood ka hor wuxu sheegey gudoomiyaha midowga afrika aqoonsiga somaliland waxaba horseedaya kala gooynta sudaan dhowr bilood ka hor bu sida yidhi aqoonsiga somaliland waxa hortagaan wa arin siyasadeed niman masaari oo danahooda ilaashanaya oo jecel in askar loo noqdo iyaga si wabiga nile u dhuuqaan. Tina wa iska gebo gebo melez zanawi dawladisa damam bay dhisanaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Inta aan ka fahmay hadalakaaga waxaa ugu muhiimsan in somalia kuula siman tahay etheopia oo labaduba jaar kula yihiin kii shalay saxiibkaa ahaa maanta cadow kuu noqon karo.

Waxaan kaloo ka fahmay in afrikaanka iyo ingirisku aad kuula dhacsan yihiin soona dhaweyn lahaayeen aqoosiga s/land hadii masaarida ok laga helo.

 

Tan jaarka wali dawlad u dhaxaysa etheopia iyo somaaliya maadan naqon,lamana gaarin xiligeedii.

Afrikaanka hadii uu ogolaado in banghazi libiya ay dawlad noqota tuulo walba oo afrikaana gaarkeeday u faniinaysaa waase caqli fiican inay idin maaweliyaan

Ingriisku ma doonayo in qaxootiga u safra hargaysa ay kusoo noqdaan ayagoo shabaaba,wuxuuna ka fakarayaa aminigiisa qawmiga ama gaarka, marqaanku yuusan ooda ku jiirsiin.

 

Masaarida waa xafiiska jaamacada carabta wxaana yaala kursi qudha iyo calankii somaaliya suurta galna maahan inay somaaliya labo ama sadex u qaybiso waa waajib masuuliyadeed oo saaran in haday somaaliya dayaceen, ay ku fara adaygaan calankaas, iimana muuqato inay somaali jaad ku ilka beeshay ciidan uga baahan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya gooni meesha waxa maraysa wax sharci ah ama qaanun ay dhigteen nimanku afrikaanku maha iska goo Banghazi ,, Meesha qanuunka afrikanku wuxu sheegeya in Afrika ahaato sidi isticmaarku ugu ga tagay. Tasay oo wada dhigteen,,oo ay wada sharcieysten ,Ethiopiana wa dal anu jaarnahay marba wixi maslaxad ugu jirta Somaliland ba lugu dhaqaqaya. Masaaridu iyadu waxay jeclaan lahayd inay Somalidu askar u noqdaan oo ay xabashi la dagalaaman dabeedna iyaduna ay webiga nilka dhuuqdo. laakin wadamada, afrika eeh wabiga nileku maro ba arinta ka biyo diiday dawlada melez zanawi talabo bay ka qaday wasiirka arimaha dibada eeh masaridu wuxu sheegey siyasadi Somalia iyo Somaliland ay kula dhaqmi jireen waxbay ka badalayan. Dawladi xusni mubarak wadnahay farta ku haysey wikeleaks ba qarxisay oo waxay u ogaatay in ay maraykanku so fududeeynayo kala goointi Jamhuuriyadi hore eh Somali eeh burburtay 1991

