Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: chinese man converts to islam at the Somalilands presidential palace Mosque

Recommended Posts

Saylici Oo Nin China U Dhashay Diinta Islaamka Ku Soo DhaweeyayPosted in June 24th, 2011 by lug in NewsHargaysa (lug)- Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Al-Xaaji C/Raxman C/laahi ismaaciil (Saylici) ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey Diinta

 

Islaamka nin la yidhaahdo Jewi cheki oo u dhashay dalka China oo islaamay.

 

Md. Saylici wuxu uu sheegay inay Diinta Islaamku tahay diinta keliya ee Xaqa ah ee Illaahay Quraankiisa ku sheegay.

Ninkan Shiine ah oo Ganacsade ah ayaa Shalay Salaadii Duhur Ashahaadada loogu Qabtay Masaajid ku Yaala Madaxtooyada Somaliland Gudaheeda halkaasi oo Masuuliyiintii Salaada ku Tukanaysay Masaajidku ugu Duceeyeen ninkaasi ku soo Biiray Diinta Suuban ee Islaamka.

 

 

Masuuliyiintii halkaasi ku sugnaa ayaa dhamaantood soo dhaweeyay Ninkan Chines-ka ah ee ku soo Biiray Diinta Islaamka, iyada oo isla markiiba la Raaciyay Qof bara Waysada iyo Salaada.

Waa Markii ugu horaysay ee Maajidka Madaxtooyada uu ku Muslimo Ruux Markii hore Gaal ahaa .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

So now the secessionists will politicize someone converting by doing it at General Morgan's old home.

 

Interesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this