Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland President accepts Invitation from South Sudan

Recommended Posts

The Zack   

Ninyahow nimankiinan reer Somaliland ma ismaamulka baa idinku cusub? Shinbirtii duushaba thread baad ka dhigysaan, mid baa thread shalay ka dhigay South Sudan madaxweynaheeda baa warqad u diray Siilaanyo, haddana adigaa thread kale u furay warqaddii waa laga soo jawaabay :D :D (you could have just posted this on that thread, it doesn't deserve a thread of its own) Berina thread kale soo dhajiya oo dhaha imika warqaddii wey gaadhay Sudan. Seriously dee naga kala yareeya. Haddiisa aad leedihiin ictiraafka baa saas ku iman wada bahasha faa'ido baa ku jirteee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Madaxwaynaha Somaliland Oo Rasmi Ahaan U Aqbalay Inuu Ka Qayb-gallo Munaasibada Loogu Wanqalayo Dalka Koonfurta Suudaan.

 

Hargeysa (Ramaas) July 2,2011 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aqbalay marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxwaynaha Koonfurta Suudaan.

 

Madaxwaynaha dalka dhawaanta goonida uga go’ay dal-waynaha Suudaan Mr Salva Kiir, ayaa Sabtidii shalay Madaxwaynaha Somaliland u soo diray casuumad rasmi ah oo nuxurkeedu yahay inuu Madaxwaynaha Somaliland ka qayb-gallo xafladda loogu wanqalayo dalka Koonfurta Suudaan.

 

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu si rasmi ah u aqbalay marti-qaadkaasi isla-markaana uu ka qayb-gali doono xafladaasi.

 

Munaasibada loogu wanqalayo dalka cusub ee Koonfurta Suudaan oo dhawaan gooni uga go’ay dal-waynaha Suudaan ka dib markii cod laga qaaday shacabka Koonfurta ayaa si rasmi ah loogu wanqali doonaa 9-ka bishan July.

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALILAND: President Ahmed Siilanyo Accepts An Invite to South Sudan’s Independence Ceremonial

 

HARGEISA (SomalilandPress)—President Ahmed Siilaanyo received an official invitation from the president of South Sudan Salva Kiir to attend the Declaration of Independence of the Republic of South Sudan on the 9th of July, 2011. South Sudan is set to become the 54th nation in the African continent after long fought civil against Northern Sudan’s rule that saw thousands of lives lost and millions displaced.

 

The invitation of Somaliland’s president Ahmed Siilanyo to South Sudan’s historic day has been welcomed with delight in Somaliland by both the government of Somaliland and its citizens. Somaliland believes it could use the south’s independence as a precedent as it seeks more support for its case for international recognition and become the 55th nation in the continent after South Sudan. Some foreign observers and politicians believe the Juba government will recognize Somaliland which will pave the way for other regional powers to follow.

 

Somaliland became a British protectorate in 1888 after the Berlin Conference of 1884-85 during which the European Powers effectively carved up the African continent between themselves. It was in June 26th 1960 upon an agreement signed between Britain and Somaliland that it became an independent country. At that time Somaliland was formerly recognized as the Republic of Somaliland by the UN and 35 countries, including Britain, USA, Israel and Egypt. Somaliland willingly decided to unite with South Somalia formerly Italian Somalia on July 1st, 1960 when the South gained their sovereignty from Italia. Somaliland however reclaimed its Sovereignty in 1991 after the overthrow of former dictator Mohamed Siyad Bare and his henchmen after a long brutal civil war.

 

Source:SomalilandPress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this