Siyasadu aniga waxay i sheegeysa jaarkaga nabad kula noolow ha noqoto Somalia Jabuuti iyo Ethiopia iyo yemen wixi maslaxadada na ka shaqe wixi qaranimadada iyo jirtaankaga diidan na wa cadawgaga kobaad. 2007 Midowga afrika waxay casuntay madaxweynihi hore daahir rayaale kahin shirki afrikan unionka qadiyada Somaliland na madaxweynaha rwanda paul kagama ayaa golaha hor keenay in la casumo Madaxweynaha Somaliland misana qadiyada Somaliland u noqdo qodobada shirka la isla so qaadanayo.. Shirka cidi ka baxday ma garanaysa waxa ka booday shirka madaxweynaha Masar Xosni Mubarak iyo Madaxweynaha sudan Cumar xassan al bashir oo yidhi hada shirka midowga afrika la keeno Madaxweynaha Somaliland inay iyagu midowga afrika ka baxayaan,, maanta wax badan ba is badalay taasi 2007 bay ahayd madaxweynaha sudaan dalkisi laba loo kala gooyey sandula lagaga dhigay , Xosni mubarak na wu qaxay. Dawlad cusub na masar ba laga asaasay, xiidhiidh cusub na Somaliland waxay la sameyey dawladan cusub eeh ka dhalatay konfuurta sudan wax badan ba is badalaya in the next coming months.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Indho jacaylow ciyaalkana u faa'iidan maysid hablihii sheeko iyo shaahna canjeeladii iyo madax shubkii isla garan weyde bal wax un sheeg.

 

XXjuf saaxiib ilaahay waa aqoonsaday somaaliya umuduhuu abuurtay bay ka mid yihiin ruwanda iyo afrikaan haday aqoonsatana wax macnaa soo kordhin mayso

Afrika ayadaa looga taag la'ayahay siday dhiisha faqriga u tuuri lahayd si dadkeedu uga badbaado badaha,gaajada iyo cudurada, codkooda iyo codkaagu waa isku mid hadaad tiraahdo waa is aqoonsaday iyo haday yiraahdaan waa ku aqoonsanay waa faqri fowda ah.

 

South sudan waa dagaal daba dheeraaaday socdayna in ka badan nus qarni sidaan horay kuugu sheegay waana laba qowmiyadood oo midab diin iyo af ku kala duwan, dhulkooduna aad u balaaran yahay, caalamkana ula muuqatay in la kala gooyo si nabad loo helo

Haday calankii s/land sudheen maahan inaad jidhiidhicooto ama ilmo kugusoo istaagto amaba aad aflabadi yeerto,waa caadifad yaroo cabashadiinu keentay.

 

Masaaridu uma muuqato talis kastoo yimaada kala goynta soomaaliya,is badalkaan carabta ku yimidna waa ka qowmiyad fiican yahay kuwii horay u talin jiray siady iigu muuqato, amaba dad badani ila qabaan.

 

 

Maslaxadda wabiga nil waa heshiis waa hore ay dhigteen dawladaha uu maro ayagayna u taalaa siday ugu heshiin lahaayeen somaaliya meelna kama soo gasho

marka lag reebo sheekeeyinki hore qayilaada

 

Maalin ama habeen wanaadsan saxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni umadi wa sidi ay iska dhigto horta suudaan calaamku horta in badan bay dagaal kula jirtay cumar xassan al bashiir mid wa iran bu la xidhay mida labad waxa weye chineeska bu keenay inay macdadanta dalkisa so saaran oo u kontrakt ku siiyey nimankan dinka na waxay rabeen inay dalkooda ba goostaan maraykanka marka u milksanayey inu keensado shirkado maraykanka hada the next cold war wil be between the US and china iyaga afrika isku qa qabsan doona ki ku awood batta.

Taasi wa qodob Gooni ,, webiga nile geeska afrika siyasadisa laga ba haga miyanad sida u aqoon dalalkasi way isku xim ximinayan mid kasta wuxu raba inu meesha wax ku yeesho..Dawlada ethiopia hada wa so gaba gebeysey inay samaysato damm ka dhisato , Somalia aqoonsigeedu micne kuma fadhiyo sabab dalki ba xor maha Somalia UNITED NATIONS oo ay xil saareen uganda ayaa ka masuul ah marka micne kuma fadhido,,, dalka marku xor yahay dadkisa xor ka dhigta dadkisa u taliya sida ula soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa hagaag xaaji sidaa waa ula soconayaa,adna la soco meeshaan ciidan shisheeye joogin oo dhulka soomaaliya ka mida inuusan xoriyad u baahnayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this