Sign in to follow this  
xiinfaniin

Hiiraan: Puntland and Somaliland Will Commence Border Talks, Ethiopia to Mediate

Recommended Posts

Maamullada Somaliland iyo Puntland oo kawada hadlaya muranka xuduuddaha ee u dhexeeya labadooda

 

Arbaco, June 08, 2011 (HOL) – Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay Somaliland iyo maamul-gobolleedka Puntland ay wada-hadallo ka yeelanayaan muranka u dhaxeeya labada dhinac ee la xidhiidha Gobolka Sool, ka dib markii ay labada dhinac ku heshiiyeen inay wada-hadal isugu yimaaddaan.

 

 

Madaxa Xafiiska Itoobiya ku leedahay Somaliland Mr. Berhia Tesfie, ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland ay ku heshiiyeen inay ka wada hadlaan muranka u dhaxeeya ee dhinaca xuduudka, waxaanu intaa raaciyay in todobaaddada soo socda ay labada dhinac kulan uga bilaabmi doono magaalada Addis-Ababa ee Itoobiya, "Dawladda Itoobiya waxay ka shaqaynaysaa inay khilaafka xalliso, waxaanay kula talisay inay joojiyaan (khilaafka) oo ay wada-hadal ku xalliyaan. Itoobiya waxay doonaysaa xasilloonida gobolka iyo inay labada dhinac kala shaqayso in xal laga gaadho muranka u dhaxeeya, halkii Qori wax lagu dooni lahaa,"ayuu yidhi Berhie Tesfie, siday baahisay Shabakadda Wararka ee Walta Information Center oo laga leeyahay dalka Itoobiya.

Madaxa Xafiiska Itoobiya ay ku leedahay Somaliland Mr. Berhia, waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay in labada dhinac ay u midoobaan cadowgooda, "Waxaanu labada dawladood ka caawinay dhismaha Ciidamada amniga, waana inay dhug u yeeshaan cadowgooda guud, sida AlShabaab, khilaafku ma cusba, waxaanu la xidhiidhaa xad, awood iyo sidoo kale Qabiil,"ayuu yidhi Berhia.

 

 

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo u waramay WALTA, ayaa hadalladiisii waxa ka mid ahaa, "Khilaafku imika waa mid gacanta lagu hayo, waxaananu doonaynaa in aanu nabad ku noolaano." Hase ahaatee, Maamulka Puntland ayaan ka hadal arrintan.

 

 

Ciidamada Somaliland ayaa bishii October ee sanadkii 2007 waxay la wareegeen gacan-ku-haynta qayb ka mid ah Gobolka Sool oo ay ka mid tahay magaalada xarunta ah ee Laascaanood, halkaas oo ay hore uga talinayeen maamulka Puntland, waxaana saddexdii sanno ee u dambaysay khilaaf la xidhiidha dhinaca xadka uu ka dhaxeeyay labada dhinac, iyaga oo muddadaas marar kala duwan oo dambe isaga hor yimi dagaallo geystay khasaare naf iyo maalba leh, laguna kala qabsaday maxaabiis, qaarkood ay markii dambe Somaliland cafis u fidisay.

Barkhad M. Kaariye, Hiiraan Online

barqad@hiiraan.com

Hargeisa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since the Kalshaale war, where much hyped Somaliland militia were effectively rebelled by non other than the local militia, Somaliland under Siilaanyo leadership seems to have heeded the advise of many in the region.

 

Though I don't particularly like the venue, there seems to be another caravan looming in the horizon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let me add this: if this story comes to pass, it would be so because of the pressure coming from SSC on both Somaliland and Puntland.

 

The last war proved to Ethiopia that not all the political entities in that region are under its influence

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a sad event. Why would Ethiopia mediate the two? Why in Addis? What is SSC's stand on this(since they are the stake holders on the so called border?) Have they been consulted?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^nuxurka eeg Gheelle! Read the lyrics as it were.

 

The Music: Ethiopia is once again manipulating Somalis by using its intelligence operatives in Hargeysa to facilitate sham talks.

 

The Lyrics: Two important Somali regions are talking to each other first time, and discussing matters of disagreement that led to conflict between them.

 

Which one do you like ya Gheelle?

 

The Music: NOT NEW

 

The Lyrics: NEW, REFRESHING

 

The lyrics are much better than the music indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, unless SSC is on the table, this meeting will be a meaningless. Neither entity has a majority support of the people whom their land is negotiated, and if they are not present on the table, this will be meaningless mediation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
Peace is always good but both mentioned entities and the venue itself will make thing not better but worse. SSC needs its territory freed and self governed by ssc and this motioned meeting is an insult to the ssc community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, i would have loved to see the two entity meeting in one of their own capitals, and that would have been something to celebrate about. But in Addis? gimme a ........

Share this post


Link to post
Share on other sites

People, you are actually assuming independent entities free to make sound judgements for the people of the region. This is nothing more than two stooges being summoned cuz their arguing get in the way of Zenawi's ambitions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

che, I wish i could :(, one thing is for sure laakin ,Ethiopia luggooyo ay nala maagan tahay, cadowgeeda wey kaseeysa they actually smart u knw 1977 wali maysan iloobin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this